BUUFLE | Friday, March 02, 2001 - 10:00 am GABDHAHA SOOMAALIYEED WAXAA WAX U DHIMAY GUDNIINKA FICOONIGA AH WAAYO WAXAAD ARKEYSAA INAYSAN DAREEMOYAAL LAHAYN,SIDA KUWA KALE MA AHA MARKAAD LA KULANTID GABAR SOOMAALI AH MA DAREEMAYSID IN AAD LA KULANTAY DHEDDIG,SIDAAS DAR- TEED WAXAAN SOO JEEDINAAYAA IN GABDHAHA SOOMAALIYEED LKAGA DAAYO GUDNIINKAAS FIRCOONIGA AH WAAYO RAAXADOODA AYAA MEEL LOOGA DHACAY |
ayaana | Saturday, March 03, 2001 - 01:17 pm waan kugu raacsanahy bro waayo walaal waxaan ahay kuwii nasiibdaro laguday oo waliba sixun loo guday waan xasuustaa markiila iguday hooyaday waxay tiraahdaa sifiican u ga dhamee oo u tol tol yay fur furan kadib markii la iguursaday dhib badan baankala kulay inkasta oo aan jeclaa wiilka i guursay hadan dhib weyn baan kala kulmay kulankii wiilkaas iyo silic shaki kuma jiro in in dareenkii nala ga gooyay laakiin maxaan samaynaynaa waawaxba gabdhaheena lee aan badbaadino anaga waa hore baa nala soo qararam sadeeeeeeeee macsalaama |
Rahma | Saturday, March 03, 2001 - 03:21 pm Ayaana LOL, qosol waaye sidaa u sharaxday. Buufle adiga cadaanka la tumo iyagoo isku heer tihiine, they're horny so are you. |
Soomaal | Saturday, March 03, 2001 - 07:59 pm ayaana walaahay walaal aad iyo aad ayaan uuga naxay sheekadaadan I'm very sorry sidaas oo kale maxaa u diiyey in aay gabdhaha soomaliyeed wax nuuga dhaadhiciyaan meel kasta caay iyo idinka waxaa nagu samiiyey ayey la taaganyihiin walaahay xitaa guurkuudaba ma iska daysaa ayaa ii haysa |
Rahma | Sunday, March 04, 2001 - 09:06 am Aniga waxbo ma dareemi, xanjo buufis aan horay u soo iibsadaa markaas baan isku mush quuliyaa intuu howsha ku jiro, raadiyaha dhagahana waan gashadaa si aanan iiii iyo aaaaa diisa u maqal, badanaa waxaa dhagaystaa R kelly intay howshu so coto, mar marka qaarkood waxaa dhacda in uu yimaado anoo jiifa markaas uu ii tago ana maba ogi saa dareen majiree, subaxdii markii maago tuko uu waxuu i yiri naa heedhe xagee u socotaa horta qubayso, markaa saa dhahay maxaa jiro, markaa suu ii sheegay. Saanaa fiican yaa u baahan kacsi iyo kintir in la salaaxo u baahan iyo niman burbursi hooyaday asxaan bay ii samaysay sababtoo ah dhibkii kacsiga baa la iga qaaday si aan howlahayga kale u raacdo, hadii kale maalintii oodhan marna waa is fareen lahaa marna ninbaa i saarnaa lahaa Alxamdu li laah. Ha iga sugin sida gabdhaha cadaan koo kale inaa qaylo beena camiro si aan niyada kuugu dhiso. ii sheega wiilal see la dareemaa marka la biya baxayo sababtoo ah waligay ma biya bixine, ma waxaa la dareemaa inuu gaari ku kale gooynayo marse inuu tareen ku dardaray lol. Soomaal hadaa dayso yey u daran tahay? adiga mise anaga, anka saa ogtahayba ma idiin baahnin waxa kacsiga iyo dhibku hayo waa idinka. |
Disgusted | Sunday, March 04, 2001 - 09:20 am I AM SICK OF PEOPLE'S OBSESSION WITH FEMALE GENITALIA. THE SAME TOPICS ARE REPEATED 10 MILLION TIMES. WHAT IS THIS FASCINATION WITH A PIECE OF MEAT? |
Rahma | Sunday, March 04, 2001 - 09:21 am Meesha nooga baxa waryaada, nimanka waa nacnaye. Labadiina wiil oo kacsiga hayo raad sada wa idinla mid ah ka baxa meeshaan. |
FASAL | Wednesday, March 07, 2001 - 03:01 am SIDA AAN OGNAHAY GUDNIINKU WUXUU KA YIMI UMADIHII HORE MANA AHA WAX DIINTA KU YAALA LAAKIN WAAD KA JARI KARTAA INANTA BALSE LAMA TOLI KARO WAYO WAXAA DHIC DOONTA MARKAY GUURSATO IN AY DHIBAATO KALA KULANTO IN AY SI FIICAN U SEEXATO LAAKIIN SIDA AYNU OGNAHAY DHIBATADA UGU BADAN EE HAYSATA NAAGAHA CAD CAD WAXA WEEYE IN AY AAD U BAAHAN YIHIIN SIDAAS DARAADED AYAY MID WALIBA U LEEDAHAY SAXIIBO QARSOON MARKAA HORTA XAGAA WUXUU YAHAY DIFAAC LAAKIIN DHINACA GUURKA AYUU YARA DHIBAA MARKAA HADII LAYDIN GUDO OO AAN LAYDIN TOLIN MIYAYDAAN RAAXAYSAN KARIN ? WAXAANAD U SHEEGTAAN RAGA IDIINLA IMANAYA XUMAATADA IN AA KA FOGAATAAN WAXAA JIRA CUDURO AAD LOOGA QAADO GALMADA OO AAN DAWADIISA HELI KARIN WAXAANAN ARKAY DHALINYARO SOMALI AH OO QABA QARIYANA IN AYA QABAAN UNA TAGA KUWA KALE OO ISUGU JIRA RAG IYO HAWEENBA MARKAA HADII AYDAAN ILAAH KA BAQAYN WAXAAD KA BAQATAAN XANUUNADAAS. |
Rahma | Wednesday, March 07, 2001 - 07:26 am Fasal diinta waxay qabtaa in xooga la gooyo sax, because barigii Nabiga(n.n.k.h)gabdhaha waa lagudi jiray saas bay diintu qabtaa, marka maxaa hada la iskaga daayey oo qaalada loogu day saday. is tol tolida iyo is qalista waa qalad, laakiin guniinka kale waa in gabar iyo wiilba la gudaa. Gabadha haday tol tolan tahay nin in ay la seexato maaha, sababtoo ah sex waa wax loogu tala galay in lagu raaxaysto ee maaha in lagu dhibtoodo, sidaa darteed hadii hoyadee soo tol toshay kolay danbiga iyadaa lahee, doctoka ha tagto markay guursato hana isi soo furto, kadib sex ha bilowdo, maxaa xanuun iyo dhibkeenay, markaa dhalaysidna caadi baad u dhalin. |