Wednesday, March 07, 2001 - 02:06 pm blackbeauty maxaa inyaw ah. ma qof ku yidhi ilaahay ka cabso ayaad leedahay inyow istaqfurulaah al caziim. ilaahay ha ku hadeeyo. waa halkaa brotherka e maalin kale baad garan. waa maalinta kufaartu ay yidhaahdaan yaa raytanii kuntu turaabaa. istaqfurlaah al caziim.