site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEE LOOGA GUDBAA AMA LAGU DHAAFAA??????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): SIDEE LOOGA GUDBAA AMA LAGU DHAAFAA??????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH

Unrecorded Date
wlaalayaal waxaab aroostay inan
hablihii la,arki jiraya ee soomaliyeed 3 maalmood ayaanu isqabnaa waaa bikro ama firgin markaa dhib ayay dareemaysaa markaa is iraahdo kala goo inaan nafteeda waxyeelo marabo waxaan rabaa inan xaqayga ka qaato iyadoon dhibtoon

DABO JIIRA MAMARAYSO


EE MAXAAN YEELAA?????????????????????+

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaligirl

Unrecorded Date

aboowe gabadha take her to the doctor, mise waxaad tahay raga rumaysaan in gabdhaha ragu kalagoos taan....I'm really discussed by reading you saying markaan kala goonayo ayey xanuun sanaysaa, you're are trying to open a wound that has been close for a long period of time...I dont want to speak for all Somali women, but prefer to see a doctor if I was in that situation.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cone

Unrecorded Date
Darwiish,


Gusku ku go!! maxaad kawadaa "waxaan rabaa inan xaqayga ka qaato iyadoon dhibtoon"

Does she owe you something valuable that she had to suffer and endure all that pain?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmuuto

Unrecorded Date
Abbahaa kuma soo barin sida nagaha loo kala gooyo...like how the animals teach their infants how to hunt for their prey.


Loser and lair..shut up.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xass

Unrecorded Date
To. Darwiish

Suulka isticmaal nooh, waadna in aad ku feertaa, wax yar ka bacdi albaabka oodhan gudaha ayaa isku dhigaysaa.

Hadii kale waxaad samaysaa sidii quraanyada, habeenkii fiidkii badeelka qaado oo shaqada gal.
shaqada markaad haaf marinayso unaso, shaah kulul cab. Hadana badeelka qaado, shaqaddii meesha ka sii wad. Balan waxaan kaa qaaday intaan waagu baryin in aad wadiiqo yar furato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceebla

Unrecorded Date
TO: Darwiish

I think you know better, so do the right thing brother "let the doctor undo her"

TO The Rest of You:

Talo baa la isku leeyahay caay wax ma tarto dadoow. Haddaad u aragto qalad qof taluu ku soo waydiistay isagaba aaamus, maxaa kaa qaylisiinaayo. Xoog Badnidinaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR

Unrecorded Date
IF YOU ARE FOR REAL SHAME ON YOU,IF YOU ARE NOOT YOU ARE DAMN.
WAXAAN UGA JEEDDAA MARKAAD GUURSANAYSAY MIYAADAN KA FEKERIN DHAMAAN HAWLAHA KU HOR IMANAYA MISE HABLAHA SOMALIYEED WAXAAD MOODAY CEEL QODAN?.
WAXAYSE ANIGA ILA TAHAY IN AY EDEB DARRO KAA TAHAY .WAXAN AAD KU HADLAYSO IYO WAXAN AAD QORAYSANA WAA DHAQAN DARRO IYO DIIN DARRO LABADABA.KOLAY ADIGA HOOYADDAA KUMAY SOO EDBIN MALAA AABANA MAAD LAHAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARTOONviagra

Unrecorded Date

Waar darwiish ilaahay xishoodka kaa qaad, waar waa ku sidee ee ragga aad u bahdilooneysa oo gabar laguu soo xareeyay saad ka yeelli laheeyd aad uunka oo idil u maqashiisay,,waar adigu ma qurbahaad ku raagtoo waddankii wax badan baad soo moogeeyd,,,oo mawaxaad iska dareentay inaad impotent aad tahay,,,let me give you the best advice,,bro never ever try to consult any physician,,go to the internet psuedo-doctor for the priscribtion of the magic tabs,,the magic thing,,the ,,,the and the only magic stuff,,VIAGRA ,,,THE HALOGENIOUS SUPER VIAGRA,,Is available in the internet ,,go and take 14 pieces of this drug after the dinner and direct to the bed iska seexo oo haddeey gabadha kula joogto guriga habeenkas problemkaas wax waa jiri jiray buu noqon kolkaad subixii aad soo kacdaan,,oowaa intaa iyo is arag dambe oo xiiso leh,,macallinka mar dambena ha ku soo qorin meesha waxa sharafta ragga wax u dhimmayo oo ilaah baaba cariga soo dhiggay ala viagra la grande ola tienno manlielo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Unrecorded Date

anaa waalaa oo maryoolaydan ogaa waxwaydiiyey

why? cuase they are not care feeling for others they are not respect they talk too much they do little why my father was somali ?


talo ayaan idin waydiistaye macay baad igu jawaabten doqomo waar maskax inta dhaama keena

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
DRWIISH

NACAS, NACAS,MARAAN,MARAAN,
RAGOW WAYDINKAA HADHAW HABLAHA WAX KA SHEEGA IDINKOO XAAL HALKUU MARAYO ARKA. HABLOW QUUSTA HADII KALE WAXAA LAYIRI NINAAN QUUS AQOON NAFTIISA QUUSAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR

Unrecorded Date
DARWIISH AWALBA MARKAAD SHEEKADAA LA TIMID WAXAAN GARANAYEY IN AAD MAANGAAB TAHAY.NABI MUUSE CALAYHI SALAAM WUXUU YIDHI DOQON HA U GARGAARIN HANA GARGAAR WEYDIISAN MARKAA KOLAY GARAADKAAGA AYAAN KUGU FILAYN ILAALI DHAQANKA DIINTA IYO XAQA AY LEEDAHAY GABADHA SOMALIYEED ILAY WAA HOOYADDAA OO KALE E.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR-VA

Unrecorded Date
to darwiish
saxib adiga ayaaba mid xiran helay ee cid ha isaga sheegin inaga mid madax kaaga dhacayo ma ahee mid kaleba weynay
balse inoo sheeg meesha aad ka soo guursatay aan aadne

intaa ka bacdi
waxaad isticmasha creamka la yiraahdo
jelly umari labo saac ka hor adina marso
si ayar ah uga dhex bax meesha
haddii qaad ku dilay oo aad muqdisho
retaurant aad ku marqaantay waa dhibaato
ee suul u qari
balse dhaqtar yaan laga maqal waa ceeb taasiya hana deg degin -------TAKE YOUR TIME BRO YOU LUCKIEST MAN ALIVE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War darwiish wax aan rag aqoon baa ku helay war ragu isku mid maaha walaahay waxaan garan nin hebeenkii loo guri geeyay si waxlayiraahdo garanwaayay markaas ayaa subixii loo tagey isagoo yaaban moodaayayna arinku inuu sahlanyahay laakiin ay ku noqotay dhagax wax u doono waa dhibaato gabdheheenana haysata ragana haysata laakiin anigu hal talo oo wanaagsan ayaan ku siin

Waxaad tiraahdaa (ILaahoow naga fogay sheydaanka kana fogeey sheydaanka waxaad nagu rizaaqdo)

taaasi waaa talabda kowaad amaa dhinaca kale walaalow adigaa iska fuulimaad barane adkayso.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Soomaaliyeey
mahadaydun gaadheen inaydun halkaan kaga sheekaysataan xaasaskiina & waxa idinkudhex mara gogosha idinka & haweenkiina
maheerkaasay idinka taaganyihiin gabdhihii soomaaliyeed in aydun internetka kaga sheekaysataan xurmadoodii

yaa khasaara yaaaaa khasaaaaraaa viikum raggii soomaaliyeedooooooow

wiilka sooqoray waxanoow
maba istaahishid inay daqiiqad xaas kuusii ahaato marba hadii aad caalamkoodhan aad gaadhsiisay amaanadeedii uu rasuulku ku tilmaamay inay tahay amaano ta uugu wayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waalayaabay

Unrecorded Date
Waaw,
is that painful for you daraawiish?.
I can't give you any advice because i myself don't have any experience what so ever for new life. If that is the truth pray to GOD to help you out. Nothing more i can't say.
DON'T HURT HER AND YOURSELF.
no offence.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enoughintelligent

Unrecorded Date
To: Darwiish,
waar darwiish ayaabad tahaye ma ayadaa kartiyiba kuu laaban!Waar inanta dhakhtar hadduu kuu kala gooyo raaxaddiba ku dhaaftay ee nacas yohow waad mari kartaaye ha degdegin iyaduna waa isak xanuun dumar yare way illaaweysaa waxaase inata mar haddii aad doonayso inaad jacaylka sii ballaadhiso haddi kale talo haklu seegto raganimadaadana aad ku khasasartid oo haku sheekayso dhakhtarbaa ii kala gooyey markuu itaal waayey!!! HEY HEY HEY be careful dud.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Darwiish laba mid so gal:
1)inanta sida laguu sheegey Vasaline u marso... oo aayar u taab taabo iyadaa iska jilci eh.
2)adigu Amina acid cab adigaa adkaan doona haduu qaad ku dilloodee.
3)ama hadaad dhiiga neceb tahay (Aan kuu ceeb qariyee) inanta luggooyada ka daa oo dhakhtarka gee ha laguu soo furee.

Waa hebel oo ku leh duli duli dhalay...waxaas oo dhan aabahaa baa ka mas'uul ahaa....maad isaga weydiisid wuxuu sameeyey?
Lol@@u darwiish baabad la baxday.... i wonder waxa dagaalkii itoobiya loogu laayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SU

Unrecorded Date
TO:HEBEL
hebel 100%nin
ABBAAHA MAAD WE YDIISIDA WUXUU SAMEYAY!!? HAHAH ADI MA WEYDIISAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Su aniga teyda hala gaaro mide labaad hadaanan dooneyn amase aan ka baqayo maan mid dulaakhan iska doonto iyadaaba sahal loo mari karaaye?
intuu naag dhan reerahoodii ka doontay buu hada na leeyahay sidee wax loo galaa.
alow yaa yidhaa.........aa na sii naagta.
oo ka dhufta siduu tuug yahay?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.