site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliyey ganadhina ma guudi laheydeen ?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Somaliyey ganadhina ma guudi laheydeen ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
Asalama aleykum somali weyn,,waxan idiin weydiinaya dadka kuu nool western world,gabdhahiina ma guudi laheyden?and hadii aad gudeysiin why?idiinko oo og dhibatooyiinka ka yimada gudninka,mahadsanadiin
sincerly Liban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Unrecorded Date
saxib aniga hadaan kaaga hadlo
waxaan deganahay gobolka imid ah u.s.a
waxan leeyahay xaas iyo seddex caruur ah
labo wiil iyo gaabr wiilashii waan guday

waxaa kuu soo hartay gabadhii halkan laguma gudi karo oo waa xarig inkasta oo ay gabadheydii tahay marka waxaan u diray somaliya degmada CEELBUUR halkaas oo hooyadey ku soo gudi doonto

waxaanse ku sheegaya haddii gudoow kula xumaado ma aha in nin cadaan ah kuu sheego waa in ay kaa timaado adiga
gaal lama raaco ileyn wax kheyr leh sheegi maayo eh marka goorma ayaa gudoowgii gabdhaha ceeb noqday
mac salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To siyaad
Dadku wax bay bartaan oo waxay ogaadaan siday u xun tahay waxay sameeyeen ama u fiicana tahay. ilaahay wuxu maskaxda inoo siiyey inay wax ku kala garano. Adigoo usa jooga oo nin weyn ah ayaad waxaad u haysataa weli inay fiican tahay gudniinku oo aad gabadhaadii u dirtay wadankii si loo soo gudo. Miyaanad ilaahay ka baqanayn. Miyaanay ku dhibayn inanta yar xanuunka aad marineysid. Mise waxaad kaga dhigaysaa sidaa waa la samayn jirey(Taqliidul Acmaa).

Sxb welfareka iska daa oo orod shaqo tag jaadkana iska daa. Sababtu waxa weeye dadka shaqo la'aantu hayso ayuun baa wixii wadankii ka jiri jirey ka sheekaysta.

Warmiyeydinaan dareemi karin xanuunka aad gabdhaha yaryar marinaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geed hindi

Unrecorded Date
To All

Aqyaarta yaa hayn kara naag kintir leh, waayo raga ayeeyba ka tilaabsanaysaaye.

-Gabdhaha hala suno gudo, oo dhiiga bas halaga daadsho, meesheey ranto hakala dhacdee...-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Unrecorded Date
to anony
walaal welfare ma qaato sigaar iyo qatnama cuno donutna kama sheekeyo
waxaan shaqeeya in ka badan 13 si aan u korsado caruurteyda
balse walaal ma gabar buuryadi leh ayaan guri ku heysan karaa haddii guniin xun yahay ee dadka diinta yaqaani inoo sheegi lahaa waan qaada lahaa
balse hadda sheekada gaalo ayaa wadata
tan kale gabadheyda yari miyay ka fiican tahay gabdheheni oo dhan????
goorma ayay noqotay ceeb in gabar la gudo
ma hadda?
walaal u.s.a maxaad mooday koley haddad joogto aragtay hadaadan joogina
magac un bay heysaa ee somali ayaa ka fiican inta iyo nabad gelyo ilaahayow
abshirta ina waafaji ammmmiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
to siyaad.
alasama aleykum walaal, fig radada adiga kuma xuma lakiin wali inta aadan gabadhada diirin oo adaan somaliya adan uu diran wali ma bartay cudarada iyo xanuunka aad gabadhada biri ?walaal waa og tahay dhaqan keeni somaliya waxyalo badan ba ka xuma ,mesha aad joogto ka qado wixi fican and iska daa waxii xun.
nabad kalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
Walaalayaal arintan waa arin u baahan Diin & Cilmi si aad u ogaatid islaamku wuxuu ka qabo gudniinka akhri Islaamku muxuu ka qabaa gudniinka?? oo ku yaal boga Islaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
DEEQO MAHADSANID WALAASHIIS


AQYAARTA TAAGEERESO GUDNIINKA QAAS AHAAN MIDKA GEBDHAHA QARNIGEE NOOSHIHIINA???

BALANAA UGA QAADAY HADAA ARKO CID SOOMAALIYEED OO GABDHOHOODA GUDEEN INAA GAALADA U SHEEGO FAAMILIGEYGA HA HAADAANO HADEY RABAANE.

WASALAAM....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 10:06 am
Asalumo alkumo liban waxaad noo sheegtay inaad gabdhaadii u dirtay somalia si loogu soo gudo marka hore ma socotaa dhibaatadad gudaninku leeyahay tan labaad maogatahay inuu shaqo fircooniyahay oo uu diinta islamaka kasoo horejeedo qof muslim ahna waad isusheegaysaa waxaadna uegatahay inaadan waxaba kaaqoonin so please read the Quran and donot destroy live of your daughter
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.