site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAARIIN CASAAN GALAY WAA MIDAB U GAAREE GOBSANAA HABLAHAYAGU

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): MAARIIN CASAAN GALAY WAA MIDAB U GAAREE GOBSANAA HABLAHAYAGU
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 07, 2001 - 07:31 pm
Marka guudka loo dabo timaha gadafta loo xiro tirsadaan gu(year) qaan gaar gayaan koodu soo baxo
wadahadasho guurtiidu gacan qaadna uu dhaco laga
geenyo guunyada.
Gacmo wada garaara leh............
Maariin casaan galay waa midab u gaaree gob sanaa hablahaygu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Doob

Thursday, March 08, 2001 - 06:02 am
UkMan hadaan wax kuu sheego hadii cay soo qori lahayd toban toban ay usoo geli lahaayeen meeshaan naagaheena markii la amaano ma ka helaan
jinniyo waaye human ba ma ah Ninxoon aa si fiican u kasaaya. kuwaan amaan wax ma kulaha ee iska daa amaan tooda cay ka buuxi dameerooyinka.
hada ma caayinoo fiiri hee shan shan aa loo soo galaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina rag

Thursday, March 08, 2001 - 06:32 am
Doob rageediiiiii ninyahaw dumarka sifiican ayaad u taqaan cay waxaan ahayn wax kuma leh hadaad xariir u dhigtid xanan qodax leh bay ku dhigaan haddii aad xanan u dhigtidna xariir bay kuu dhigaan duulku sidaad usheegtayba human maaha waa wax feer qalloocan laga abuuray.
halkaa uga miis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Thursday, March 08, 2001 - 06:57 am
UKman9, aad baan uga helay sidaa noo amaantay. Thanks bro, I knew you were the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Thursday, March 08, 2001 - 07:51 am
Zawda and Rahma


Mahadsanid Rahma anaa waan ogaa inaad caqli badan tahay.

Zawda

Sakiimaha kalgacalku Haddii ay ku Seemeen
Saablayda feeraha haddii ay kaa saafeen
Saqda dhexe habeenkii Hadaad Seexan wayday
Sawdaay anigaba sidoo kale Sahwi baan ku noolahay
Sariirtaan ku seexdaan Saddex jeer ka soo kacay
Samadaan damoodaa xidigbaan Salaamaa
Sirta aan usheegtaa anigoon Sarbeebayn
Salaantayda gaarsii Sawdadaan jeclaa
Sahal ugu sheegtaa Siisoco iraahdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suhuur

Thursday, March 08, 2001 - 02:02 pm
thanks ukman9.wax adi kaa fiican meesham maba ku arag. afcaytamana ninkiisuu ku yaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sonkoreey

Thursday, March 08, 2001 - 02:33 pm
suhuur anigaa kugu raacsan nin ka fiican Ukman9 meeshaan ma soo gelin. naagtii heshaa nasiib leh ukamn9 hooyadaa nin bay dhashay inaan ku barto waan jeclaan lahaa laakiin waxaad moodaa in layga kaa horeeyey.lol halkaa ka wad isha ku raaxaysata waxaad soo qortid qalbigana waa uroontahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saynab

Thursday, March 08, 2001 - 03:02 pm
A desire that leaves me trembling with fear
Yearning so deep to have you near
Thinking of your touch and how love would be
If given the chance for you to love me
To form a love that will make our life complete
A lifetime of happiness between you and me
A friend in the night to calm my fears
And a lover to wipe away my tears
A connection we have, an unbreakable bond
That no other, besides us two could have form
My life to you an open book, no secrets exist
For we will be one, let's seal it with a kiss
A burning inside asking to be released
A love that wish to be set free
And only he could give me the things I dream of
He will satisfy my desires for Love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Thursday, March 08, 2001 - 05:18 pm
Ukman9, aniga Zawda magaceeda meeshan uga ma jeedo, miyaan indha beelay mise adaa jecayl ku qaaday oon afkaba iyada ka bixin karin, LOL.

Zawda Zawda Zawda, kaalay soo fuul sariirta UKman9 si xuunaa loohayaayee ya wax la qabtooyyyyy.

UKman9, aniga Sahra aan kula rabee, hadii Zawda jeclaatay waa sidii oo kala, duco aan idiin maraa.

Taanta Taanta waa maalin weyne maanta. Waa maalintii dumarkee maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Friday, March 09, 2001 - 02:02 pm
Rahma

Sis i wish hadaan Ukman9 sariirtiis fuuli lahaa.....laakin waxaa ka baqaa in uu iga soo rido lol.

Ukman9 intaa xidigaha u sheganaysit maa iniga ii shegtit jacaylkaaga?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, March 10, 2001 - 08:22 am
Zawda sheekadaan maa keentay inta gabay bilowday maa tan ku soo xijisay looooool.
Sariirta madax aan kaaga soo gamaaa looooooool.
sheegisa, wax kasta waa kuu sheegaa laakiin hegta soo dhoweehee yaan dadka kale ina maqlin, if u know wut i mean.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Saturday, March 10, 2001 - 09:05 am
If I were to walk through.
A haze of Whispers
Would my heart still be secure
So like the intrusions of
A murmur heard by all
My heart is safe,I've hidden it
In a special place
To pierce it,You'd have to hold it
To touch it,You'd have to feel it
To know it,You'd have to listen
To keep it,You'd have to be patient

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Saturday, March 10, 2001 - 11:59 am
Ukman9 aniga xitaa waxaan is dhahaayey sheekada gabay lee noqonee.....laakin walaahi hada gabay wax ka weeyn aa i maaday.

Wiil ya hoo adigaan ku gu washee
warsan kaa ma helee....waan kaa
helaa wale waa ii ga wacadee
ila wadee wixi aan ka rabee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 12:24 pm
rahma,

please baro sida soomaliga loogu hadlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacayl

Saturday, March 10, 2001 - 05:00 pm
Gabdhaha soomaaliyeed waa wax aan aduunka intiisa kale laga helyn haday diinta slaamka sifiican ugu dhaqanto waayo waxaan arkay gabadhaha kale ee muslimiinta badidoodu waa iskugu mid ku dhaqanka diinta iyo inkale laakiin waxaan arkay gabdhaha soomaliyeed markay diinta fahmaan waxaan ku arkaa waxaan niyada meel aan iyda ahayn ayna bogsiinkarin

Waxad tahay bildhalatiyo cadceed soo baxayso
bilicdii hilaaciyo bildhaantaada oo kale
kalgacaly la boodee
haburburinin wacadkoo hakabiqin dhankaygee
buurigaaana ciliseda ha baylihin kalgacalkii

ama
deeqay dabaac wanaageey dadkaba taankadoortaay
danbigaba daan lahaynee kuma dayn karaayee
xagee baan kaa helaa

hadba gabdha soomaliyeed waxaan kula talin lahaa marak hore inay ku dhaqmaan diinta islaamaka kadib waxaan hubaa inay yihiin kuwa aduunka ugu qurux iyo akhlaaq wanaagsan waayo markaad arago hanaan socodka laafyaheeda waxaad moodaa inay tahay canbaruud bilsaaday oo u baahay in lacuno laakiin aan waligii kaa dhamaanayn intaad nooshay hadab gabdhaha soomaaliyeed sidaa miyay u ogyihiin mise meel kale ayay ka eegayaan sheekada
sida iyo nabadgelyo hada masii wadi karo sheekadani raalina iga ahaada hadaan dheereeyay sheekada waxaa ila balaadhay jacaylka aan u hayo gabdha soomaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Sunday, March 11, 2001 - 07:09 am
Jacayl, si fiican aa u sheegtay mahad sanid walaal.

anonymous, waa aqaanaa sida loo qoro Somaliga ee qalad baa markaa iga dhacay, wax qoris aqoon la aan maha.

Ukman9, is jilci yaaqay, gabadha saas ay rabtaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Sunday, March 11, 2001 - 07:35 am
Ah....new love.
Is there anything on earth
like the wonder of it, the thrill of it,
the pounding heart,
the heightened senses?

Even before it's known as love,
there is the attraction, the knowledge
of the other person's existence,
the other person's power,
the power to keep your attention.

How does it start?
We pass many people
like ships in the night,
yet rarely do we connect.
What, then, causes the exception?

Is it appearance? personality?
common interests? sexual attraction?
Maybe it's all of these things
but there is also another element,
that illusive thing known as 'electricity.'

How or why it occurs
when you meet one person and not another,
is that vast, unsolvable mystery of life.
Opposties attract? perhaps.
Birds of a feather? perhaps.

I think it is not to be truly known.
There is a meeting of two souls,
which cannot and should not
be understood with the mind.
It can only be accepted with the heart!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 12:49 pm
Ukman9 dee walaal aduunka xagaad ka gashaa waad iga yaabisee waxaanba isss arkay anigoo geleya qolkaan magacaaga ku arkee. labadii week ee danbaysay waxaan is arkayaa anoo raadinaya waxaad soo qortay. dee na dhig naftii yaraydba jiidataye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 12:49 pm
Ukman9 dee walaal aduunka xagaad ka gashaa waad iga yaabisee waxaanba isss arkay anigoo geleya qolkaan magacaaga ku arkee. labadii week ee ugu danbaysay waxaan is arkayaa anoo raadinaya waxaad soo qortay. dee na dhig naftii yaraydba jiidataye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, March 12, 2001 - 09:00 am
Rahma is jilci saad u dhahdaybo Zawda yaa arkay mar kale adi aa ka masuul ah waxaas.
Rahma look what u done get my girl back on truck things were going smoothly b4 u said is jilci damn looooooooool.


Zawda where r uuuuuuuuu

to Anonymous
i hate those ppl who hide themselves no matter how nice they talk i really dont like them. oooops sorry dear nothing personal but get a name will u so i can asnwer back damn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Monday, March 12, 2001 - 05:47 pm
UKMAN9

Rahma ma u sabab ah waxa la ii arki wayey....ee adaa kuu xanaag sanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 14, 2001 - 07:04 am
Zawda gacalo maxaan dhimay oo kaa xanaajiyey. Bal iiwaranoo intee wax ka ba'shay war aniga ma hayeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahma

Wednesday, March 14, 2001 - 07:31 am
UKMan9 & Zawda, waa idin salaamay saxiibayaal. Maxaa isku dhacaaya, shukaansigii waaba u jeedaa meel saruu mari.

UKman9, don't blame me, like she said the problem is you my dear, take my advice (is jilciiiiiiii)
I love you Ukman9 as a friend.

Heestan idinkaa idiin tiriyey(love birds)Ku doon doonayaayo anigana daraadaa indhihii i daaleen dadka kaan ka door toow.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 14, 2001 - 07:56 am
Rahmaaaaaaaaaaaaa

God must have known there would be times
We'd need a word of cheer
Someone to praise a triumph
Or brush away a tear.
He must have known we'd need to share
The joy of "little things"
In order to appreciate
The happiness life brings.
I think he knew our troubled hearts
Would sometimes throb with pain
At trials and misfortunes
Or some goals we can't attain.
He knew we'd need the comfort
Of an understanding heart
To give us strength and courage
To make a fresh, new start.
He knew we'd need companionship
Unselfish...lasting...true,
And so God answered the heart's great need
With a CHERISHED FRIEND....like you Rahmaaa.
I love u too Rahma as a friend

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zawda

Wednesday, March 14, 2001 - 01:42 pm
Rahma walaal shukansigeyna meel hoose uu maraa wili meel sare ma gaarin.

UKman9 macaan take Rahma advice lil bet is jilco noooo lol.

Ukman heesta Rahma ee bilawday an ku sii dhameyna.

Marku diiqa uu ciyo daakirata subaxdii....duhurkii hawenki....duula sidaan ahay.Waxaa la i dulkenaa dagmadaa ku noosha hay ala nafdu waxay dareenta inagoo dalxiis oo UK joogno lol.

Waa mirqamay marki oo murtitada aan maqlay maaweladaa macaana miirkay maqsudisee,malab loo macaano UKman maqsuud ii ahaw.

Mitna aa soo maree waa mashaqoowe maalmahan midigtaa waa amanay ee markoo ii maciin.

Mii iyo magalo muuqaga ka soo ifaa mugdiwaye makaankii aad kasoo maqnatidee.

UKman muxibada jacelka aa murgtiis i hayso ee markoo ii maciin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.