libaax | Thursday, March 08, 2001 - 09:33 pm waad salaamantihiin dhamaan somaliyey, dhib baan gabaaye bal ila taliya,waxaan ahay wiil yaro 54 jira 28sano ayaan sariir la sexanaayay Cambaro 4 hablood iyo lix wiil baay soo sii daysay, alxamdulilah maanta awladaydii waay koreen , hadaal badanii haan ma buxshe Cambaro waan ka daalay waxaan rabaa in aan guursado xabadyaro dhaylaay, bal somalaay ila soo taliya si daa iyo nabad galyo |
SUGAAL | Friday, March 09, 2001 - 09:37 am HADAY HADAY HABARTII KAA HABAROWDAY HORAA LOOGA MARAA MINYARAAA, LA HELAA. HABIQIN, KU SIIDAA. |
lol @ libaaax | Friday, March 09, 2001 - 11:53 am lol @ Libaaaaaaaaaaax. that's all I have to say. loooooooooooooooooooooooooool. |
eks | Monday, March 12, 2001 - 12:18 am macna yare , xikmad yare meesha sheeko macna leh keen , ama ha kaa gabowdo ama ha kuu yaraato |