site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

RAGOOW HABLAHA IYO DUMARKA SIDA HALOODHAMO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): RAGOOW HABLAHA IYO DUMARKA SIDA HALOODHAMO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr geesi

Unrecorded Date
Waxaan kawadaa dhaawaan maraan somalia kasoo laabtay ayaa waxa anagoo dr. cilmi baariskusamaynay dhibaatada kadaran tii hore ee ahayd qabiilka waamaxay taasi???

labada dal ee deriska aynu lanahay malin walba waxaa dhinta Eithopia inkabadan 400 qof Kenyaha waxaa dhinta 450 qof taasoo sababtay cudurka dilaaga ah ee loo yaqaano AIDS somalia waxa dhinta maalin walba 18 gobol inkabadan 20 qof oo uu sababay cudurkaa xumi marka cilmi baaristii waxaa ku ogaanay in ay fidiyaan 100% ragu kaa soo kasoo xambaara dalalka aynu deriska nahay markaa gacmihiina ayaad dalkii kugubteen ragow dumarkiina cuduraad ku,abuuraysaan markaa inta ilaaahay aad kayaabtaan
dumarkeena soomaliyeed ee aan cidkasharafbadani aanay jirin intaad dhulkii kasoo saarteen ayaad page kana ufurateen inaad ku caydaan

habloow walaalayaal raali noqda ilaahay ayaa kuwaa ragidiinka dhigaye isaga dulqaata xumantooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Maku rumeesan!!!

Yaa cilmi baarista qabaqaabinaayey??
Yaa qarashka bixiyey??
Ujeedadeeda maxa aheed??

Quraafaadka naga yareeya ama wax la rumeesan karo soo qora.

WASALAAM....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq36

Unrecorded Date
waalal maxaa dhacay ee saa utiri

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.