site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aqyaarta 30+ halkan soo gala (Ixtiraam) ka illaaliya.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): Aqyaarta 30+ halkan soo gala (Ixtiraam) ka illaaliya.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamuuda

Friday, March 16, 2001 - 07:46 am
Aqyaarta halkan soo dhawaadda waxaanse idiin sheegi lahaa siddee ugu caqli celinaa dhallaanka yar yar ee meelahaan sida aadka ad u qasay oo runtii waxyaabo badan illaawsan sida Diinta iyo Dhaqanka, waxan jeclaan lahaa dadkeena wa weyn in halkaan ku soo bandhigno dhaqdhaqqaaq kacdoon ah oo dhallaanka anshaxa iyo asluubta u horseeda.
kana baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayeeyo

Wednesday, March 28, 2001 - 04:31 pm
haa walaal.anigu waxaan jiraaa 95 ayeeyo goo go'day baaan ahay marka maxaan sameeynaa wa idiga
qollka ina gu soo gurtay,tollow ma is ka ga taag-
naaaa(ma is ku xaluulinaa)hal qof ma joogo eee
aan is ka gaarsiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuuda

Thursday, March 29, 2001 - 03:27 am
Tartiibso ayeeyo weynaantaada dhib ma laha waa laguu nuurinaayaa laakiin sidii illaahey raalliga ka yahay ayaa wannaagsan in laguugu miiriyo,
sallaan wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiserooti

Thursday, March 29, 2001 - 05:19 am
Ayeeyo
Shimee kuugu dambeysay madaxaada biyo lagu shubo, sii u fafakanaysid aan ka yaabi. Hamuuda, lololol maxaa dhahday waa laguu nuurihaa aa, ar ninyahow xataa ayeeyo ma kaa fakanayso haye, duco jiris aa tahay ishaadaan u jeedaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamuuda

Thursday, March 29, 2001 - 07:48 am
Rootiyoow,

Meesha ma fahmin miyaa Maclimada waa weyraxsan tahay Ayeeyo ayey ku soo kor gambanoosaa laakiin Ayeeyo in laga doceysto waaye ma fakaneyso ayeeyo soo tahriibtay, Doco ayey waddaa waa in laga doceeystaa oo kukteeda loo qooyo.

Ayeeyo, Sow hadalkeyga sax ma aha.

Sallaamo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.