site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa la yaabey Hablaha maanta (guur ma rabaan,sababtoo ah Gaabsi ay door bideen) Jahawareerka guurka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): Waxaa la yaabey Hablaha maanta (guur ma rabaan,sababtoo ah Gaabsi ay door bideen) Jahawareerka guurka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mulki

Saturday, March 17, 2001 - 06:51 am
saxiib

Waa qiso dhah ah gabar aan guur rabin, waan la yaabey, markii aan weydiiye sababta waxay iigu jawaabtey Caruur ma rabo in aan dhalo,
70% wey washeen nolol qiyaali ah ay ku jiraaan
waxaa batey hablaha (single)ka ah kuwaas oo rabo
ganacsi, sharaf la;aan lugooyo rag rafaad nolool
jahawareerka guurka maanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nastexo

Saturday, March 17, 2001 - 05:57 pm
Sis Mulki

Jahwareer malahan guurka,and i don't know why ee u diidayan guurka gabdhaha.I am girl and i wish to get married 1 day and have kids Insha Allah.Arooska waxaa waye wax fiican u will have a nice life with ur husband and kids.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

goingwiththeflow

Saturday, March 17, 2001 - 06:14 pm
guur is a hassle and kids are a drag. soceityga lee haaddii amaan laga hel lahaa. the only reason i am going do this guur thing is to make my folks happy.
tying the knot = tying a noose on ur liberty.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Saturday, March 17, 2001 - 08:25 pm
GUURKA WAA WAXA AAD IYO AAD U WANAAGASAN QOFKII ILAAA HAY SEENAYO GUUR WANAAGSAN
ILMUHUNA WAA UBAXA GURINGA HADII UU ILAAHAY KU SEE NAYO ILMO WAANAGSAN OO BARI AH
WAXAAN ILAAHAY KABARYEE NAA IN CAFIMAD IYO CIMRI DHEER IYO CIBAADO SAN NA SEEYO IYO GUR WANAAGSAN IYO ILMO QEER QABA INSHA ALLAN ANAGA IYO INTII MUSLIN AH OO DHAN

AAMIIN YAA RABI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABAAY

Wednesday, March 21, 2001 - 03:44 am
Salaamacaleykum!!

WALAALAYAAL KUURKA WAA WAX WANAAGSAN, SIDEY WALAASHEY HANI U SHEEGTAY, LAAKIIN GUURKA WAX XUN WUU NOQO KARAA MARKAANA AADAN HELIN QOFKII SAXDA KUU AHAA ADIGA, OO HABEEN IYO MAALIN WADNIHIISA KUGU HAYNAAYEY, OO AAD OGTAHAY, HADUU QOFKAAN MAANTA WAX SAMEEYO IN UUNA U SAMEYNEYNIN IN UU ADIGA WAX KUU DHIMO, OO U SAMEYNAAYO LEE IN UU ADIGA WAX KUGU KORDHIYO..

SO WALAALAYAAL, WAXAAN RAJEYNAYAA, IN AAN KULIGEENBA HELNO QOFKII NOO QALMEY, AAMIIN DHAHA....

wAANA FAHMAAYA GABDHAHA GUURKA DIIDAAYO, AMA KA BAQAAYO, SIDA NAFSADEYDA OO KALE, LAAKIIN WAA OGAHAY WAX GARANTII AH IN UU ADUUNYADAAN JIRIN, LAAKIIN IN SOME WAY WAXAAN RABAA IN AAN DAREEMO IN AAN QOFKAAN ISKU WAAREEYNO...

Í´M ASKING TOO MUCH, WALAALAYAAL??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Sunday, March 25, 2001 - 11:19 am
MULKI GABDHA SOOMAALIYEED 70% GAABSI MARABAAN BAAN
UMASLAYNAYAA, HADAY RABAANA WAXAY ARKEEN WALAASHEED AMA SAAXIIBTEED OO UNHAPPY MARRIAGE KU
JIRTAY, SABAB TA OO AH WIILASHA SOOMAALIYEED 90%
WAA XIISOOLAYAAL USERS AH OO GABADHA MARKA UU DOONAYANA U AF MACAANEEYA MARKUU KUU GUURSADANA AAN KIIBA AHAYN, CARUUR HADII AY TIMAADANA INTUU WANAAGSANAAN LAHAA KA DAR OO DIBI DHAN NAQOYEE.
NIN WUU NALA DHASHAY NANA DHALAY HADANA WAA WADA DOGS AAN ASXAAN LAHAYN. SIDA KALIYA EE LOOLA DHAQMI KARO WAA INTAAD DAHAB KA IIBSATID MARKUU KU XIISOONAYO LACAG KA URUURSATID MARKUU KIBRO BADA HAKU DHACO, MARKAA ADNA FAAIDAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAMIA

Sunday, March 25, 2001 - 12:45 pm
ZAMIA FR MIRC OR PLK
WAXAN U MALEYAAA AMA AAAN IDIN SHEGIKARA IN AAAY GURKA IYO CARURTA AY FICANTAHAY MAXA YELEY WAA WAXA LAGU DAGO OO QEERKA KU JIRAN
ILAH CARUR LANAAH NAMADHIG
HADII UU GURIGAGU NOQDO MID KUU DHISMAH OO KU RAGA WAA WAXA ADUUNKA UGU FICAN MARKA WAXAN IDIN LEYAHAY CARURTU WAA WAX AAN LA HELIKARIN INTII ILAH SIIYEY WAA OGYAHIIN TAAS INTII RABTAH IN AAY HADA DHALAN NEH ILAHAY QEER HAOGA DHIGO IYO GUR WANAGSAN INTAH BAN KU LEYAHAY ABAAYO ILAH CARURLAAN NAMA DHIGO AMIIIIIIIN GURKANAH ILAH HANOO HAGAJIYO KULIGENBA AMIIIIIIN SIDAIYO NABAD GALIYO CIDII RABTAH IN AAY GURSATO QEER BAAN IDIN RAJEYNEYNAAAAAH BYEEEEEEE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.