site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ROCHESTER MN IYO GUURGA MAANTA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): ROCHESTER MN IYO GUURGA MAANTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoobloow

Monday, March 19, 2001 - 11:38 pm
hadii aan ka hadalno guurka minnesota, sida aan ogsoonahay dadweynaha somaliyed ee ku nool gobolada kale fikrad xun ayey ka qabaan minnesota iyo gabdhaheeda ,hadii aan usoo laabano magaalada rochester runtii way katirsantahay minnesota balse maahin meesha fikrada xun laga aaminsanyahay , waa minneapolis iyo gabdhaheeda, magaalada rochester waa magaalo yar oo nabadeed waxa dagana waa dad iimaan leh waana leysku guursadaa laakiin interestiga yaalo mpls oo kale maleh,gabdhaha iyo wiilashana way is aaminsanyahiin midba midka kale oo wax shaki ah ama is afgaranwaa kama jirto rochester, hadana markasta waxaa ka dhaca aroos , mana arko kuwii shalay is aroosay oo is furaayo ,sida caadada u ah mpls oo kale , waa laga yaabaa iney soo dageen single mother badan oo kasoo guuray state kale balse maana arkin wax single mother ku noqday magaalada rochester hadey jiraana waa hal iyo labo from dhoobloow Ibm rochester mn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 05:21 pm
please mister u know that mpls is better than rochester, cause only single mothers looking for section 8 house live in rochester. actually somalis divorce and it don't matter if they live in rochester or mpls, because ppl divorce and that is because they have their own reasons not because of the city they live. so please don't bad-mouth somalis who live in mpls, i mean i love mpls, because the are so many somalis living there and that makes me feel comfortable and more at home. bye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.