site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AMINAADA CHAT ROOMKA...

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): AMINAADA CHAT ROOMKA...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H....... A.......

Sunday, March 25, 2001 - 11:37 am
SALAAN DHAMAAN
WAXAAN JECLAADAY MADAMO OON ARKAY SIDA QIMAHA LEE EE DHALINTA SOMALIYED UU ISTICMASHO CHAT ROOMKA
SUAASHAN...

MESHA WAXA SOO GALA RAG IYO DUMAR OOO AY KA MID YIHIIN QARKOOD DAD CALAF DOONA OO RAJAYNAYA INAY KALA KULMAAN AMABA IS BARTAA QOF.

MARKA SIDED UU ARAGTAAN AMINADAA QOFKA KALE LA AMINAYO BARASHADA UU HORAYSA?

IDINKOO EEGAYA INAY BADANKA SUALAHA QARKOOD BEEN LA SHEGAYOO.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 11:50 am
haye wakan waaaa waxa yaableh oo cajiib ah maxa yeley halkan waxan ku bartey wiil aan aad oga heley oo aad u yara xurxoon oo fican marka waxan ka dhahaya meshan waa mel cajiib ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail Ali

Sunday, March 25, 2001 - 01:28 pm
I like this way ppl are talking here

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duniyaaaaaaa

Wednesday, March 28, 2001 - 04:33 am
salaam dhamaan waxaan aad u doonayaa hadii ay suurto galtahay inan aan la yeesho xariir oo dee ah mid laysku aamini karo maahan ku iska dheel dheelayo marka walaal bal isa soo bimee adoo aan ku marin doono imtixaamad badan thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.......A.....

Thursday, March 29, 2001 - 11:00 am
waxaan uu jawabaya duniyaaaaaaaaa

marka hore salaan walaalo marka xigta
imtixaanka waxaa ka horaysa barashada lakiin waxaa yaable adigu wabaad degdegaysaa ee miyaad joojisiid horta imtisaanka oo soo bandhigtiid raygaaga iyo fikrada aad ka qabtoo aminaadaa ta kale hadad diyaar uu tahay inaan qof nool ka barato meesha way buuxaan ee la soco

waa idinkaa dhalin yaroooo
duniyaaa adigaan dalaynoo
dalxiis ku washee
doodada cadee oo ha degdegin
dunidu sidaad mooday mahee
dariiqyo badan bay ledahee

waa inakaa hadaba
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duniyaaaaaaaaaaaaaa

Tuesday, April 10, 2001 - 06:05 am
acww.
ohhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
walaahi waan ka xumahay
waan maqnaa marka waxaanday dayayay inaan bal uun la kulmo inan i qanciya meeshaan laakiin maxay kuugu taaalaa huh they are all lier oh my god maxaa ku dhacay nimanka soomaliyeed specially kuwa meeshan soo galo dhamaan waa ba beenlaaawyaal marka aaminaand ma laha oh no i hve to go to my mother land and find a good man.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.