site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HORTA KAALAY MAXAA WIILASHA SOMALIYED KORKOODA KU DIRAY..OO AY ....

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): HORTA KAALAY MAXAA WIILASHA SOMALIYED KORKOODA KU DIRAY..OO AY ....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaada

Unrecorded Date
Waxaan ka yaabay wiilasha Somaliyed badankood waxa korkooda ku diray oo ay isaga shaqayn?????
Mida hore Maba ay yaqaanaan wax la yiraah "LOTION" Waxa korkooda ka muuqda qalayl!! Walaalayaaloow isku naxa GYM aada, korka jil-jilicsan adkeeyaa, lafaha yar-yar Dhisa. Hana iga xanaaqina, this is just a sisterly advice Waan idin jeclahay idinkana naxayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Cibaada, kheer Allaha ku siiyo. Wiilashow, iskaalsooyinka cad cad ha ku labisaniina. White socks for sports wear only please, other-wise it is tacky!! Deodrant is not xaraam, use it pleeeze.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Deeq

Unrecorded Date


hi sisters
you are fantastic girls
waa mahadsantihiin hablahayagoow islayaabisla diid
cibaada iyo xaali iyo inta l fikradaba

waa samaynaynaa idina waxaa idinka rabnaa inaad iska dhaaftan badhida dheer aad moodo idihii carbta intiini kale oo caata ah iska jara bahasha culayskeeda waa foolxumo odayadii hore ee nadhalay ayaa jeclaan jiray inan bari wayn

but our new modern generation we don't like it

mida kale waa idin jecelahay marwalba hooyadayo iyo walaalahayo ayaad tihiin
waxaa idinwaydiiyey hadii aan wiil somali iska shaqayn yaa iska shaqeeya ama jirkiisa nadiifiya ???
dadka kale ee shisheeyahaa ahi waad ogtiihiin cadaanka jirkooda soo ura jareertana daahadalkeeda waadgaranaysaan in naf iyo jirba soo uraan

balhablahayagiiyow waxaan idin leeyahay dad idinkaa ugu quruxbadan dumarna ugu muuqdheer
midabka maaarinka dhalaala waa waxaan naag aduunka aanan kudoorsanayn hadii cimrigayga aan kuwaayayo naagla,aan caydana walaalayaal nagadaaya oo isku soo dhawaano
udgoon iyo quruxba inan soomali ayaaleh iyo wiil somali alena igu cadaabimaayo waad na ogtihiin bini aadamka kale wixii aan somali ahayniba intiisa badani inay uraan qarmuuna yihiin

lafaha yaryara waa wax loo dhashay waana wax lagu faano mana aha mid wiilasha keliya ahe waa mid labadeenaba ah

markaa Cibaado Iyo Xaali ogaada in ilaahay inaga iskeen baday wiil iyo gabara kii ka carara 'race' kiisa ogaada inuu meel xunkudambayndoono iyo inuu isnoco naftiisa na hiifo sanada kadib markay raaxada dhalinyaranimadu iska dhamaato

laakin waxaan anugu aad idinku raacsanaan lahaan lahaa idinkoo yiraahda ragoow walaallayaal qaadka qurinkiisa iska daaya


your bro Maxamed Deeq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Girls I don't know what to add.....lol.
Xanuun maleh atii aa labisataan... shaatiyada colourka ah iska dhaafa!! jaka kaduut-ah ka cuudi bileesta! modoow jako is good. lakiin colourka hala yareeyo! and pls lafaha-yaryarna hala dhiso! parfuun-qali ah-ne isku quura!
Girls
Marmarka qaarkoot dandarada ee ku socdaan calool xuma ku dileeyso..... jac jac jac!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To. Cibaada

Qax, qax, qax....Walaahi waxaad umalaysaa in aad soo aragtay mid aan isla degenahay. Balan waaye in aan halkan tuso, haku waano qaaatee.

LAAKIIN:-

...Dumarkiinana dabyar ma shideeysaan yaah !. Qaarkood waxaada umalaysaa in aysan aqoon baraafuun. Yaaqee waananada gaarsiiya gabdha soomaalida ee isku dhex daatay.

Qaarkoos markeey sii socdaan waxaa ka muuqda 10,20,30....is yareeya dheh, xulus meeshan ka socon maayo. Timaha yaroo aad umalaysaan xaskushana ka shaqeeya, waataas caaliyaba timahaas samaysatee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaada

Unrecorded Date
ahahhahaa Kaalaya in laydiin bilaabo lee rabteen miyaa??? siters Xaali & Mrcool, I couldn't agree with you more.

TO: Max'ed Deeq,
Walaal waxaan ka hadlay waa wax run ah, kumana lihi waan ka cararayaa dadkayga, laakin ilaahaa runta igu jecele, nimaan is danaynayn seen yeelaa?? kuma oran waa ay nadaafad daran yihiin, Xasha qubays laguma gaaro, saabuun laysku rugo kaliya nadaafad ma'aha. kabaha haday siibaan waa ka carar, oo haday gacanta kor u qaadaan waa ka carar "Not all of you guys but some" I'm not generalizing. Marka idinkaa wiilal is la ah e kuwaad dhaantaan bal wax u sheega. Timahana ha iska gaa-gaabshaan Afro waa horaa u danbaysay.
Shaatiyada cad cad iyo surwaalka madow ee feeraha laga xiray na hayska daayaan. NO OFFENSE PLEASE.

To: XAALI: I noticed the white socks 2. LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
hahahahahha you guys are funny,,wano abuuris aa ka horeysay,,white socks and black shoes is our thing.lol,,idiinka xasiid ha nooqoninaha uu sheega walaalahiin waxa ka qaldan..thanks for meking me laugh,lol,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Cibaado lol, surwaalka ee naasaha hoostooda ka xiirtaan weli ka ma ilbixiin miyaa? Surwaal vita alto is so dated just like the afro look that some guys wear. By the way are guys colour blind... somali women at least try to coordinate their dirac/garbasar and gorgoro; why can't guys do the same? Why do they wear blue or red t-shirt advertising the soccer world championship of God knows when ... under their white shirts for example?
"Tip of the day:--- red pants are no no, unless you work at the circus"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bago

Unrecorded Date
girls girls wiilasha u qaboojiya. Anagaba anagoo bari waawayn baan jeans isku ciriirinaa oo aan dhax dhuuqsanaa. Waxaanse wiilasha kaga yaabay "indha cadayska" waxay iska dhigayaan wax barrida neceb, hadii ay dhab ka tahay maxay markaan ag marno ayagoo lafo yar afka xitaa u kala furmaa oo uu control ka owga dhumaa. Si reer magaalnimaa wax loo qishaa not sidi waraabe inuu wax dafo rabo oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Bago
gabarteey ha-fududaanin! jinis isku cariirino marhore aa nogu dambeeysi! ani horta waxkasto waa iga dhacaa.....
Cibada
sis habeen hore aa igu dambeeysi dandaradoo aa so-arki ilaah aa usheektaa! saa u dhafsad jabi aa ogeen! meel aa ku-cabaado aa jirihaayi .....adina qeer ilah-hakusiiyo waa iga duceeysati! lakin ayaga ma-ogo miyaa finanadaha colourka eh intii dhibaato badan-tahay? mar-marka qaarkooda waxeey iga keenan "acuudo bilaahi mina labis rajiim"....yaa muslimiin, yaa muslimiin saan halisku dhaamo! indho xanuun aa idili! halkoo isku dhacaayo atii aragtitne... kasaabo ugu daran wayoo make up aas is-mariyaa intuu is-cajabiyay. rafaatka aa soo arki atii arki leheed...nin-dhan waa ka-sabri leheed! hal image aa maskaxdee ka-sari la-ahay..... lafahoda qalqaliirka-eh....maxaa jira saas? jiim intiis jiro ma-oganin miyaa? kaga-daran calool kuus iyo lugo fiito fiito? see camal maxaa jiraa? waxaas camal intii magalada laga-fadhiisiyo aa fiican for my sake(I am a very sensitive person)
Bye All!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magda

Unrecorded Date
mr cool lol, walashiis aat baa iga qosolsiday
ilahey qeer hakusiyo,lakiin utartibi wilasha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
AAR hablow cayda naga daaya
hadaad aragteen mid iyo labo duliya dhamaanteen manihin sidaas
waxaa uraa udgood dumarka waa uroonay dhinacwalba idina nama daryeeshan naga daaya sida idinba waa idinku jiraan kuwo markay dhinaca dabaysha kaa maraan soo shiiro weliba mateekada, ama makhaayada ,ama barida dheer ee aricarbeedkoo kale ah aa kashiirtaan mana sheeg sheegno wana wax nagu dhacay oo aa indheheena ku aragnay sankeena ku urinay markaa iskumid ayaynu nahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Thin-and-Soft-Somali-man with small belly

Unrecorded Date
Ah, aduunka waxaan u nebcahay, shurufka tima-
dumar oon la daryeelin! Waxaa kale oon laitusi
karin, macalimad 2kilometers DABO le'eg
jiideysa!! Ugu dambeyn, dumarka quuqda iyo qaaqda
kasoo hartay.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Thin-and-Soft-Somali-man with small belly

Unrecorded Date
Sorry I forgot to mention, that so many Somali
Women fall over themslves for my ugly being!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

To all sis from qeys

Unrecorded Date
Waw tani mid laga aamusi karo ma'ahan
Wel sister's mida lafaha waan idun kuraacay balse tan labiska waxay ku xiran tahay dadka aad taqaaniin which means adinkaa baaritaan u baahan.
bal adinkana tan qabsada well what i hate most is markaan soomaali party aado waxaan arkaa gabdho ku labisan canbuur gacmaha ka go'an. man, haddii aad aragto gacmo banaanka la soo dhigayo, walaahi waad laqan yoon. ku wa qaarna gubgub baa ka muuqda. atleast innagu waxaan ku roonahay ma xirano shaati gacmo gaab ah.
well tanina waa run. waxaa dhacday inaan israacno gabar ka timid taiwan oo aan isku dugsi ahayn. wel waxaan tagnay ontario musiam. waxaa ku sawirnaa sawiro ka hadlayay faraaciyiintii. gues what! waxaa arrintii soo galay ganacsigii ay soomaalida la samayn jireen. waxaa ku sawirnaa naag soomaali ah oo maansha alaah, hal bari ah oo ku taal! markaa baa gabartii su'aashay baridaan caadi miyaa? wuxuu ku jawaabay "kolay macno la'aan looma sawirin"
haddii aad been moodaan check ontaio musiam.
so did u see complaning that
by sis bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXOOW

Unrecorded Date
TO:Cibaado....Xaali....Mr.Cool

Gabdhaheena maxaa dhacay yaakhay saan maan isku ogeen in leys fadeexeeyo.Rageeyna wali waxaan joognaa Khamiis kala haadkii laakin wali waan soo guur guuraneeynaa wax nabara PLZ!! ee hanaku soo jiireenina.Shalay lee aan aheen qaxooti iyo Flight 13 ee PLZ!! busta naga tir tira.

TO:Magda
......THXS FOR YOUR MERCIFULL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaada

Unrecorded Date
Thank you all for the participation.
Laakin iska daaya defense ka wiilashoow. Waxan la idiin sheegayaa waa out of love. Ha u arkina xumaan, oo joojiya attack-ga. Qaata talada please.
I know we'r over criticising but "La'aantiin waa Abaar" Busta inaan idinka jaf jafano wax dhaama ma jiraan.
MrCool: Allaa ku badaye maxaad samayn??? LOL
Makiino dhax geli soo toos toosiso sister.

Qeys: Gacmaha guban waa Talaal even IMAN has a big one on her arm, Maxaan ka qaban karnaa???

Deeq,Thin&Bigbelly: Waad dambawdeen haddaad Gabar soomali Ur ku sheegteen. Istaqfurulaysta. Dumarka Somalida Walahi dumar ka nadiif badan ilama aha inay jiraan.

Haye Kaftankana yuusan naga xumaan, Lets comment without getting 2 serious. Thank You.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax-wax

Unrecorded Date
To. Mr. Cool.

Kaalay naag maad tahay waxaan kuu maleeyn jiray nine?, Walaahi hada kahor hadaan ku ogaan lahaa shaafto aan kula kici lahaa, meelo qatar ah aan kugu soo arkay, marka waxaan kuu maleeyn jiray nin qurbaha ku fududaaday.

Teeda kale af-soomaaligaadu waa EBER, naa af-ingiriiskaa laguu qaatay, aadba iska qaladyo badnaatide.

Iga raali ahaada topigii waan dhinac maree.

Wagax-wax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Atii runta lasheegana qurbeha ku qafiiti aa lagu dhaha! My god there is no way out! Waxaa is-dheheesi halkan oday oo nijaaska ah qurbaha aa fududeeyi haye.... lakiin odayga hashoo nijaas ah wayi oo ida datka fududeeyneeso! Atii ingiriskeey aas qaldanyahay see ku fahantay? In every single comment that I write it is just so obvious that I am a woman. So since you couldn't recognise any of these things well I will assume that you have language problems(no hard feelings). But the oday part was good!
Somaligee xamari atiis yahay eber wayi ma-lisdhahaa? But I assume every1 likes it!

Sisters,
Thank you sisters! Lakiin rafaat aa jiraa meshaan!

Bye Bye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Magda
Waa mahadsantahay ducada(amiin to that)!
Rafaat aa soo arki lee kuu-sheegi.

Cibada
Suashada waa kasoo figirooya. Hada okiyalaha qoraxda lee iskugu dadalaa, saan kistoo waxyabaha qarkoot aan u arkin. Wagax-Wagax bo wajooga... oo runta kii usheego dhahayo qurbaha aa ku qafiifti! Hada waxbo maloo sheegi karo... haye waxbane, dandaradaan aa ku fiirsaneeynaa.
Labiska waa ka baxni! Timaha halaga hadlo..... See camalkoot ayagoo madax yareey doro ef eey timihi geesaha ka jafjafeen..... markaas waxaa umaleeysa intii xaleydhan lasoo rifayi. Yaa muslimiin tinta saan halo dhamo awalki horoba lamadoo jareerey mano-fero lee qabteen marka lamada jakuuka saliid hala mariyo..... jakuukada sida haloo dhaamo!
Xayeesi.... calool kuus....lugo fiito fiito..... lama xaba jakuuka oo jifa jifa eh! See taas oo kale complete termination aa u aqaana.
One question sis..... xamarna saan lee maas xalkoot ahaay?
No hard feelings guys, I am just a concerned sister.
Bye All!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Mr cool!

My girl! Maaaaaaaaaaan! You made me laugh!..."acuudo bilaahi mina labis rajiim"... girl we have to talk about this line!...kolay aniga kursigii aan ka dhacay! Walaahi dadkii oo dhan aan soo kiciyey! waxaa la yiri naa heedhe miyaad waalatay...

Cibaado!

Horat qeyar aad qabtaa...for just opening this page! Now about our very ensexy males! What can I add! Horta aniga waan nacay surwaalka sanka laga xiranaayo..mana jecli mida aad u malaysid kastuumo sii dhaceyso...mida kale markey dharka soo gadanaayaan miyey san isku tijaabin....maxaa yeelay waxaad u maleysaa in aysan isku soo tijaabin..because surwaaladooda oo dhan wey wada gaab gaab ban yihiin...maasha allah.....

Wiilal waa iga talo!

Jaakadaha summerka la qabo ha la joojiyo! My god!
T-shirtka winterka la qabo ha la joojiyo!
Aroosyada waxa midabka badan ood qabtaan...(sidii in aad joogtaan jungleka oo aad dhumeysaan) iska daaya...idiima fiicnee.....
Kabaha kuyuusaha ah oo aad qabtaan 24 hrs square na iska daaya.....There are casual shoes to wear you know!

Gabdhaha!

Horta badankeen ma nihin...wise when it comes to dressing! Boy have a witnessed accations! Now I have seen girls who have absolutly no dress code! Now you tell me if it's ok to wear black N' Yellow together! Mise goono with socks! Mise surwaal jeans ah oo ka gaaban! Waxaan qalad ka fahaney surwaalka la gashto...heedhe layskuma yareeyo wuxu waa maro! Mida kale hada waxey keeneen in ay is qaawiyaan....Heedhe anagu gaalo ma nihin ee diin baan leenahay! But one thing I like about our girls is they all very conservative about their weight...which is great! Build your body girls! Not will you look great...but also feel great! But hey it's totaly understandable if you like being overweight!

Dadow yaan la xanaaqin! dad aan aqaan...waa very sensative...cididaa gaarta!

~~~~Brown sugar~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magda

Unrecorded Date
Mr cool,lol ar adigaa saxibey dadkii waat udhameysay, anigii kursiga igaturtay ilaheey hakaa cafiyo dadkii dhameysaye.


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X

Unrecorded Date
Okay- Here goes my fashion advise-
Wilasha....Shoes other than Black/Brown are out. Red or white shoes are not acceptable. Dual color shoes are also unacceptable..always think BLACK.
Please..Please..Do not wear white pants or White suites. white pants never work unless you are in the South of france.
Please Keep your outfits to one color schema.
And Please don't dress like you should be going to a job interview..
and a final thing..My Brothers...If you have thin legs, Please DO Not wear shorts..It's not a beautiful sight. Spare us, We have so much to deal with.

PS-Like my sisters put it, Please spend the time at the Gym.. If not for your own sake for us sisters.

Thanks Again, Hope to see improvements
X

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Guys you all don't have to smell alike...Brut is not the national fragrance of Somalia, there are so many other frangrances. And please stop asking every-one who is coming from Kenya to bring you guys "One Man Show" that is not an acceptable alternative.


"Tip of the day; aftershave can not be subistituted for perfume unless you are a barber"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waris

Unrecorded Date
Waa Wareey meesha waa lagu baaba'aye yaa dhintay yaa nool??? Gabdho I am laughing so hard my head hurts. We should think about opening a fashion class on the weekends to teach our brothers.
One thing i really hate is when they wear shirts with big old flowers, Like they'r in Hawaii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Simoney

Unrecorded Date
ahahaha lol ala bes ka dhaha gabdho the only one thing that bothers me is suitka isku jooga ah oo la qabo abaar iyo aaran labis dhan waxay ka barteen iney suit qaataan sida iney office u socdaan cadceedi oo kulul waa kanaa isku joog aa lagu taaganyahy the other thing is the smelly feet they got markay kabaha iska siibaan duh lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suudi

Unrecorded Date
KU: DUMARKINAN CARABKA DHEER.

North America ayaa idin qaribtay; sowkan maryahii meel soo surateen; sowkan raggii af lagaadayseen; sowkan xishoodkii ka tagteen. Naayaadhahee ma cadan baa la idinka heesayaa. Anigu waan dumar jeclahay kuwii dhexda yaraa gadaalna u balaadhnaa qurux dumar lagu dheehay. Waxakan laan caleen ah la moodo ma qurux baa? Waji dufun iyo wax daran oon la garan la marshay ma qurux baa? dibna la caseeyey ma quruxba? Nayee ha noqonina doqontii socodkeedi ka tagtay kii nabigana gaari weyday.
Ragga Soomaaliyeedee aad xag xaganaysaan bal ka duwa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Maxaa xag-xagashada keeni, laf maa mesha talaa? Runti manila sheegi karo? Meshaan xag xagasho iyo rifoo bo mayaalo! Sheeko aa liskugu imaadi! Shukuloo oo sacataan jirin ha-aburin!
Maryaha intee soo surani? minikayna? horta tii nayaa la dhahaayi meeshan majookto... afka suubso...oday-weeyn aa tahay... maya yaa la is-caseeynini adoo jilfoof jilfoof ah melaha mar! Subkeesashada aa sheegoosit-ne see camal? halkoo wax iga hoo..... nagaha kaliya masubkeestaan.....malin halkoo iyar quraxbadan anoo gadaayo waa waxaa argi intii usoo subkeesti.....markaas waxaa fahmi intii uu wax-kasoo qaad leheen...anoo calool xun aa iska tufi wana kasoo hadafi. Laanta aa shegosit see camalkaa? lakiin aw-macalin tan-kalana iga hoo.... dandaradaan aku hadlooysit adi waliga naag kub maka siineeysit...wayo inshaartaa aa u jeeda!
Nagihine dubke ee iska fiiqeen.....nimankine ikoo jifo jifo-eh ee melaha wareegaayan. yaa muslimin ani calool-xumo aa itishi!
Aaw-macalin hal wax aa kaa hilmaami...... reer north america lee dhibaatada maka jirto....meshoo aa joga xataa dandara ween aa tala.

Sisters
Please kursiga ha-ka dhicina! I feel your pain!
Bye All!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Gabdho aniga hal mid lee wiilasheena ku nacay! Kumana nicine...ee waa calool xumo uma adkeysan kari...Timi jaroow!!!Aabooooooow gacaleye. Markay timi soo jartaan waxaa u qabtaa "doora biyo laga soo bixiyey".....Madax yar...iyo timi sadexda gees laga soo cunay....markaas bay waxay isku yeeleen dhoor yar....Dhalinyarada qaar kood waxey suubiyaan intay baaqulu soo qataan oo madaxa kor kiisa saraan bay inta kale sakiin ku jaraan...marka waxaa soo haraya madaxii ood u malaysid in la fiiq fiiqay...Walaalayaaloow sidaa uma adkaysan karno ee sida isku dhaama....OOO timiha $10 dollarka lagu jaraayo iska quura, maxaa yeelay it's part of the beauty!


~~~~Brown sugar~~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr_run_sheeg

Unrecorded Date
my observation.

lot of spoilt babies with naging attitude!!!!!!!!!!

till later

on my gaari gacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
wakana gaari gacan aas ku wiifohaya! mashiixaya xataa......dhiranaa.... sii u-meesha u-hadoyo aa idishi.... waryaa bike-kale soo kado!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax-wax

Unrecorded Date
To. mr. Cool.

Walaashiis adoo iga xanaaqin dadku af-eelaay mawadaa fahmee, ee noo soomaaliyee waxaad qorayso.

To . Ladan

Yarta adiga waad ka dartay ma istiri! Waxaan nahay group kugu daalay. Marka walaashiis aayar usoco. Teeda kale ragaas aad ka sheekeeneeysaan anaku ma aragnee ma adinka kaliyaa arka.

Waxaa la-la taliyaa aad inta maqasheen ayaad ka darteen. Hadal & dhamaan walaalayaal adinkoo raali ah gaabsada, waxaad hubtaana sheega. meeshaan looma baahna in loo hadlo # afkeeygaa qoyan#.

Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
To. Wagaxwax.

Well done bro. I am agree with ya 100 %.

To. Mr.coom & Co.

Plz yaraysta, waxaan kaloo sheego ma aqaan walaalkeen wagax-wax ayaa sheegay waxaan sheegi lahaa.

Mar labaad well done Wagax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A tall- slim-broadshoulder-somaliboy

Unrecorded Date
dhalinyaro way dhaaftay xadkii, hada sheekadu waxay maroosaa "dagaalka gender-ka".
nasiib xume maahinoo in mataanayaasheenii 'sisters' ay qosol iyo maad naga dhigteen. qax qax qax gax gax.

subway ga aan magaalada loo aado, maalinkasta gabdho ay dhalinyarada soomaalidu mootiyaan siday u fiirsanaayaan,
sababtuna waa midabka, features face-ka, dhererka dhuubnaanta oo aan qaadan karno style -kasta, iyo weliba nadaafada marka loo eego gaalada qarmuun oo qaansiirka, qamriga ka soo uraayo.

if u favour those groups, the door is open. laakiin wiilasha soomaaliyeed ogaada inay yihiin kuwa ugu soo jiidasho baddan marka laga hadlaayo trans-race-ka.

gabdhaha soomaaliyeed waxaad naga mudan tahiin AMMAAN oo qura.

sallaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXOOW

Unrecorded Date
TO:Xaali....Mr.Cool....Ladan
Gabdhaheeyna waaba ka soo daroosiin farganka aa tuureeysiin naga joojiya yaakhay Cibaado(khayr ma qabto dheh)aa furtay ciyaartaan,ayadiinah waa aamustay.macalinyaasha waan idin maqalney ee garuun aad la ordeysiin dhiga...DIINLEEY GAABSO.Gacalooshinoo haddii aan bilaawno xumaatadiina illaa ee Somalinet nasoo dhax gasho waa socon karnaa ee PLZ!! aabiteeyda dajiya....nasta...qaxwo iyo moos baq baq ah is ku dhamo ...tartiib....ilaah kheyr ha idin siiyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X

Unrecorded Date
Girls- I think we hit a sore subject..I never saw them this upset.
Xaali..Lol..I'm loving it sis, 'Brut..National Fregrance..'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NaagSomaliyeed...dump proud of it

Unrecorded Date
Here is the story:

When I met with my husband, he was skinny, didn't know how to dress, with Afro, mal-nourished lips and body.

My man to date:

He's athletic, strong, well dressed, handsome, healthy and proportional weight that matches his height.....when women look at him, they say "WOW"...you husband is good looking.

The clothe does not make man, the character makes the man.. so, follow a man with character and put the cream on him and you shell get his crop.

They are our men...and where they come from didn't have cream and there was no need for that because the weather was hot.

We have our flaws too..........most of our women look like the letter "Q"...give break....

Soomalidu waxaay ku mahmaahdaa nin aan kuu rari doonin yusan ku furin....... you are not gonna marry the men you see in GQ magazine or HUGO BOSS, so don't put down my brother and father....
Calfo oo xanaanee....ha cayin oo ha cadabin....cadaw ha u jabininina....awalbaysan dal lahaynee....hadana dumarkii cayee.......
DAN'NOOW DARYEEL OO DAAH RAGEENA SOMALIYEED.

Ma hindida ayeey ka fooxunyihiin rageenu...dumarkooduna ayaga raga lacag siiya so they can marry him...


For the white men.....YOU know their stories...one night stand....I slept with your mama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Mahad iyo Wagax-wagax
My god..... makala taqaanin xamariga iyo af-eelay xataa! Labadiino oo kale waaye waxa magalada qaribay! Idinkoo caro-kaduut cuneesin aa kenya la-idiin geeyey markaas reer magalnimada aa qalad intii ka-fahanteen aa mesha eelay la soo mareeysin! Hada Somaliga aa ku hadleesit nah-mashee uu leeyahay? Keeyga at least dadka dhan uu soo jeediya..... marka garasha la-aanta oo xamariga iyo may-mayga wuxuu cadeena intii meesho bado la-idiinka keeni.
Eelay na la ma dhaho dabaloo May may aa la dhaha! Waxaa aa ku-hadleesitna waa ka ficiin-yahay! Anyways Xamari soo-baro then aqri comments keeyga..... I wonder meesha la-idiinka soo qabtay..... Galgacyaa? mise dhusomareeb(this is one hell of a funny name, my god and to believe ppl live there....... correct me if I am wrong but I think that is a name of a city)
Labadiina... aaw danyeer yaal.... wax-aa qore ma-idiinku tala-galin! Lakiin I feel sorry for yous... you are obviously ignorant too... ha-hadlina... tana aa ogtihiin majirto!

Axoow
Moos baq-baq "sharta-ka cuudu billah minal-moos baq baq"
Garuun aa la-lugeenosit see wayi? Atii rabtit shukuloo nooso fur! Somalinetka waakaa qaxinaa..... adi iyo jifi jifigaa wakaa lugeeyneesin meesha! No hard feelings bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Hey c'mon guys and gals, this was supposed to be a light tongue-in-cheek talo to our brothers, no need to diverge in to gobol gobol etc. okay.

The brothers have been bashing women left,right and center at the forums so this page is nothing compared to what has been posted.

Lets us keep it light people, kaftanka waa furan yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaada

Unrecorded Date
Looks like in ciil laysku qabay. Can't we get our points across without vulgarism and being aggressive? This's a humourous page, not a piece of junk. If you can't keep it up just keep out. I appologize to all the decent brothers out there for any inconvinience this has caused.

MrCool: Do you think you can slow it down a bit sister?? yelling and name calling won't get you anywhere and its certainly not the way to do it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Unrecorded Date
Gabdhaha aflagaadada & sida raqiiska ah u hadlaya meesha ka daaya nac nacda aan macnaha lahayn. Cibaada anigoo ku hadlaya magaca ragga soomaaliyeed waan aqbalnay appology gaadi, qof wax garad ah ayaad tahay kaftanka sharaftiisana aqoon ayaad u leedahay. TO: NaagSomaliyed, maxaan ku idhaahdaa allaa kuu dhameeyee, waah waah waxaasa dumar ah.

Salaama Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax-wax

Unrecorded Date
To. Mr.cool

Excuse me ? Xamari waaye aa ? taas kaa gadan mayno. Xamar hadeey faaiido ledahay anaka ku dhalanay, laakiin maanta meel cidla ah ka taagan.

Dadka badankiis luuqadaada ma aqrin karaan, waxaan umalaynayaa waxaad wax ku soo baratay Ololaha dadka waa-eyn.

Adiga dhan waxaad tahay fadareshin socda...dhinaca luuqada aad ayaad faqiir uga tahay. Kaaga darana waxaad isku malaysaa in aad tahay qof balaayo ka dhacday marka aad af-ingiriis ku dar-darayso.

Aniga ahaa maanta laga bilaabo waqti kuma luminayo aqriska fartaata...Wareer & maax xanuun aa laga qaadaa.....

To. Sister Cibaada.

Well done. Si kale kuma garatide waad ku sugtay

Wagax-wax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Axoow iyo Wagax-wax

Guys it's advice there is no need to take it offensive! However, if you got upset about the so called advice of mine....Then I send you both a via appology!

~~~~Brown sugar~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXOOW

Unrecorded Date
TO:Cibaado.

Sister u get my opology when I said to u**KHAYR MA QABTO**I'm really regret if i hurt ur feelings.Oh by the way thxs for telling Mr.Cool to keep the slow line.

TO:Ladan

Sister I except ur opology.....but sis I don't think anybody get upset....we all r civilized.......some times ppl overreacted....we heared......we understand.....we willing to tune up our apperance.

TO:Wagax-Wax.

..."....Olalaha dadka waa weyn........Fedareeshan socdaa tahay...."LOL@LOL.Sxb adiga dadkii horaa tahay be isku taktaan nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Axoow!

That's ,my boy tone up your apperance!Good luck!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
cibaado
ilaahay ajar ha kaasiiyo asxaanka aa u samaysay wiilashaan.

mr cool and ladan
haye jeeradaan aa la imaanaa mana laysku sheegayo yaah..........hadana

ACUUDU BILAHI MINA LABIS FARAXYASHA RAJIIM

BISMILLAH

BADAL WAXYALAHAAN
shaatiga black and whiteka ah"""dameer farow waaxid""
surwalka lixda bigood leh "goorgarad camal""
jaketka green, pink, or red............wash...

findhicilka lala tagan yahay jidka "ogada meshaan qof kaste hilib waa hestaa""
kabaha kooyaha yaa idin qeebiyay???

xariifka gatay jacket lederka ah fadlan iska dhaq iskana badal uniform ma ahee.
abuu cumarka qariya waa ceeb ma ogadiin.

one man show....ha ha ha ha kuligiin waa taqanaan
sune miyaa horta in la marsado.


ugu danbeen wax maqla is qurxiya sida aad u soo taagtaan afka dheer oo u warsataan gabdhaha sex wa taqanaan lakiin sida loo labisto iyo sida loola dhaqmo gabdhaha maxaa u baran waydeen!!??

FAAAAARAXYASHA SAAS AAN ISKU OGNAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax-wax

Unrecorded Date
To. Ladan.

Walaashiis waan gudoonay,"appology" siduu walaalkeen Aaxoow kuu sheegayba. Adigana waxaan ku leenahay mahadsanid.

To. Aaxoow

Fadareshin l@@@@@l. Sxb keep the good work...

To. Manaxdo

Walaashiis saan maxaa ? waxaa laisku ogaa in anaka dhexdeena is foorjeeno, hadana ma waxaa lagaaray quraankii Allé

#ACUUDU BILAHI MINA LABIS FARAXYASHA RAJIIM # Totaly waa danbi. Kaftanka & diinta halakala saaro. Mahadsanadiin.

Wabilaahi towfiiq....

Wagax-wax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Unrecorded Date
waryaa Gabdho waad mahadsanihiin!!Some of the brothers need a help in fashion.

Check this out--green jacket, red shirt, blue tie, white pants, black shoe, and red socks. For real I saw that in wedding at California.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Jamac, was the theme of the wedding "carnival"!!
Lol
--------------------------------------------------
Okay guys, when it comes to a date, don't exhibit the personality of a classic 'jeeb taraq' by asking "haye ma soo casheeysey?

Tip of the day:--- Having coffee at the lobby of a 3 star hotel for 3 hours is not considered a date; that is considered CRUEL and UNUSUAL PUNISHMENT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina siyaad

Unrecorded Date
waa yaabay meeshan cay ayaa ka bilaabatay
war gabdhoow wiilasha sidan u dhamaa wax dhaama miyaad heysataan haddii leys caayo
waxba hagaagi mayaan marka si sidan dhaanta
ayaa ka wanaagsan

to manaxdo
ilaahayoow yaa qol ciddlo ah iigu kaa xirra
oo nalka iigu kaa damiye cashar ayaan ku dhigi laha in wiil somali ah uu fiican yahay ayaad qiri lahayd

to mr cool
saxib dhuusamareeb wax haka sheegin aniga
ayaa ka imid waa meesha ugu fiican somaliya miyaadan ka qadeyn baar jug jug

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
ina siyad
Dear sorry about that!
Manaxdo
Qol intii lagu-kishan mesha ka-carar...... but call me and Ladan if you need a hand. You know that we are here for you always. Take care!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Manaxdo!

Kaalay adiga naga gambiso nooh! See camal gabarteey maba laysku naxaayee! Waxaan is dhahnay aniga iyo mr cool hadii manaxdo aad kuwaan ugu wacdaan......hilfahey u qaadee! Marka sis meeshaan ka carar yaan lagugu tumine..dadkaan ma jeclo "open opinions"...marka dhanrka yaan lagaa fiiqan!

Wagax! peace bro!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wfp

Unrecorded Date
aaar kuwaaana sasmaa dhahdeen manaxdo,cool ,ladan

aar idinku wax ma usheegtiino kuwanas moodo cadiintii intaskabdana soo shiirayo uunsi maba shitaan hablahaan dambe cadarna iska dhaaf warkiis
tinta aad moodo hablihii NEEJERIDA iska habeeya dhex usheega anak waaana caayitakhaanin laakin idinku wax ma isku sheegtaanoo hadana rumyla,aanaykeenen somaalidii naagohoodii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X

Unrecorded Date
Xaali..lol,
Please Brothers take this advise Coffee at a lobby (regardless of the hotel) is not a DATE, If you are broke please don't ask the girl out.

Thanks Xaali for bringing this to light.

X

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
ina siyaad
war ma qafiiftay adi labis aaba laga hadlaaye maxaa weeye qol isku xirashada????
wali kuwii nalka damin jiray ma joogaan!!???
armeeshaan maxaa tacbaan joogo!!!duqa is habee yaaqay waa kuu naxay kax aa tahee.

WAGAX

danbi ma aha hadii laacuudi bilaysto.


LADAN
haye waa ganbisanaa

MR COOL
ina siyaad isaga aaba kax ah, walina mugdi ka shaxayo marka ha ka walwalin kaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ardeyga

Unrecorded Date
Hej gabdhoooooy


Waaba yaabee see wax u jiraaan, waxaad hoos u dhigteen "is aaminideenii" aan is amminsaneyn in aan "heer sare nahey". OO kaaley ma hilmaanteeen in raga ey qurux u aheed" in uu buuran yahey" oo laga rabo sida "ABUUU SACUUUUUDIIIII" oo kale, naagahana ey qurux u eheed in ey ahaadaan "jiroooooooooos" mise waxaaa is bedeley "NORM" ama "sida quruxda loo arko"

PS : Hadda gymka waan bilaaweenaa heee, idinkana maxaad sameeyn doontaaaa ?

Ardeyga, haddan qaldamey iga qaleeya leeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

igaar

Unrecorded Date
Waar anaka xaan timo jaroow iyo lotion ku faleennaa maa nalagu raaxeesahaa see waaye hablloow see idinka noqotay idinka. timaheenna unugaa isu jareennee loo ahnna baabuurka saliiddiisaa noogu filan hee, idinka nama diidinoo inaan idin guursanno xaad hadda nooga naxeesiin yaa yaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tubaako

Unrecorded Date
Dr. tubaako
waad mahad santihiin dhaman dumarka somalida ee ka hadalaya wiilasha somaliyeed aniga markeyka aan iidin sheego wax yare maxay marka ay gabdhaha somliyed ay kacsadaadn ay uu shiiran waxaan idin kaloo idin leyahay iska yareya barida iyo xulusta ween adii kale sufiican ulabista sida islamka kuqman oo xirta jalbaab ama wax cowradiina asturayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
I hate fashion, I hate Models and I hate the modern society. Guys we are as bad as the girls say (most of us), but I hate the guys who insult (dabada weyn), I love and crave a plumb fat woman, I love to swim in 320 pounds of real woman flesh, aaaah!! God how I love that. And I hate a skinny modern woman, whenever you try to caress her a bone pierces you, where is the stimulation. Damn it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guhad

Unrecorded Date
Asalaama alaykum.


Salaan ka gadaal , waxaaan la yaabanahay waxa nagu diray gabdhaha, mar ay lebiska wax ka sheegaan iyo mar ay yiraahdaan "cap drivers" oo ay nagu caayaan
xirfadaheena .Habloow!! noo tartiibiya, mideeda kale haddii aad aragtaan wiil dhexda soo xidhay, oo kabo kooyo madow xidhan ,surweelkuna laabta ka xidhan yahay, waxaad ogaataan inuu xarago bestiis la yahay, maxaa yeelaay sidaas ayaa noo ah waxaad u taqaan fashion.

Mida kale ragga intiisa badan weli waxay jecel yihiin hablaha shilis ee barida leh oo waxaan weli u aragnaa jiroooooos. Waa yaabe adinku maxaad ku diideen xaaji calool kuus ?? mise dhadhan kale ayaad barateenoo waad yara il baxdeen oo waxaad dooneysaan muruqyo weyne meel kasta idinka dhunkada!!!Habloow qun yar u socdaoo ragiina
wax idiin dhaama heli maysaaniine iyga hagaajista
oo idina is hagaajiya oo deedna aynu is calfano!!

Guhad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Unrecorded Date
bismilaahiyey waxaad moodaa in gabdhuhu aniga itilmaamayaan waryaa ii soo sheegay horta ma uro timahana say u sheegeen uma jarto balse labiskayga sidey ku tilmaameen ayaan u labistaa una malayn maayo inay wax ka khaldan yihiin waayo way kala wanaagsan yihiin marka aan ku labistosurweel jiinisa oo uu xirankaro ninka raga ugu buuran oo markankaan xirto kastuumadu dabada ka muuqato ceeb ayey ila yahay taasi hablow waxaad nagu waanin kartaana maahan idinku barafuun ka yaa idiin baneeyey inaad inta aad ku shubtaan magaalada ula baxdaan caatadayada waxba ha arkinina faal cuna buuraa ka hooseeyee walaahi inaanu candhada idiin galin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusuge

Unrecorded Date
To cibaado runtii (sister waxa fiican ayaad halkaan ka sheegtay balse ma isweydiisay waxa eey rageenu la qalan yihiin

jirkeenu waa mid hore u qalalnaa hadiina laga waramaayo macsaro cadeey( balse hadii aan u soo laabto yurub (iyo lotion) sida aad ula socodtidba ninka is dhaqdhaqo oo is xardhiyo waxay dhalinyarada ugu yeerin jirtay laga (roono), balse waxa wanaagsan ayaad ka hadashay waan isku dayeeynaa in ( skin) keena daryeeno... sister arintaan waxa iga sii
maxey gabdhaheenu hal habeen u quruxsan yihiin ? anigoo xumaan iga aheyn
gabadhaha hada jiro maxey (Maxeey uun markasta oga hadlayaan inuu ninka ado GYM balse ma ogtihiin hadeey muraqahaan bataan inuu bahalku sii aruubo
1 nin nimadiisu oo yaraado
2 long term ( jirkeesu si dhaqsi ah ku duqoobo)
runtii cibaado gabadhaha maanta jiro hadal kuma yaro hadii aad la barbar dhigtid kuwii hore .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aple makiinoo

Unrecorded Date
............ku gabdha soomaaliyed ............
waxaa dhacday malin maalmaha kamid ah aya waxaa dhacday anigoo gaarigayga wataa
oo isaga kaxeeynayo wadada waxaan murayada ka arkay gaari kale oo xoog u soo cararayo ayaa isku kay lamaanay oo hal mar waxaa saa i soo wada eegay gabadhii gaariga kaxeeyneysay iyo sedex gabdho oo gaariga lasaarnaa finely ilaa agsidan ay igaliyaan wey i eegayen oo ay iga jajabiyaan gaarigaygii kaaga siidaran waa inshuuranse la aan gaarigay wateen marka waa iga talo gabdhooy daaya wiidada jaahilnimada ah yaa ibnul jaahiliin waaxidiin
meesha waxaa isuga yimid (G G G) (G la kor dhabay lahoos dhabay la goday)waryaada ordoo kilkilahana iskasoo xiira ee
nabadeey se you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooraaye

Unrecorded Date
Marka hore qosalkii baa iga dhamaaday markaan pagekaan furay , oo dhalinaro ila joogta oo aan jaamacada wada dhigano way ila yaaban yihiin sidaan u qoslalayay ilaah waxaan ugu mahdiyay inuusan pagekaan soomaali ku qorneen oo ma aqrinkaraan af soomaaliga cibaado !!!! bax baan na gali naheedd :)!!!!

To: dhalinyarada soomaaliyeed
heey guys meesha ka kaca waxa ay sheegayaan gabdhaha walaahi run waaye aniaga Lotion iyo gym ma daba socdoo ee hala joojiyo labiskaan aad u maleesiin in loo socdo karnifaalka, jaakadahaan laastikada leh, saraawiishaan biigadaha badan, iyo magacaan aad ku dhagan tihiin italiya aa laga keenay heey see ala idiin galay meeshaad joogtiin la qabsada designka meelka wuu yaalaa. (labada dukaan oo wambley iyo south hall aa ka shop gareesanaysiin joojiya)

To: Gabdhaha soomaaliyeed ee jooga yurubta (aan uk ka aheen)
sisters waa idin jecel nahay sidaan isku dhaama oo joojiya dhalinyarada ka baxayso uk oo oo wadamadiina imaanayso oo aad ku ra reesiin Baby lotionka, mid kasta waxay leedahay waxaan rabaa baby lotionka uk lagu sameeyay see ala idiin galay meelkasta oo lagu sameeyay waa isku mid ee sida isku dhaama.

To: Gabdhaha soomaaliyeed ee jooga uk

kuwa London
Heey macalmiinta sida isku dhaama ee joojiya halka maalin oo la labisanaayo aroos uun baad u labisataan markastaa loo baahan yahay in la labisto, Teeda kale iska joojiyo dabeecadaan xun ee wiilasha wax la qeebsada faaraxyaal uun baad moodiin dadka oo dhan, midii wiil banaanka u raacdaba markuu ka soo maro train stationka u dhaw bay waxay bilaabee hebaloow boorsadii baan ka soo tagay ee tigid ii soo jar waa baaq adaa qabo waxii qarashoo dhan :), hal habeen waa caadi lakiin boorsadaan habeen walba la soo hilmaamaya hala joojiyo.

Kuwa jooga Cardiff, Sheffeild, Liverpool
Idinka faaraxyo baa kala hagaagi la dihiin :), runtii nice girls baa dagan lakiin xoriyad la aani hayso, oo waxaa ku xariiro kuwa wax ma shukaansadyaal ah lagama shukaansade ah lol. waa jaamacoow ina ina heblaayo baa lagu siiyay beey uun sugaa ifeel sorry gabdhahaas,

To: Wiilasha soomaaliyed ee jooga south england
heey iqyaarta see la idiin galay, horta hore been ma xumo waa rag wax bartay shaqeestana intoda badan , lakiin waxay balo ka taagan tahay sidii loola hadli lahaa naag soomaali oo way ka baqaan , heey iqyaarta ma ka baqdiin kuwa kalee see wax u jiraan, i know inay idin bajiyeen kuwa london balse gabdhaha dhan isku mid maahan ee dhididkaan faraha badan markaad aragtaan naag soomaali ah yareeya oo la hadla.

wax xumaan ah yaa laygaga qaadan saan wax u arka ayaan wax u sheegay talo waa la isku leeyahay.

waa sii rooraa ee soo nabad ahaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuumade

Unrecorded Date
To: Rooraaye
haye duqa ma ragii southka qasay baa tahay saad u hadleesid markaan arkay, ragaas sooma jeedaa laakiin iyagaa kala daran ka halkee south koleey mid uun baad joogtaa kuwaan (Southampton,Bournemouth,Brighton,Portsmouth,Reading,Oxford,Guildford.....
soo daahee rooraye waa nin xerta horay oga tirsanaan jiray lakiin hada ka baxay
ha kuu macaato duqa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
ROORAYE...I got 1 word to describe SOME somali men...
MAJAAFE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Crazyboy

Unrecorded Date
Runtii been kamay shegin gabdadhas dhahday "Gym" taga lakiin waxaa kadaran raga somalida gabdhaha somalida 0,1% ayaa la arki akraa babadh u eg Jennifer Lopez ama dhex dhuuban iyo jir dhisan leh inta kale diric iyo bado wayn oo aan lafiirin karin ayay ahaan raga 1% ayaa ka dhisan anigaa ka akmid ah lol lakiin dhamaanten waxaynu u bahanahay wax ina caawiya fiiri meelaha somaldu kubadan yihiin raguna qarkod inay dhiamayaan aad u malaynaysa qaarna fat ayaa ha u ah inuu wadnu istaago nagahana horta haba sheegin kuwaas way ka hadheen lakiin yaan la ilaawin kolay wiilasha Scandinavian 50% waa model jidhkooda way dhisaan lakin reer norr america siday dolar u eryeen ayay naago camal noqdeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Tuesday, July 11, 2000 - 09:46 am
gabdhoooy waaaa run lol ahhahahha

aniga waxaa idhiba more than shaatiyaasha fiyooraha leh iyo 1manshowga iyo timaha saliida ayku dhabooqaan iyo kabaha ay suunka ka laa laadshaan iyo qaraxa ka muuqda, waxa idhiba waa cidiyoohada wasaqda badan oo colorki xatoo ka badalmay waxay noqdeen grey qalaf oo laab laabmeen sidi habar gaboobtay...waxay yiraahdaan basketball baa sidatan noo galay....bilaash waryaa kac manacure aada ceeb maha is nadiifiska..HA XANAAQINA HEE MEESHA RUNTA LEE LA ISKU SHEEGAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Tuesday, July 11, 2000 - 08:50 pm
Gabdho.....Ar anaaba isku naxay....yaa wax kasta criticise ku sameeyay oo idinka aheen....haddana iskaalshooyinkeena mey idinka tustay...?Laakiin anaa sheeka idiin haayo.....Gabdhaha Somaaliyeed maxaa "Maroorkooda"Venti per Venti ka dhigay...?waa suaal da' weyn oo madaxa daalineysee....tii aa aragtidba waxaa u maleysaa in Gambar ay dabada ku wadato...ar saan inta maka soconeyso ee gabdhoow "Maroorka" Gym ha lagula rooro...oo ha laga dhaafo dhan-dhanaanka badan iyo gu-gubka digsiga...and please caanaha iska yareeya aa isku daldaleesiin.....Acuuuuudka....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ex Madino/Wadajir

Unrecorded Date
Waxaan ka yaabay waxa hada baraarujiyey dhalinyaradii ! Waxaan filayaa in gabdhihu ay gabeen kaalintoodii...Waayo weligood ma aysan ka codsan wiilasha inay jirkooda dhisaan.....Wiilashana waxaa moodaa inay gabdhaha u haystaan oo kaliya inay sidii warshad yar ay caruur soo saaraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maaweel

Unrecorded Date
SALAAMU ALAIKUM

TO: NAAGSOOMALIYEED!

Waxa meesha isugu yimid adigaa ka nool walaal.....
walaal afkaaga caano lagu qabey.....kuwii loogu heesay baad ahay.." Ma iyadoo kaleetaa ifka lagu arkayaa aqalal galayaa...tolow xageed ku nooshahay waa yaabe !!!". waa yar tahay wakhtigan inan sidaada oo kale u fikireysaa...masraxaana marag ii ah....waa arkeysaa.... waxay la shiryimaadeen hablaheenii.


To hablaha kale.
Walaal waxaad ogaataan in idinku aad noo tihiin muraayad, islamarkaasna sida "naagsoomaliyeed" oo kale inan walba qeyb weyn ka qaadan karto dhismaha qaab nololeedka ninkeeda. Maxaan GYM iyo exercise ..sameynaa waxa buuxa dumar soomaliyeed oo aan la socon cuntooyinka isku dheelitiran ee raga u mihiimka ah....wali waxay walaaqaan..baasto iyo bariis...qaar baana intaana aankarin aqoon!

Anigu waxaan idhin odhan lahaa idinku is daryeela, dabadeedna nagana na daryeela oo noqoda hablo dhinac walba isku dheeli tiran!!

Ugu danbeyntii waxaan idinku waanin lahaa idinka iyo nafteydaba.....waar aakhiro ayaa danbeysee dadow diinta ku dhaqankeeda ku dadaala....hablowna walaal jidhkiina astura...Rabi baan ku dhaartaye in ayna quruxi idiin noqoney cago xun oobaasta ah oo aad meela wadhaane......cadaabta daran ka ilaaliya naftiina ..ragiina ku waaniya diinta iyo dariiqa wanaagsan!

Quruxdeenu waxay ku jirtaa in aan si toos ah ugu dhaqano kitaabka Allahe iyo Sunnah nabigeena(scw)...laakiin haw hanqaltaagina shuqulka gaaladaiyo qaab nololeedkoodaba!!! walalayal yaan diinta la dayicin oon lagu ciyaarin ee qof walooba naftaada xisaabe intaan lagu xisaabin!!!
Salaamu alaikum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.