site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA XUNTAHAY IN DUMARBADAN LASKUWADO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MA XUNTAHAY IN DUMARBADAN LASKUWADO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADAR

Unrecorded Date
WAXAAN AHAY WIIL DHALINYARO AH WAXANU WADA SHEEKAYSANAA HABLO BADAN OO ILAA 3 AMA AFAR AH MIDWALBANA BEEN AYAAN USHEEGA WAXAANA KA DHAADHICIYAA INAAN JECLAHAY

WAXAANA ULASOCDAA MIDWALBA SIDAAN WAX UGA HELO UGA QAATO AMA GUUR AMA GAABSI NASIIBKEED TII IDIIDAA TII IYEESHANA NASIIBKEED AYAAMAHAN DABASE WAXAAN KU GUULAYSTAY INAAN IKA DAAYO GAABSIGA WAYDIINTIISA WAANA KU GUULAYSTAY TAA HASE AHAATE I MINKA 4 GUURKADOONAYO AYAA SOO HADHAY MARKAA

MADEMBI BAA IN BEEN AAN UU SHEEGO MIDWALBA SI AAN TII UGU FIICNAYD UGALA BIXI LAHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Missy

Unrecorded Date
waar ma digaag aad meel kuxiratay ayaad haysataa??


Get a life looser.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU:KHADAR
Asalaamu calaykum kuligiinba

waxaad ogaataa in waxaa aad samaysaysaa oo dhami danbi wayn kugu yahay oo adaaba isku qiraya inaad kazinaysato qaarkood, ogowna in Alle neceb yahay beenaalayaasha, ee Alle ka xishoo intuuna ku qaban ilayn qabashada Alle waa mid aad u darane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Dhadhamooo! kan oo kale aa magalada wareegayo! Adii intii isdhehesit been usheek... adi lee yalagaa qabsan! Kabacdi adoo dhutineesit walagu arkaa...... asbax madoow adoo kale waa ka cudibileesta! "Acuudu bilaahi mina Khadar rajiim"!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmedyare

Unrecorded Date
To: Khadar...Alxamdulilaah, Ilaahey waa kaa ilaaliyay dambi wayn oo aad fooda u saanayn oo ah SINADA...towbad ayaad mudan tahay saaxiib.

Marka labaad, beentu inay xaaraan tahay miyaad na waydiisay. Hadey su'aashu saas tahay waa run waa xaraan qadcan ah. Xeeladaysi iyo kaftan beentu midna kuma banaana. Nabi Ibraahim ayaa yiri waligeen mar baan been sheegay waa markuu asnaamta jajabiyay deebna markii la waydiiyay uu yiri kan ugu wayn ayaa suubiyay ee waydiiya haduu hadlayo. Marka walaal beenta kuma banaana si kastaba ha ahaatee. Hadii ay dhab kaa tahay oo aad guur doonayso beenta iska ilaali guriga aasaaskiisa been laguma dhiso laakiinse Cabsi Alle iyo macruuf ayaa udub qaxaad looga dhigraa aqalkaaga.

Mid kalena ogoow, iska dhig adiga gabar, ma jeclaan laheyd in wiil been kuu sheego ama uu gabdho kale kula wado. Mise walaashaa ma la jeceshahay in wiilal badan la socdaan oo ay guur-been ku dhisan ka dhameeyaaay.....I leave the answer for you bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WARYAA QARIBOOW YAA MAGACA KA SOO XADAY.
CUMAR BEENAALE WAAXID, TAA AYAKA USHEEGI JIRTIYAA NAGU BILAAWDAY HAYE.
AFARAA ISKU WADAA AFARTIINA WAA KU SOO BURIYEEN INTAA KU SOO OYNEE MARKAAS MAAHANOO.

HADA JAANISAA HAYSATAA TOWBA KEEN BEENTANA ISKA DHAAF LAGA YAABEE WAX DACDA KAA BIXIYO INAA HESHID MARKAASE

WASALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAY; LIBAAX

Unrecorded Date
QADAR WALAAL SIDEEDA BEENTA WAA XUNTAHAY
HASA AHAATEE SIDA AAD SHEEGAYSID HADAY JIRTO MAXUM
INAAD MIDBA MAR AAD TIJAABISO MAADAAMAA MID GUURSANDOONTID, ILEEN GAARIGABA (TEST DRIVE) AYAA
LOOQADAA INTAAN LA GADAN,WAXA KALIYA OO AAD INAAD
SAMEYSAA AYTAHAY IN AAD ISTICMAASHO (CONDOM)
BAASHAALKANA HALKIISA KASII WAD,ILAA AAD KASOO
KACDID HURDADA SUBAXII,(AND YOU FIND OUT IT WAS
JUST A BIG DREAM!!!). NEX TIME YOUR ADD KU QOR
BOGA ILA TALI WALAAL;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURUQ

Unrecorded Date
khadar rageedii ala isku dabecad baanu nahay waar ninyow halkaas ka hay oo intaad been u dhegi karto duulkaa u sheeg ma ma waxaad mooday in ey iyaguba naxariis kuu hayaan waley ka tahay saaxiib naarha ka waraabi intaad ka waraabin karto inaga iyo digaagaasi waanu kala dheernahay

okey from muruq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waar inaar wax iga siiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hebel ilove you to much but you are 45 that is why

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
I lied walaahi
im only 18 i swear

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanofaay

Unrecorded Date
Fur iyo xanjo ala kugali afar kuye waxaan hubaa afar iska daaye inaad halgabar haynin waad riyoonaysaa eekusiiwad mashaqayste soo cadayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIID XAAR

Unrecorded Date
SOO HORAY LOOMA ORAN NAAG BEEN KU SOO XARO GELI RUNTANA KU DHAQ SIDAAS AWGEED BEENTA MICNO MA LEH EE MACSIGA ISKA ILAALI.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.