site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEED UU ARAGTAAN GUURKA WAALIDKU KUU QASBAYO GABADHA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): SIDEED UU ARAGTAAN GUURKA WAALIDKU KUU QASBAYO GABADHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a.a.a

Saturday, March 31, 2001 - 11:53 am
HI

Waxaan doonaya inaad ila talisaan waxaa igu soo gudboonaday in walidkay igu qasbayoo nin aanan rabiin oona iga wayn. walidkayna maa diidi karo ninkaasina ma robo idinkoo dhinac walba ka egaya (DIINTA,DADNIMADA,AQOONTA,)waxaan jeclaan laha in aad ila soo talisaan dhalinta somaliyeeed

WAAAAAD MAHADSAN TIHIIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H....L.....

Saturday, March 31, 2001 - 12:04 pm
walaal horta waxad ogata waliidka meel xuun ku lama rabo ama idaad mel xuun ku danbayso ma doonayo waxu wax walba ka jecel yahay inaad noqoto ta ugu nolol fiican.
hadab walaal adoon ka eegin meel kale bal horta is waydii maxay kula jecladeen walidka ninka isaga ah.ta labaad walaal wax khasab ahi ma jiroo even dintu kuguma khasbayso waxaanad doonayn bal arinta iyada ahj culimada dintaa igaga fiican wayka soo jaawaabi. ta sadexaad walaal niyadu meel ay rabtruunbaa lagu nasin kara hadaanad uu hayn niyaad walal ma arko waxaad uu gursanaysiid amaba uu ogolanaysiid marka horee WALAAL OGOW KUMA LIHII DIID WAALIDKAA EE LABADA DHINACBA WAN KUU SHEGAYAA.... marka walaal suaasha aan is waydinaya waxay tahay MA ADIGAA NINKA GURSANAYA MISE WAALIDKA? HADAANAD NIYAAD UU HAYN MA LAGA YABAA INU GURKAASI KU DANBEEYO BURBUR?

waa idinkaa akhyarta a.a.a good luck walaalo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.