site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUAAL DHAMMAAN RAG IYO DUMARBA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): SUAAL DHAMMAAN RAG IYO DUMARBA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, April 02, 2001 - 02:41 pm
WAXAAN IDIN WAYDIINAYAA MAXAAN HADDAAN SOMALI NAHAY WAX ISUGU QUURI LA NAHAY OO QOFBA QOF KA KALE JECEL YAHAY INUU HOOS UDHIGO OO ISAGA MEEL KA HOOSEEYA GEEYO? MAXAANSE U FAAQ FAAQIDNAA QOF KA KALE IYO ARIMIHIISA? MAXAANSE UGA QAADAN WAYNAY WIXII NA ANFACA WAXA KALENA UGA TAGI WAYNAY?.......
YAABAYE BAL IISOO JAWAABA IDIINKOO MAHADSAN....

WAA MASKAX YARIHII UKAMN9 OO IDIN LEH
MAHADSANIDIN.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hudoon

Monday, April 02, 2001 - 04:05 pm
UKMAN9, aniga waxay ila tahay sabaabaha arrinta sidaa ka dhiigay waxaa ugu wacaan:

1. kalsooni daaro

2. cabsi keenta 'defensivness'

3. dhaqan reer-maagaalnimo la'aan

4. iyaaddo aan la kala soociin arrimaaha shaqsiga gaar uu ah iyo arrimo guud oo caadii ee tahay in laga wada hadlo.

Aad iyo aad baan oo la yaabaa dadkaa iyagoo aan ku aqoon, hadaanna talooyin ku siyaa adigoo aadaan weydiisaanin! faalo iyo war bixiinna ka sameeyaa! This happens to me often, and walaahi I find it so embarrassing and soooooooo IRITATING!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaay

Tuesday, April 03, 2001 - 03:00 am
Salaamacaleykum, abow!!

Su´aalahaada jawaabo fudud malaha abow, laakiin mid ey soomaali ka sameysantahay aa jirta, midka geeljiraha ah oo busha ordaaayo hadaad u timaado maanta oo tiraahdo, war saan wax looma sameeyo oo sidaan dheh, waxaan qibrad aan u leeyahaye, wuxuu ku dhahaa, war ka leexo waxaan soo bartay ha noo lahaa nine..

So abow dadkeena wax madax adeeg la dhaho aa si xun u haayo. Madax adeega kasokow, mid xaasnimo la dhaho aa nugu fariisatay. Mida sadaxaadne dadkoo dhan aa ka siman, taas oo ah haduu maanta qof kaa hooseyo, you feel good about yourself.


bye..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.2001

Wednesday, April 04, 2001 - 06:38 am
saaxib somaalida ayaa sidaa kasameesan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.