Thursday, April 05, 2001 - 10:44 pm maxay somalida soo qaxeen oo ku nool wadanka mareekanka jaahiliin u yihiin? maxaa arintaan keenay? ma straight from bush baa?
Thursday, April 05, 2001 - 10:48 pm oo daaroodka reer magaal baan u heesan jiray! sheekadii maxamed siyaad bare in ay socoto may moodeen, oo kii baadiya ka yimaadaba askari laga dhigi jiray gaarina farta laga saari jiray sxbyaal, waxaas waa dhamaadeen somaliyana anakaa iska leh, mareekanka iyo europekaas qaxooti iyo reer baadinimo isku darsada