site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma tahay suura gal in laga hello gabar noocan ah somalida ku nool north america

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Ma tahay suura gal in laga hello gabar noocan ah somalida ku nool north america
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xooga

Unrecorded Date
waan idin salaamay dhamaan waxaan ahay nin guur doon ah laakiin waxaan raadinayaa gabar somali ah oo aad u dheer atleast
6.2 inchs age doesn.t mater
sababtoo ah waxaan ahay nin dheer oo aad
u dheer 6.5 215 pound 36 years haddii aad
tahay qoftaas ila soo xiriir pls
abdikafi@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibo

Unrecorded Date
I know very tall girl(garoob without children).
I think, she is about 6" feet tall. And she is Aqwaan muslimiin(she is wearing Hijaab or Jalbaab)
She is very nice girl. And she wants a man who has strong ties with the religion! If you are interested, drop a line on here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul1

Unrecorded Date
Brother,
I know a girl 6"2, never been married, she is not very pretty, she never went to school, and she is not very coordinated. Her Conversation is a bit dull and she is not very religious. She doesn't like to work and She is looking for someone to take care of her. She has dated a lot and likes to take money/cloth from men. She is in her late 30's.
If interested please let me know

Luul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Unrecorded Date
Hi bro, i know a girl who is 6 ft tall; she is good looking and nice. however, she doesn't know how to use the computer. So either leave your tel. number or say if it is okay that some-one else sends the email on her behalf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Unrecorded Date
Sallamu allaykum
Walaal hadaan kula taliyo dherer iyo dhererer la'aan wax makaa galin, da'aa kaa daba imaan rabtaa ka guurso meesha hadaad rabtid inaa wiilkaada dhasho
that is my advice

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Unrecorded Date
Ku Xooga:
ninyahaw waxaad iila muuqataa qof ay daacad ka tahay in uu doonayo in uu guursado balse waxaa isweydiinleh yaa yidhi inan gaaban ma'guursan kartid, mideeda kale waxaad tidhi da'da inantaad raadinaysid muhiim ma aha waxay iila yara muuqataa in kalmadaa ay wax ka yara khaldan yihiin maxaawacay inantu waxay noqon kartaa qof aad u weyn oo da'dii dhalmada dhaaftay.marka waxaan ku yara odhan lahaa in aad u baahantahay in aad wax ka yara badashid kalmadaa.waxaana ku leeyahay hadii ay daacad kaatahay ilaahay ha kula garab galo. insha alaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROYAL

Unrecorded Date
TO GABDHAHA
XOOGA WAXUU QAATAY TALADII XAAJI YUUSUF OO
NAAGAHA GAA GAABAN KU YIRI SIDAN

MIDII GAABAN EE GURMAAXSAN
EE GAFUURKA TAA GAYSA
EEN AWRKA GAR QABAN KARAYN
GUUR AAN KA LA AAAAAADO


AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAAHAHHAHAHH

HA XANAAQINO GABDHO ANIGA MA TIRIN LAAKINN TUSAALAAN USOO QAATAY OK SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xooga

Unrecorded Date
salama aleykum kuligiin
to hibo
abaayo aad ayaad u mahadsantahay ilaaheyna kheyr ha kaa siiyo marka hadaad iga caawin karto arintaa ila soo xiriir


to muna
walaal mahad kor kaada ha,ahaato balse telefonka halkaan in aan ku qorro waa laga
qurux badan yahay balse email ii soo dir
dhibkaba ha noqotee mahadsanid again
to samsam
walaal waan ogo hay in gabdhuhu isku mid yihiin laakiin hadda ka hor ayaan isku dayay markaas ayaa magaladiiba igu yaraatay
marka gabar xooga aan dhererkeyga ku qariyo ayaa igu fiican waqtina waa i hayaa
taladaadiina waan khaatay mahad sanid walal

to wadani
walaal waa runtaa oo mid dheer oo dhalmo
deys ah ayaa badan marka waan ilaabay
horey ayaase loo yiri caqliga kaa maqani walalka ayuu ku jiraa mahadsanid saxib

to royal
walaal naga daa gabayga aniga gabar gaaban
colaad uma qabo oo waa tii layiri gabari ha gaabanaato hana guduudanato
marka aniga un baa birta calanka noqday
TO LUL1
walaal kheyr ilaahay ha ina wada siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WFP

Unrecorded Date
ALE KU GOWRAC NACASKIIYOW XOOGAA

WAAR MIYAADAN MAQAL NAAG IYO DHERI MIDKOODNA YARYARAYSI MALEH LABADABA WIXII LAGU SHUBO AMA LASAARO WAAQAADAN HAYS ORAN WAAD CULUSTAHAY AMA WAYNTAHAY OO KUMA QAADAYSO NAAG BARYARI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii and D

Unrecorded Date
Warnin yahow iska aamus nin nasiib badan baad tahaye ma afar maalmood ayaa laguu soo helay afar gabdhood oo dhaadheer? Waxaan rajaynayaa in ay ka dhab tahay oo aanay kugu ciyaarayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BY;LIBAAX

Unrecorded Date
xooga, xoog maroodi ayaa duurka lagalay oo dugaagta oodhan ka hary marka hadaad raadinayso naag xoog iyo dhirir badan karaadso duurka ama iska siigayso hadiikale fikradaada badal. this time iskuqor boga isbarashada furan ama baafinta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHEEREEY

Unrecorded Date
walaalayaal waxaan ahay gabar oo qosol badan dheeraan kasokoow. Laakiin xogaa yar fool xun,dhinica wax kariska waan ku dhereeyaa. Hadaad ila xariireeysid

waa kan ciwaankeyga

DHEEREEY@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ar Dacaroow ku aaway dadkaagiyaa siissowga kasoo dagee.

Dheereey, Bogga Qumaya tag ee nin Dacar la yiraah ka raadi, emailkaaga minoow cabaadin ana wax kaa ba'shee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.