site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay gabdhaha soomaliyeed qaarkood isku cadeeyaan.......

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxay gabdhaha soomaliyeed qaarkood isku cadeeyaan.......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarxanaaqsan

Unrecorded Date
Salaan marka hore.
maxay gabdhaha soomaliyeed qaarkood isku cadeeyaan?. Ilaaah waxaw na siiyey midab qurxoon hadaan soomaali nahay marka loo fiiriyo african ka kale.
Waxaad arkeysaa gabar aad u cad oo gacmaheeda markaad fiirisid especially, cijiyaheeda ay wali madaw ku danbeeyaan.
Marka aniga kuwaas waxaan ku wacaa kor faanto hoosnah kookokoolo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiilyaaban

Unrecorded Date
Salaamu 'Aleykum,

to gabarxanaaqsan:

Miyaanad hore u maqal Gabagygii loo tiriyey Gabdhaha madow....
....
Ninkii Naag madow Miciin ka dayow
Waa maydhax ka diiro meegaag..
.....

Waas fahantay aa u malaynaa.. iih
Warkaas war cad ma yahaye...

Need translation?

Laakiin waa figrad qaldan, iyo dookh kirishbooy..
Don't give it ••••, what someone may think one's colour, **BLACK IS BEUTIFULL***, kind of nice login for black american ladies.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

royal

Unrecorded Date
to wiilyaaban
sxb waa qaldan tahay oo gabaygaas aad soo qaadatay
waa gabayadii siinaay lakiin aniga waxaan kuu hayaa gabay uu abwaanku sheegayo in aan naagaha cadaanta lagu raacin la soco waxa uu gabaygani
ka soo hor jeedaa gabaygaaga

gaduud haween laguma raaco gobolba waa cayne
bidhaan gabi ka laalada waa lagu galuulmaaye
isu gaartay gabartaa tiraa meel uun baa go ane
gaboodleeyda gaashda kutaal labada geenyoodba
ee maradu gin giman tahay guur aan ka la aado
3#############RRRRRRRRR##############

intaasi waa wiil yaaban
hadaan usoo jeesto gabar xanaaqsan
aanku xasuusiyo maah maahdii faarax gololeey
oo ahayd quruxi dukaanay taal
marka fadlan iska shaqee quruxdu waa nolosheee
ahahhahahhahahahhahahahhahahahaahhahahahhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
English please.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ahahah Gabaryaaban, kor faanto, hoos coke LOL!
Low self-esteem is the key of their dilema. Waa naago si ay nin u helaan isu cadaynaya, sharafteena ay naga haleeynaayaan. Kamana fikiraan side effects. Maqaarkaa ka dhac dhacaayo, ayagoo sidi moos bololoy oo kale adaa arki doona iska sug.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii and D

Unrecorded Date
Gabar xanaaqday,
waxa ay ila tahayay in aad cidla ka xanaaqday. Adiguse mawaxaad tahay ilaahii dadka xisaabayey? Amaan geli dadka hablaha soomaaliyeedna meel ha'uga dhicin.Afkayagana wax aanaan rabin ha ka keenin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarxanaaqsan

Unrecorded Date
to lii
subxaana laah. I ask simple question cay ma taalo meesha. That is the truth. I know the truth hurts sometimes.
Ha danbaabin ilaahnah danbe ha ka galin cuudu bileyso.
Danbi xooganah ha galin. FAraha laabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi_shaambow

Unrecorded Date
waar soomaalidu waa fowdo miiran .... haday is-cadeeyaan iyo haday is-madoobeeyaan soo korkooda ayagu ma laha...........ma cid baa la leh..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryaa

Unrecorded Date
To dhamaantiin
Kuligiin waa qaldantihiin runtu waa ma madooweed mise waa cadeyd,hadii eey cadeyd waa cadeyd hadii ay madooweyd waa madoobeyd mar kasta waa dhasho madow ama waa afrikaan.
su,aasha meesha ku jirto ayaa waxeey tahay, (ma dhasho madoowdahay misse waa dhasho caddahay)
AAAAAAAAAwaryaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
To gabar xanaaqsan
abaayo waa kugu raacsanahay inay qalad tahay in la is cadeeyo waana kalsooni daro iyo ayagoo si dadban u caynayaa black midabka la dhaho oo aan anigu runtii ku faano ahna wax aan la heli karin . ma maqal miyaa in dadka cad ay cancer uga badan yihiin dadka madoow oo midabkeena naga difaaco cancerka jirka .
markay is cadeeyaana waxay dhuminayaa difaaca .waxad maqlaysaa gabdho madow ah oo iska cadeeyey caloosha oo markii ay ilmo dhalayso oo qaliin ay noqoto uu dhaqtarka yaabayo waayo jirkii baa aad qafiif u noqday
marka waxaan kula talin lahaa gabdhaha soomaaliyeed ee ilaahay midabka quruxda siiyey inay ku ciyaarin gaar ahaana ka fekeraan caafimaadkooda
nabadeey iyo cafis wixii qaldan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aniga waxaan ka soo hor jeeda in gabhaha soommliyeed is cadeeyaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonymousII

Unrecorded Date
hadeey is madoobeeyaan kawaran. Taana makasoo hor jeedaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
GABAR XANAAQSAN

Somali women USE....Hurrrruud..DIANA, QASIL... and bleach.No wonder they go PINK with all those chemicals. But I tell ya Once U go BLACK...U can never go BACK

PEACE

TROUBLE<Very proud BROWN SUGA>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.