site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ragii hore iyo quraxdii hore ee Hablaha ~~labo waa iney u dheeraataa 2na u gaabnaataa,................~~

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Ragii hore iyo quraxdii hore ee Hablaha ~~labo waa iney u dheeraataa 2na u gaabnaataa,................~~
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sam.

Unrecorded Date
1) labo Waa iney u dheerataa ~Luqunta iyo timaha~
labana u gaabnaataa ~ Cagaha iyo Faraha gacmaha~.

2)labo u cadaataa ~Ilkaha iyo oogada~.
labana u madoobaataa ~Timaha iyo Dibnaha~

3)Labo u balaarnaataa ~Barida'mateekadda' iyo Kubka~.
labana u dhuubnaataa ~dhexda iyo Jirka~.

Dhalinyaro aragnay Dookha atoorayaashii hore, Waqtigeena wax aan uga dookh duwanahay ma jiraan.??

if u have some plz tell us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAADINAAYE

Unrecorded Date
Hi SAM,waxaa jira astaamo badan oo aynu kaga duwan ahay asxaabtaa hore.Casrigan la joogana waa sidan;
1) laba waa in ay u casaataa DIBNAHA(Lipstick) iyo TIMAHA(like Rodman).
2)laba waa inay u dheeraataa Dhererkeeda caadiga iyo Lugaha.
3) laba waa in ay u dhuubnaataa MIISAANKA guud ee Jidhka iyo Cagaha..
4)laba waa in ay u buuraataa HORAADADA ama NAASAHA iyo Bawdyaha.
5) waa in ay MURANKA IYO QAYLADA si aad u taqaanaa.

NO OFFENCE PLEASE IF YOU SEE A PERSON (GIRL) WHO HAS THOSE CARACTERS REFER TO ME AT axmed2005@yahoo.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

roayl

Unrecorded Date
to sam
ahahaahaha abaayadiis waxaan kusiin lahaa bilad
oo waxaa tahay gabar afsoomaliga si fiican u taqaana waana ku mahad santahay bilowga fiican balse anigana iga hooooooooooooooooooo

1 labo waa inay ay u dheeraataa
waa dhererka iyo sanka
2 labo waa inay ucadaataaa
waa midabka iyo caqliga
3 labo waa inay ubalaarnaataa
waa badhida iyo kubka
4 labo waa inay uyaraa taa
waa dhexda iyo bahalka
5 labo waa inay uwaynaa taa
naasaha iyo xabadka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maandeeq

Unrecorded Date
waryaada mahaa i tilmaameysaan maad iska key deysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
English please

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Unrecorded Date
TO Anonymous;

There will be no english... ass hole! get •••• 're here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Somali
I am a somali too, but I don't know how to read and write Somali. I think it is unfair.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
To Sam,

Atoorayaashii hore waxay qabeen xaga dhererka iyo gaabnidda arinta..
DHULKA JIIFTO & LAMA GUURSADO DHERERKA QAARKIISE.
Xaga Dhamaystiranka dhan walba...
ISU GAADHAY GABADHAA TIDHAAH MEEL UUN BAA GO'ANE..
Xaga Kartidda iyo Shaqadda..
ADIGAN WAXAAN GEELA KAAGA MADHAY GAARIDAAD TAHAYE.

Laakiin Ragayagan Danbe Waabanu Yaabanay.....
Metro, Computers, Information SuperHighway,Cyperspace, Electronic money, Electronic media,...etc.. Balaayo aanan anaguba Aqoon baan soo galnay markaasuu DOOKHIIBA Naga lumay... Laakiin Waxaanu Xiisaynaa arimahan...

LABO NUUR IN LAGA HELO..NUURKII ALIYO& KII ISHABA.
LABO DHAQAN IN LAGA HELO..DHAQANKII ISLAAMKIYO & KII AABAYAASHEEN.
LABO INAY U TAQAANAA..WAAYAHA ADUUNKIYO & WAXA JIRA ARLADDA.

Kind of Jacbur....maskaxdu wax kale way soo qaban weyday.. Akhyaarta iigu kordhiya.. shirbaa galayaaye markaa soo noqdo Insha Allah, ayaa soo kordhinayaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
TO;YASKA

ALLAHAYOOW wiil iyo nus ma tahay. matahay midaan calmadiyo muuq aan la arkeyn, misaankaad u hadashiyo murtidaadaa i deeqdee ............ walaalow xagaan kuu soo maraaa.

Baryahaa iyo baryahaaba kanoo kale lama arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR

Unrecorded Date
WAAW ALLA MAXAA DHALLINYARO SHARAF LEH MEESHA KA HADASHAY,BAL ANNA AAN ISKU DAYO IN AFKAARETAYDA KA DHIIBTO.
SAM INTA AAD KAHADASHAY WAA SIDA QURUXDA DHABTA AHI KU SUGAN TAHAY SOOMAALI AHAAN. TUSAALE BAL KA WARAN INANTA SOOMAALIYAAEDD EE LA YIDHAADO IIMAAN HADDII LA HOR GEEYO ODAYAASHII IYO ISLAAMIHII HORE MAXAY ODHAN LAHAAYEEN..................... ILAAHAYOOW ASTUR AYAAN KU SOO JARAYAA.TAAS WAXAAN UGA JEEDAA DHAQAN WALIBA QURUXDA SI AYUU U YAQANAA TA IIMAAN WAA TA WESTRENKA..HADDII AAAD DIB UGU NOQOTO HEESTA LA YIDHAAHDO SULEEKHA.: TIMAHAAGA DHEEREE LAYDU AY KU DHEESHIYO MIDABKAAGA DHIINKA AH SUNIYAHA BIL DHALATIYO SIDA QAANSO LAGU DHIGAY,DHEXDAADA MADAGTA AH AMA TII C//LKHADAR EE AHAYD CIRIDKA KHAD MADOW LAGU DHIGAYEEY,QUNYAR SOCODKA TALAABADIYO QALAAFAY KU DHALATEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
SALAAMU 'ALEYKUM ALL,

TO Idil;
Walaal waabad iga Qajilisey... waxaan soo ururinayey iminka wayba iga kala biiq biiqeen..., gasacadihii baad iga kala daadisay!!waligeyba miyey cidi i gorgorisay !!
Adigaanbase dab yar shideyn.Xageed suugaantaa iyo Buraanburadaas ku haysay!Thanks one more time.!!

Quruxda baryihii hore waxaa lagu qiyaasi jiray habka nolosha markaa jirtay iyo waxa looga baahnaa in ay habluhu buuxiyaan, maantase halbeegii wax lagu qiyaasi jiray wuu is bedelay markaa ninkii gabar ariga taqaan ama awrta sida loo raro eeg eegayow..... waxaan ku odhan lahaa
RAGA LAXAHA SII EEGAYOW DHAQASHO WAA GEELE...

Raga kale ee raad raadinaya gabadh dhameystiran oo aan waxba ka dhimanayn, oo sahay iyo saadba u dhan yahay(qur'aanka oo dhan taqaan, shahaado waxbarsho sidata, saqaafadeedu sareyso, dhaqan 6 akhlaaq dhamaeystiran) in ay helaan, oo aan iyaga waxba iga baahnayna in ay taraan waxaan odhan lahaa..............
NIN GAMAAN YAQAANAA FARADAHA WUU GAASA BIXIYAAYE
MAXAAD NAGU GALEYSAAN HADAAD FUULI GARAN WEYDAY..

Gabdhahan Qurbaha jooga ee quruxdiiba si kale u qaatay(MADAX & MIJO CAS, AF DHUURYO LA MOODO)oo in habeenkii oo dhan wareegaan mooyaane aan wax kaleba sugayna waxaan ka IDHI:

GACALTOOYADII IYO LAKALA QAADAY GACALKII DHEERAAYE
GAYIGAAN SHISHEEYEE GURYO AAN KA DHIGANIYO
GUUGAALAYAASHAAS GABDHO AYNO MOODNIYO
GUDCURKIYO HABEENKIYO KUWA GUDA HABEENKII
GOODIRKIYO BICIIDKIYO GEESO DHEER SIDOODII
GUURTAAD HABEENKII GURIGA AAD TIMAADEE.....
................. ..........
Akhyaara wuu ugu kala go'ay soo dhamaystira waa open source code.. you could delete, add, change,etc.

till next time, salaamu 'aleukum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BRO

Unrecorded Date
RAG WAA RAGII HORE HADALA WAA INTUU YIRI

NAAGTU WAA INAY KUB IYO BARI YEEELATAA
DHEXDA WAA INAY UYARAATA
MIDAB MAARIN DHALAALA WAA INAY YEELATA
MISKO BALAARAN
TIMO IYO CIRID MADOW
WAA INAY HADAY UYARAATO NOQOTAA 75 KG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Wow, Yaska bro, aftaahan baaba tahay!!!

To Bro, tilmaanta aad sheegtay ma rag horaay yiri mase dookhaaga baad ka hadashey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
Hal mid ayaan la yaabanahay ! waxa soomaali & dibka ( mateekada ) lakala siiyo ? dadka qaarna waxay ugu yeeraan ( nacala abuugtada)

...Nin walba oo somaali ah wuxuu yiri " waa in ay qaarka danbe uweeyn tahay ?" Waxaan la yaabanahay waxa aad meeshaas ujeceshihin....aniga ? bahashaas la imaba tusaba...aniga & ayada waa nala kala qariyaa....

Macsalaama...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi-cade

Unrecorded Date
Gaaaax, Macalink waa heshay ...... akhyaartoo inta oo naag mateeko weyn ka carartay aanba la yaabanaay......

Macalimiinta adinka garoobtoo laga soo dhameystay aa raadineysiin gabar ma rabtiinaan u maleeynaa.

Naag mateeko weyn, suxulo weyn, majo waaweeyn, buuran oo fuusto camal eh oo dhinacba loo gadin karin culeyskeeda in wiish(crane) loo keena mahee
Taas garoob oo afartankii dhaaftay waaye.... gabar ma ah.... kalabarta horta........


Daqooshinkaa tihiin maxaan dhaahaa.........war
gaber hadiis kacal kaa galaayo
ha gaabnaato ha gaduudnaato.....and you find the rest of the song

aniguna waxaan ku dari lahaa

ha dhuubnaato............
ha mateeko yaraato........and
ha madoobaato(soo madow ma nihin.......)


ha ila yaabina


ninba hablaha miduu ka heluu hodon yiraahdaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gacaliso

Unrecorded Date
Salaan,
kaalay iida saan looga hadlaaya naagaha nimankiinah aaway.
Mise total complete waaye which i doubded.
just wondering ninmankanah waxa looga baahan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

royal

Unrecorded Date
to abdi cade
sxb miyaadan maqal in naagaha aan jirka ahayn laga dayriyay waa tii la yiri

haday dhuubo wayn tahay waa raaxo kaa dhimane
naag aan dabo lahayn waa qaxwo aan
sokar lahayn sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi-cade

Unrecorded Date
To: royal.........macalinka wax jira ayaa sheegeysaa laakiin ma maqashay nimanka mid walba dookho meel buu uga jiraa..... maweysan dhici karin ninka

sadarkaa ninka sameeyey inuu dookhu dabada uga jiro................meesha umadda badankeed uu laabta ugugu jiro.....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guhaad

Unrecorded Date
Yaska .

Waxaan u malaynayaa inaad ka hartay ragii hore , waxaan ka helay tixahaaga (jacburkaaga) .

Raggii hore waa ay inaga aqoon badnaayeen xagga dhaqanka iyo dumar aqooshaha. Marka ana waxaan raacsanahay iyagii uun. Badhida iyo kubabku waa lagama maarmaan xagayga , midibka waagii hore casaankaan jeclaa laakiin iminka wax baa iska key bedeley oo hadey dhuxul tahay waxba ka qabo.
Waa inay tahay qof karti leh oo aysan noqon Canyaaso!!, waa inaysan gaabnaan , oo aysana sidaa u dheerayn meel dhexe ha joogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Gabar ha dheeraato ama ha Gaabnaato hadeeysan Mateeka Saarnany ha ku deeyso asxaabto, Walikiin Ma maqasheen. Isii Isii Dibka.

Dhalinyaro maxaa loo saaray dumarka. Ma ahan inaan ku cayaarno ama taataabano. Laakiin fiirinteeda waa muhiim. Dib la'aantiis ma noolaan karnaa.

Car raga ma idinku jiraa midaan dhihin (Kun Labo Kun) Dherer iyo Dherer La'aan muhiim ma'ahan oo kub muhiim ma'ahan, MATEEKIYO iyo DHEXYAR Waa Muhiim ISII ISII. Naagaan niigo aqoona iga ilaali, Rux ruxis taan Jecelnahay.Ee soo wareeji hee.

Niman yahaw ilaaheey baan idinku dhaarshay naag markeey siijeedo iyo markeey soojeedo aan la kala garaneyn ma naagbaa?(Sida naagaha cadaanka ah)
Nin walba ceesaantii ceelka Geentay.

N.B. ANON. If you can read and write English why not Somalian Idiot. Have you heard, If you don't know Somalian learn if you know Teach!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.