site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGOW IGA DAMBEEYOOOOW!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): OGOW IGA DAMBEEYOOOOW!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAC DHERE

Unrecorded Date
WAXAA LAY YIRAAHDAA JAAMAC DHEERE

WAXAA JOOGA KUNOOLAHAY DALKA AMERICA CIMRIGAYGU WAA 47 WAXAA SOMALIA KASOO TEGEY KA HOR 18 SANO
WAXAA QURBAHA DABAASHOBA 12 SANO KAHOR AYAA WAXAAN LANOOLA NAAG MARAYKANA WAXAA LANOOLADABA WAA GUURSADAY IYADOO LABA CARUURA II HAYSA IMINKANA WAXAA LEEYAHAY 4 CIYAALA OO GAAALO IYO MUSLIM WAXAY YIHIIN AAN LA AQOON


HADAY DIBADA II SOO TUURTAY ANIGOO GABOW IYO CUDUR IHAYO MARKAA WILAASHA YARYAROOW ANIGU MEELA WAXKAQABTO MAJOOGE EE ADEER LIIBAANOYIN WAXAAN IDINKULA TALIN LAHAA

WAXAAN NAAG SOOMALIYEED AHAYN IDINKUMA OGI

MAANTOO AAN TALO HAYO TAAG MAHAYO MARKII AAN TAAGTA HAYEYNA TALO MAHAYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi yare

Unrecorded Date
to jaamac dheere
saxib waan ka xumahay ilaahayn meel wanaagsan
ha ku geeyo balse naagihi somaliyeed markey
yimadeen north ameerika loo taag waa hadaad laba erey is la dhaaftan waa 911 walaahi aniga mid somaliyeed ayaa banaanka ii soo soortay oo caruurtiina iga reebatay marka duulku waa isku mid
ee naag mareykan ah kaliya ma aha dhibaatadu
intaa iyo nabad gelyo ilaaheyna ha ku caafiyo walaal amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Dhalinyaradii dibada timid 65 % waxay caruuro ka dhaleen naago cadaan / ajanabi ah. Hadaba hada waxaa soomaaliya la isku dagaalayaa qabiil, laakiin 50 sano ka dib waxaa la isku dagaalidoonaa Gaalo & Muslim.

Ilmo Jaamac dheere oo miiran ayaa meel walba jooga. Soomaaliyeey hala dhagaysto talada Jaamac.

Waxaa kaloo wadankii lagula soo laaban cuduro aan la aqoon jirin, sida AIDS-ka & kuwo kaloo aan la aqoon. Awal ragga soomaalida iyakoon hubsan qoftaan ma cafimaad qabtaa mise maya ayeey dalaq ku siisan.

Taasna waxay keenaysaa laba mid. 1) in ay caruur udhasho dabadeedna inta kala harto cayrisa. 2) ama waa in ay cudur halisa ku reebtaa.

Ayaamahan danbana waxaa ragii soo baasay dumarkii Soomaalida, oo waxaad magaalooyinka qaar ku arkeeysaa, inan soomaali ah oo nin cad/madoow gacanta haysata....shuu haada, yaa aqii ?

Ogaada ninkii caruur ka dhala naag aaan Islaam ahayn, in ninkaas aaqiro laweeydiindoono caruurtaas.

Marka hore waa la macaansanayaa marka danbana waa la shalaayayaa....Aloow maxaa iigeeysatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buubaay_libaax-san_ka_taaabte

Unrecorded Date
To: Jaamac Dheere


Walaal jaamac arinta adiga ku heysata hadaad tusaale uga dhigto cawaaqib xumo ku soo food leh
qof walba oo guusaday haweeneey aan soomaali aheyn
inaga waxay iila muuqataa inaad midab kale sooc iyo quursi ka wado...


waxaadna af-lagaado u geysaneysaa qooyses badan oo
labad qof uu midkood soomali aheyn. anigu waxaan kugula talin lahaa intaadan dad talo u soo jeedin adigu wax kula taliya raadso.

maxaa yeelay ficilka hal shaqsi baad ku camimeysaa umad dhan oo aan shuqul isku laheyn......

Taasina waa tii soomaliya looga dhaqmayey. Anigu waxaa ku arkaa inaad hadeer soomaliya ka soo roogsatay.................marka bal horta is taji oo afkaaga dabool intaad waxa kala fahmeysid... wali waad dhego xiran tahaye.......

Mida kale haadaad is leedahay mid soomaliyu sidaad ma kugu suubiseen. bal wax yar soomaalida wareyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii and D

Unrecorded Date
To Buubaay Hadhkiisa kacarare,

Markaan magacaaga arkay ayaan gartay inaan wax fiican kaa soo socon,
waanan ka xumahay sida khaldan ee aad wax u fahantay iyo aflagaadada kaa soo yeedhay.Jaamac Dheerena waan ka raali galinaya hadalkii gefka ahaa ee aad kutidhi.

Hadaan kuu sharaxo khaladkaaga kumuu odhan Jaamac dumar aan soomaali ahayn yaan laguursan kumanuu odhan naagaha soomaalidu raga ma eryaan, ee wuxuu ku yidhi mid hadaad kala tagtaan caruurtaada ku korinaysa muslinnimo guursada. hadii aadan muslin ahayna sheekadu kuma qusayso adigee haku qaldamin.

To Jaamac Dheere,
Waad ku mahadsantahay talada wanaagsan ilaana haku caafiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buubay_san-ka-taabte

Unrecorded Date
yakh!.........................diin iyo wixii ka daba wareegaan isu nacay........ meel kasta diin, diin, diin, diin, ,,,,,,,,,,, ini dardartay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac dherre

Unrecorded Date
buubay san ka taabte

wiilow marka hore diinta ha aflagaadayn

waxaan ahaa nin muslima dhulkiisii iyo dadkiisii kunool

waaagan dibada imi waxa igu kalifay inaan naagta cadaanka raaco waxay ahaydd dumarsoo,maliyeed la,aan

iminkana saaxiib taydoo kale ayaa kuudambayndoontee
bal ayaamo wardhow wardhawr
kabahaaga wax iigu shub hadii aadan tayda iyo midkadaran kudambayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
To. Buubaay Hadhkiisa kacarare

Duli Alla ku bad !. Meeshan loma iman ina la murmo maanta dhana la is cayrsado. Walaalkeen Jaamac arin buu sheegay, wuuna ku mahadsan yahay.
Arintaasna meel walba oo ay soomaali joogto ayeey ka dhacdaa. Waxay ahayd in aad fikradaada ka dhiibato, laakiin nasiib daro waxaad udhaqantay sidii badaw ama jaahil.

...Waxaana umaleeynayaa in aad ku jirto off-side, waayo waxaan ka arkaa sida aad arinta uga gubanayso.

Ogoowna diintu waxay imaanaysaa lanbar 1.

To. Lii and D

...Walaalkiis si sharaf leh ayaad ugashay. Waxaana rajaynaynaa in uu taas ku waano qaato.

To. Jamaac dheere.

Walaalkiis adna xaal qaado sidii saaxiibkeen Lii and D kuu sheegayba. Kana waxba haka soo qaadin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buubay-labaax-san-ka-taabte

Unrecorded Date
horta ani maa waalan mise cadan aa laga heesaayaa.

Lii& d
Anigu igu sheegeysaa inaan sheekada fahmin laakiin runtii adigaa walaal bacaad toobin ku haya. Fadlan hal mar ilow waxa niyadaad ku jira iyo sidaad jeceshahay in macnaheedu noqdo oo ka faalood wax hortaada ku qoran.

mahad...


adigu maba istaahi in laguu jawaabo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii and D

Unrecorded Date
Mahad,
Duqa waad mahadsantahay.

Buubaay,
Horta sxb maanta sidii hore waad ka hadal wanaagsan tahay.

Jaamac haduu dookhiisii ku soo koobay soomaali, gaalad aan caruurtiisa muslinnimo barayn, amaba u diidan haduu ka hadlayna cid dhibaato umuu gaysan.

Cunsurina maaha ee diintaa sidaa ina faraysa.


Jaamac dheere,

Anigu soomaalidaan arkay inay gaalo lasaaxiibaan mooyaane waa dadka keliya ee aan caruur kadhalin, iyagoo kabaqaya dhibaatadaada oo kale.

Adna inkastoo ilaah meesha wax ka waday waad ku fogaatay markaad afar caruur ah ka dhasy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Hello

Jamac Dheere the feeling is mutual. You are not the only one with mixed kids both identity and religion. We feel ya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waa salaaman tahay Jaamac dhere runtii hadalada
aad soo qortay kuwo wax ku awl ah ayay ahaayeen
waadna ku mahadsan tahay fikradaada iyo waayo
aragnimada aad nagu soo kordhisay dad badana
way ku cimri qaadan doonaan
anigaan kula hadlaya naag cadaan ah ayaan la noolaa ilaa mudo 3sano ah inkasta oo aysan
ilmo ii dhalin laakiin hadana mar walba dhib
baa iska jira hadana waan kala tagnay aad baana
ugu faraxsanahay kalataga maxaa yeelay marka
ay ilmo kuu dhasho markaas ayuu hoog iyo ba,aba bilowdaa adigana ilaah ha ku caafiyo Aamiin.
To buubaay
duqa adiga xumaan doon baa tahay mise qoftoo aa
kuu ilduuftay oo waxa ku gubaaya waa taas naag
cadaan ah sxb wanaageeda inta hore waaye kuleelkedana ama waad ogtahay ama waad ogaan doontaa raggii walaaladeen ahaana runta ayay kuu
sheegeen wayna kula taliyeen marka dadka meel cidlo ah ha ka xagxagan.
mahadsanidiin Lii iyo Mahadba bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Unrecorded Date
Waar waxaan ogsoonnahay inaan talo iyo maskax keeni kari waynay intii inagu jirtayna waxaan ku duminnay dalkeennii waanan ku dhisi kari weynney, haddaba waxaa inoo ballan ah inaan guursanno naag allaale naagtii ina ogolaata ee dhalaysa, gaalo waa inay noqotaa christian ama jews, laakiin yaanay noqon kuwa dhagxaanta caabuda ee aan waxba ogeyn maxaa yeelay way inoo ogashahay diinteennu Christanka iyo yuhuudda naagahooda inaan guursanno laakiin waa inaan bixinnaa meherkooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arawelo

Unrecorded Date
Waan idin salaamay dhamaantin; jaamac wixii hore iyo qalad kaad gashay iska iloow anigaba banaan aan taaganahay sidaadoo kale ayaan markii hore qaldamay hadaan busta iska jafano maxaad ka qabtaa ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Unrecorded Date
TO: jaamac
walaalow waad ku mahadsan tahay taladada wise man baa tahay hadaba dadkaga u digayso ,lakiin mid baa jirta 47 sano duq maha walina duq maad noqon meel dhexad baad tahay markaa waad ka tagi kartaa ilmahagana ka kaxayso hadii kalan u dhaaf ha korisee ilayn adaa galay markii hore af libaaxe, mana aan jecli ka tag inaan ku i dhaahdo laclac wali maad noqon xaaji .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheeq sheelile

Unrecorded Date
ku jaamac dheree
waxaa waye ilahay haku soo hanuuniyo nukoo alkolise eh waa dhib qabaa xadiid a dhahaya wabiga shabele aad markaas danbiga waa kaa dhaqmaa adeerow iska ducayso quraan aqriso 5salaad tuko kor u ooy ilahay waa ka samaxaa hadaa cawadii ilahay barisid.aslamu calkiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Jaamac dheere hada see tahay wadaayoow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAC DHEERE

Unrecorded Date
I'm sorry arawelo

idhaaf ayaan ku idhi abaayo marabo mid gaalo soojiidhay raga soomaliyeed anigaa ugu liitoo dee meel kuuma hayo waayo waxay yaqaanaan sex nooca loyaqaano 69 marka marabo naagsomaliyeedo taqaana 69 ee abaayo iga gembiso
EE MEELAHAA IYO CADAANKAAGA ISKAGA WAR WAREEG
ANIGU SOMALIYAA AYAAN SANADKAN USOCDAA HALKAASAAN MIDYAR OO WAXBA WARKAHAYN DEE SOOCAMAYNAYAA

OK
ADIGUNA ADIGAY KUJIRTAA SIDAAD YEELAYSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
marka hada sidee tahay jaamacoow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAC DHEERE

Unrecorded Date
waaryaa ninka magacayga sheegtayoow isku xishood oo nacnacda kala tag meesha

Araweelo

walaal waa figrad wanaagsan arinta aad soo sheegtay adigoo kale oo wayo araga sidayda waan ubaahnaayee xagee kaala soo xiriiraa?


sidaan ahaan lahaa waa iga dhamaaatay talo iyo taagtoona mahayo maqaarkaygaa banaanka looturaye iga danbeeyoow rag iyo dumar is ilaali oo ajnebiga iska ilaaliya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.