site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaalida diinta muslinka ma ku dhaqantaa mise ???????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Soomaalida diinta muslinka ma ku dhaqantaa mise ???????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
Waad salaaman tihiin kuligiin maryooleey
runtii aad ayaan uga xumahay habka ay Soomaalidu
diinta ugu dhaqmaan,marka la yiraahdo qof
Soomaali ah Gaal baa tahay inuu ku dilo ayuu ku
sigtaa hadana waxa ilaahay faro ma sameeyo oo
kaftan ayuu ka dhigtaa siiba dadka dhalinyarada
ah wiilal iyo gabdhaba oo qurbaha soo galay
marka waxaan jeclaan lahaa in fikrada aan qabo
dad kale ila qabaan ama aan kaligay nin waalan ahay badanaa mawduucyada muhiimka ah waan ka boodnaa marka ilaahay halaga baqo oo mawduucyo
aduun iyo aaqiraba wax taraaya ha laga hadlo mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaam;

Waa mowduuc wanaagsan, laakiin qol khalad ah baad arinta ku soo bandhigtay, Fadlan Qolka-Islam la yidhaahdo u soo rar mowduucaada!!

Salaamu 'aleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
To Yaska.
Waad ku mahadsan tahay saaxiib laakiin halkan
aniga ayaa ugu talagalay oo dhalinyarada laga
helayaa kuwa qolkaas u goynaya.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.