site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aa maxaa yeelaa oo sameeyaa?????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Aa maxaa yeelaa oo sameeyaa?????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hudo

Unrecorded Date
waxaa ahay gabar 25 weli guursan cimrigii teg nina mahayo yaa noo naxariisto hada maa cadaanka iska raacnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
maya ha raacin, horta diinta si fiican u baro, anigaa u diyaar ah inaan wax ku baro, ii dhaaf e-mailkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
ASALAMU ALYKUM HUDO

HADII AY DAACAD KAA TAHAY WAXA AAD SHEEGAYSID OO AAD GUURDOON TAHAY ANIGA WAXAAN AHAY WIIL SOMALIYEED OO MUSLIN AH OO GUURDOON AH MARKA IIGALA SOO XIRIIR E_MAIL "abdi118@hotmail.com"

sidaa iyo is maqal wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Unrecorded Date
You are only 25yrs old girl........Cimriga kaa tagay muxuu yahay? Your days have not even began yet. Hold on your horses and enjoy your single life!!! There is alot to do in life rather than wait for a man to take of you. Take care yourself, educate yourself, live and love yourself first!!!!!!!!

Adoo kale waa aqaan.........waxaad tahay kuwa markay guursadaan.........ISDHIIBA.....if you know what I mean....dabadu iyo calooshu isku darmato, just because they got married and they don't care about any other man or themselves because you basically got the diploma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Hibo

Hudo needs someone to share with her life not crisism from you.
What is with the ENJOY YOUR SINGLE LIFE STUFF COMING FROM?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMED

Unrecorded Date
ASLAAMU CALEYKUM WARAXMATU LAAHI

WALAAL HADII AY JIRAA WAXAAS ANIGAA XALINAA EE IGA SOO XARIIR (MAHAMED12@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Unrecorded Date
Iyaan taan oo dhan aan quwale aqrinaayey qoftoo
lee maad heshid Ilaaheey amarkii waaba kanaa Hudo
lee aaba timid.Marka Ilaaheey amarkiisa waaba fulay, laakiin wali wax yar aa dhiman.

Hudo abaaydiis hadii aad mid ku anfaco aad kawedid
anna i baraawey bal adaa qanci doontidee.Naagtii
ani ihesho walaahi nin ee heshay, abaaydiis ee so
dhaqso hee adna.Abaaydiis hadii aa heshayna mid ku qanciyona Ilaaheey hakuu bara keeyo, anna qoftoo bara keesan Ilaaheey ha ii saxlo.Aamiin Inshaa Alaah...........
..........jaawna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Unrecorded Date
Iyaan taan oo dhan aan qulwale aqrinaayey qoftoo
lee maad heshid Ilaaheey amarkii waaba kanaa Hudo
lee aaba timid.Marka Ilaaheey amarkiisa waaba fulay, laakiin wali wax yar aa dhiman.

Hudo abaaydiis hadii aad mid ku anfaco aad kawedid
anna i baraawey bal adaa qanci doontidee.Naagtii
ani ihesho walaahi nin ee heshay, abaaydiis ee so
dhaqso hee adna.Abaaydiis hadii aa heshayna mid ku qanciyona Ilaaheey hakuu bara keeyo, anna qoftoo bara keesan Ilaaheey ha ii saxlo.Aamiin Inshaa Alaah...........
..........jaawna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aa maxaan yeelaa oo sameeyaa

Unrecorded Date
walaal haduu waxaad sheegaysid run yahay oo ilaahay kugu ogyahay la xiriir walaalahaaga wan wanaagasan ee e-maeladoo ku sii yay hadad tahay qaf ciyrayan ilaahay ka cabso oo beenta iska dhaaf maadan ogayen beenta in naar lagu galo haday nimankaasi wax ka qaban waayaan la xiriir walaaladaada kale marna haku fikirn inaad gaalo raacdo waayo naarbay kuugu yeerayaan walaaladaana janay kuugu yeerayaan ogoowna aduunkaan inay xisaabi kadanbayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaa waxba hawalwalin one day you will find man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
naa hudo
naa nin maheshay??? ala maskiinad halkoo afdheere xataa ma waysay!!!! hadii aad tahay gabar qurxoon ii sheeg walaalkee aa isagana naagdoon ah aan kugu daree hadiise aa tahay XUUUX iga raali ahoo ilmo XUUX AH eedo uma noqon kariyee.

ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kezi

Unrecorded Date
To:Manaxdo
Ceeb leey naayaa nin walba haduu tii fiican arooso kuwa kale yaa aroosaayo?????tan labaad walaal kaase yaa og in uu asba xuux?????????
waxaan ku dhihi lahaa aduun yadaan aad u jeedid laba qof oo wan wanaag san isma helaan.Nolasha dhan waxee ku dhisan tahay dulqad.Labadi qof oo isla noolna waa in uu qofba mar kasoo dhacaa jaran jarta dulqaadka nolosha,markaas saa kan kale cel celi naayaa.Ee wax yaalaha qaar kood kafiirso walaashiis Manaxdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
kezi

sidiii maamooyinka aa ii waanisay, huuno nolasha waxay tahay waa la socdaa ee waa iska kaftamaa, adi XuuX aa tahay waa kuu jeda marka koo fiican aa kugu soo aadayo lakiin adigana in badan jaran jarada waa ka dhacee!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kezi

Unrecorded Date
To:manaxdo

Ani iyo adi xuux iyo xaax kama aanan had leen.
Balse waxaa kuhadashey aan kuu saxaayey,ee hadaad
dhaheesid i dhaaf okey waaye walaashiis.
Afka in aad suub setidna wee fican tahay walaashiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
To Manaxdo

lol..walaal waad iga qoslisey kow dheh marka labaad
1,xuux+xuux= xaax
2,xuux+xaax=xuax
markaa No one is perfect hadaad inan si jiigsan u taagan tahayna qof kula booda waayi meysid ee adu talow ma dixiin ayaad tahay mise buurbuur..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
To Manaxdo

Ooooops sorry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Andrez18

Unrecorded Date
TO Hudo sis waan ka xumahay hadday meesha nin joogin maxaa ku dhigay sidee nin la aan u joogi kartaa waxaan kudhihi lahaa nin waa nin ee kaad ka hehso kuqabo!

TO Mánaxdo walaalka maxaad u siinaysa walaalka x´haduusan xuux aad shegaysid ahayn muu nag radsado mise ma heli karo waa xuux aad shegaysid lol adiga qudhaadhi xuux aad shegaysid kama ´fogide deris aad tihiin kolay anyway bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isha

Unrecorded Date
waryaada gabadha talo ayey idin soo waydiisatey eema aha in aad kusobodin nin maysan waynine meel walbuu buuxaaye gabadha dhiga waamaxay xuuxda iyo xaaxda aad sheegaysiin teeda kale soobarta sida soomaliga looqoro qaarkiin waxaad moodaa inay seeraale kasoobexen fiq fiq by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kezi

Unrecorded Date
To:isha
Abaa waaba kashakiyee macaliminta BB da maad
ahaan jirtey.Waa maxay waxaad meesha nola timid
fud fudeedka iyagaa lagu yiqiinee.
hadii aad talo u hesid gabadha sii hadii kalena
caac caac iyo dhuq dhuq meesha lagama rabo
abaa aan war kusiyee.Mideeda kalese seeraale wax haka shegin sabab too ah Adigaa wax lagugu soo barey ee ILAAH ku xamdi abaa noh.Aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Unrecorded Date
GAX GAX GAX GAX GAX GAX GAX AGAX GAX GAX GAX GAX
LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOLLOL

EYAAHE HUDAAY HUNO WAAXAY DEE MEESHAN ARBUSH BAAD BA KA YARA KICISAYE, GAW AYAAR BAADNA UGA SIIBATAYE. SHOW ILAYN INAMADII SOOMAALIYEED WAA BA WADA SINLE WAR ILEYN BALAAYO. NAYAADHAHEE WAA HABLIHIINA SOOMAALIYEED INAAR DEE INAMADA HALA GUURSADOO, CEEN ASTURE,

WAA MANAXDA LOL YOU MADE ME REALLY QOSOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suha

Unrecorded Date
Asalaama Aleikum dhamaantiin,

Walaal Huda waxaan ku iri haddii adigo weli gaarin 30 sano oo sidaan u hadlayaa talow markaad gaartidna sidee baad u hadli lahayd?? Walaal uma maleenayo inaad guurdoon tahay ee waxaad tahay qof ciyaaraysa malaha. Raali ahaw xumaan ulama jeedo. Haddaadse tahay gabar muslimad ah oo Ilaah ka cabsata insha Allah Ilaahay(swt) kuma daayacayo ee bari oo dheh Ilaahow isii nin fiican oo diin leh, iwm, waayo haddaad guur ku degdegto laga yaabee inaad ku aado mid xun, ama adigo weli yar lagu furo oo halkaa ku noqotid garoob, marka iska guurso ma aha ee ka fiirso. Dadaalkaaga iyo ducadaba isku wad. Walaal Ilaah ha kula jiro, sidaa iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
hi hudo
abaayo aad aan ug xumahay inaad adoo waqtigaa ku jira saas leedahay waa maxay qof yahay anagaaba noo deyrine ani walaahi soddenkii labo lee iiga haray nina ma hadal hayo, kuma lihi ma u baahni ,dabcan waan u baahanahay laakiin nin kasta ma iska raacayo hadaan 40 gaarana reerkayaga waxay i dhahaan waad guumaysowday waa og tahay soomaalida haday gabadha 20 dhaafto waa gumays ,laakiin macaan waxaan kugula talin lahaa inaad noloshaada ku mashquushid hana rajo dhigin hadaa adi qof adag tahay oo nolosheeda dhista waad heli qof fiican inasha alah.
waxaad ku dadahss si ilmaha aad dhali doonto adi mustaqbal ugu samayso , ha ku fekerin inuu aabohood u samaynayo weligaa ma hubtid qofkaad wax u dhali doonto ,marka macaanto nin intaa isku mashquulintiisa dhaafto is habeey
waan dareemi amba marmar cidlada iyo qolka yar waa i dhibaa hadana waa is ceshaa oo aan dhahaa maya gaalna ha raacin ciyaal suuq derbi taagana ha raacin .
nabadeey iyo nasiib wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki

Unrecorded Date
TO HABOON
WLC/salaantaas qiimaha leh kadib.
maxuma talada aad siisey walaashaa somaliyeed
laakiin mid aan ku weydiiyo Habooney waxaad tiri gaal guursan maayo iyo ciyaal suuq darbi jiif ah anigoo su aasheyda ku fududaan maxaad ula jeedaa darbi jiifka aad sheegtey,
haduu macnahaagu yahey inaad ceyso wiilasha somaliyed ee walaalahaa ah meel baad nooga dhacdeye waana inad na xaal marisaa,guurkaaguse waa mid adiga kuu gaar ah.

HUDA
Walal ilaah hakuu sahlo mid nolashaada inta ka hartey aad farax kula dhameysato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
Dear: Somali Sisters

Walaal waxaan idiin sheegilahaa wax Huda sheegin
Waa run, oo gabdha waxaa ku fiican iney guursato
markaygaarto 18 ama 19 hadii kale waxay noqo older
women aritaasi waa arin soomaliya soo jirijirtay
Hooyadeyba waxaa lagu guursadey iyo 16 jirta.

Gabdhii Rabta Wiil ay nolasha la qabsato ha ila
soo xiriirto anigu waxaan joogaa usa 26 jir, Waxaan raadinayaa gabar Xijaabata
sabdi@mailandnews.com

Your's Ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAXYE

Unrecorded Date
WALAALAYAALOOW WAXAAD MOODAA IN QURBUHU GABDHIHII KA WADA DHIGEY AFTAHAN, GEESIYAD WAQTIGII SOOMAALIYA LA JOOGEY GABDHAGA WAXAA LAGAGA DHICI JIREY WADADA CAAADIGA MAREYSA ,RAGA HADA JOOGAA AAN KA MID AHEY ANIGUBA IN AAN KU DHACNO DAAYOO TLF BA U MA DIRI KARNO. I DO NOT KNOW WHY. WAA CAJAAIB.

WALAALEY WAXAAN DEGENAHEY U.S.A OHIO. I DO NOT CARE. DADAADA QABIILKAAGA QURUXDAADA IWM.HADAAD WALAASAYEY I XIISEYNAEYSO ILA SOO XIRIIR REER XAMAR BAAN AHEY KU DHASHEY SOMALILAND.

WALAALEY WAXAAN DEGENAHEY U.S.A OHIO. I DO NOT CARE. DADAADA QABIILKAAGA QURUXDAADA IWM.HADAAD WALAASAYEY I XIISEYNAEYSO ILA SOO XIRIIR REER XAMAR KU DHSHEY SAMALILAND.
musosma@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Unrecorded Date
to zaki

aboowe waan ka xumahay hadii aad u qaadatay inaan wiilasha oo dhan caayi ama aan leeyahay wiilashayada waa ciyaal suuqiin.
waxaad moodaa in markii qurbaha la soo galay ay gabdhihii ka firfircoonadeen wiilashii oo ayaga mustaqbalka reerkooda naftooda iyo ubadkooda uga welwel badan yihiin aabayaasha , hadaba waxaan ka wadaa anigoo nolosha la halgamaya oo subax walba u kala haya si aan waxa aan dhalay ama naftayda meel fiican umarin lahaa ma rabo ina aan nin ka dhigto wiila intuu habeenkii oo dhan meel xun ku maqan yahay subaxdiina hurda ,hadhowna cayr raadsanaya
iyo mid shaqaysta ama wax barta ,laakiin balwad leh sida qmro jaad iwm.

waxaan rajayn inaad fahamto waxaan ka wado
bye iyo cafis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.JAH WAREER

Unrecorded Date
WALAAL HABBON WAXAAD SAMEEYSAY MA JIRTO HADDI AAN NAHAY RAGGA QURBAHA JOOGA IYO KUWA CARRIGA AAN OOGO SOO TAGNAY XAAR AYAAN KA WAREEGNAY KULLIGEEN EE ILLAH CEEBTEENA HA ASTURO AMIIN AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Andrez18

Unrecorded Date
TO Haboon ok sidaad shegtay waa jirtaa lakiin ma iswaydiisay iney jiraan gabdho noocas oo kale ah oo lacagta la shaqaysto raadinaya aan camal kale lahayn in nin wax siiyo mooyane lakiin ha dhihin raga somalidu waa wada darba jiif lakiin adigay kujirtaa diaad naftaada ka yeeli lahayd ee dadka ha isku qaban!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalama Aleykum

walaalo hadaad inan tahay. Ilahay wuxuu yiri alsabro macal iimaan waa inaand iska sabartaa, tan xigtana guurka ka fiirso ma aha shey lagu ordo, laakiin waa shey uu ilahay subxaana watacaalaa uu ka helo, waxaa la yiri hadaad guri halaal raadisid waxay ka dhigan tahay adoo masaajid dhisey, tan kalena wuxuu ale subxaana watacaalaa yiri al saaniyatu wal saani daqala naar, sheyga ugu xun ee loo neceb yahay waa saaninimada, walaalo gaalo ha raacin, nin islam ah raac oo aad isku dhaqan tihiin isku af tihiin bari ka maalin hadaad ilmo keento aad wada bartaa
halkan qurbada wax yaabo badan baa ka dhacay, hablilhii soomaliyeed oo niman cadaan raacey, hadana ilmihii ay dhaleen oo dhaqan kale qaatey, oo markey 18jir gaaraan meel kale dega oo nin ama nag dhexda qabsada, adigu walaalo yanan hadalka kuugu daalin ilahay qof fiican oo nolsha kula wadaaga ha kuu sahla oo diintaada dhawra iyo dhaqankaaga
wa bilaaha tawfiiq
waa gabdh muslimad ah oo jecel xaqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalama Aleykum

walaalo hadaad inan tahay. Ilahay wuxuu yiri alsabro macal iimaan waa inaand iska sabartaa, tan xigtana guurka ka fiirso ma aha shey lagu ordo,
laakiin waa shey uu ilahay subxaana watacaalaa uu ka helo, waxaa la yiri hadaad guri halaal raadisid waxay ka dhigan tahay adoo masaajid dhisey,
tan kalena wuxuu ale subxaana watacaalaa yiri al saaniyatu wal saani daqala naar, sheyga ugu xun ee loo neceb yahay waa saaninimada, walaalo
gaalo ha raacin, nin islam ah raac oo aad isku dhaqan tihiin isku af tihiin bari ka maalin hadaad ilmo keento aad wada bartaa
halkan qurbada wax yaabo badan baa ka dhacay, hablilhii soomaliyeed oo niman cadaan raacey, hadana ilmihii ay dhaleen oo dhaqan kale qaatey,
oo markey 18jir gaaraan meel kale dega oo nin ama nag dhexda qabsada, adigu walaalo yanan hadalka kuugu daalin ilahay qof fiican oo nolsha kula
wadaaga ha kuu sahla oo diintaada dhawra iyo dhaqankaaga
wa bilaaha tawfiiq
waa gabdh muslimad ah oo jecel xaqa

osafia@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hi Hudo!
Wallaal calafku waa halkiisa cidna lama dhalan, ee waa kii uu nasiinka iyo dookhu ku raaciyo.
Ha degdegin 25 waa waqtiga ugu macaan,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hi

waraa meeshaan dhanba Qaldaan wiririf lee isku imaaday, "wallaal, wallaal, wallaal.....uf! iyo kir iyo kud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nadra

Unrecorded Date
assalaamu calaykum dhamaantiin

To: Huda

Hudaay horta kuguma bilaabi karo canaane
waxaad iga gudoontaa salaantaa islaamka.

Hudaay waxaad ku hadlayso inan wax isku
falaysoo isku yaxyaxaysaa kuma hadasho
amma xataa inan hooyo soo korisayba aan
idhaahee.

Huda marka labaad ma tihid naage, nin
goorgarad xidhaad tee walaao wax isku
faloo hablaa sharafta iyo sumcadda ha
kadilin in kastoonay intaaba kaga dhimanayn.

Huda marka sadexaad waxaad ogaataa maadaamood
iska dhigtay naag ood walibana soo qadatay
magacii hablaa inaad ku sifoobayso sifadii
ragga naagaa iska dhiga ilaahay hanaga shartiree.

Marka xigtana mujtamacaad ku nooshuunbaa
lala mid nqodaabaa layidhee malaa waxaa
kubadalay qurbaa aad soo gashee nin nimadada
iyo subcadaada u tudho sidaa hablo waxba kuma
yeelayside.

waa iga intaa iyo canaan walaalnimo Huda hadaad
ka xanaaqayso iyo hadii kaleba.

To: dhalinyarada kale tufaax qudhmaa
tufaaxyada kalena dilee bal mid kastawba
intaanad u hiilin naagaa aduu waxaad ka
raacdaa dantaada kii uhiilayaana waxuu
ilaashaday amma uu kasoo baxay waa jib lagu
lahaa waayo rag iyo dumar dhinacna kuma kala
tagaan kolay hooyadaa tayna.

W/c dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
nadra
sorry sister I am not good in somalia writing about these issues , what I absorbed you speech was really remarkable s/how , but how you can get this smart somaliwardS or you are "hooyo "????????????????
obviously there many these girls in oversea and, having problem with married. why are you ignore her , if she thruely delight the issue . or u r jealse to feminism
hheheheh lol..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadik

Unrecorded Date
to:huda waan kusalaamay salaan kadid waxaa ladhahay naag kuna waashirisaa halna way kala dhex baxdaa . waan kaftamayaa ee haan isku tuurna kawaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
inta caaytantay oo dhan:
Maxaa keenay in rag iyo dumar la isu caayo ama la isu eedeeyo,arintu waxay taagan tahay gabar leh nin doon baan ahay, waxaa la yiri waa nin waayay iyo nin masaaro ku daabahaayo,haddii aad weeyseen, anigaa ka mid ah inta masaaro ku daabanaayo ee gabarta ii dhaafaa aan ku xaluushee,yaa gartay?.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.