site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naan is wada jecelaano walalayaal dumar iyo ragba meel walba aan jogna .

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Naan is wada jecelaano walalayaal dumar iyo ragba meel walba aan jogna .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shakur

Unrecorded Date
Waxaa aniga ii fican in aan runta idin sheego lakiin ima rumaysanaysaan. somali la aan waa indha la aan diinta katag waa cadab somalida inkir waa cudur aan dawadiisa lahan. marka aniga waxaan idin sheegayaa waxaan ahay wiil iska dhalinyara ah in kastoo aan jiro 19 waxaan idin sheegayaa in aad is wada jecelaataan meel walba aad aduunka ka joogtaan oo eydan ka tagin tiintina, dhaqankiina iyo afkii hoyo iyo abo
**(shakur)**

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Unrecorded Date
HI shakuun
Walal maka tageyno diinteena iyo dhaqankeenaba
lakiin adiga oo wiil yar ah ayaa intaa garte
thanks brother
take care
love you

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.