site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naxdintii iga qabsaty somali #channelka MIRC da

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Naxdintii iga qabsaty somali #channelka MIRC da
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Unrecorded Date
somaliyeey ma anaa waalan mise sodohyadaa waalan
waxaa ahay nin reer degan pakistan ,
hadaba sideedaba waxa ka jira halkani dhib xaga dumarka ah markaas baan aa is idhi alay lehe halka aad ka heli kartaayi waa MIRC ga markaas baan isku qaaday chanelka somalida ee MIRC ga markaas baan double click ku sameeyay nick name ahaa qaaliluul
markaa qaaliluul aan is baranay ee is idhi aleylehe waad heshay taan raadinaysay ayaan sawirkaygii aan u diray ileyn jaba waa uu i danbeeyaye, qaaliluul may noqone waxay noqotay habar uur leh oo chattingka wakhtiga iska ga ridaysa maraas baan weydii yay waxa ku kalifay inay mis guiding igu sameysan waxa iigu jawaabatay i,m just having fun,lol, hadaba fadlan kuwani uurka lahoow naga daaya cayaartani oo haysta caruurihiina , oo hablaha u baaneeya aanu la hadal neee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliyare

Unrecorded Date
Ninyohow: aad ayaa u mahadsantahay qoftaa ana waan is baranay lakiin wali sawiro isuma dirin. Akhyaar sharaflaa tahay sababtoo ah waxaan u malaynayey inay tahay qof kala xiran oo nin raadis ah. Waxay degantahay magaalada Toronto ee Canada. Su'aashaydu waa sidee ku ogaatay inay uur leeahay habarna tahay? ani waaan ka bartay somalinet chat-ka dhinaca women's corner. Hadaan isku qof sheegeyno qaalidaan ka hadlaayo ingiriis iyo somaliba si fluency ayay u qortaa.

Aliyare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Unrecorded Date
Hi Xayraan.

Walaaloow marka hore salaan.
Sxb haddii aad is tiri chat Roomka gabar soomaliyeed ka baro....runtii aniga waa ila qalad ...sababtoo ah waa qol been a buur iyo waqti dhumis ka socda....aniga waxaan u bixiyey qolkii beentaa.

Xayraanoow waxaan ku oron lahaa ha isku da'yin inaad gabar ka barato....sababtoo ah qof aadan noolal isku baran aad beey u adagtahay in aad run isku sheegtaan....ee sxboow FUN u soo gal sida Qaaliluula.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QIILAWAQAALA

Unrecorded Date
HEEDHAHAYA,,,QAALILUULA ,,ma ka mid ahayd kuwii dowladda dahsoon isa moodsiiyayiney ka dhisaan soomaali net,,,sida shukaansiga QAALILUULA uu waxaanan jirin u yahay armeey iyana dowladda dahsoon u tahay,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Unrecorded Date
dhamaantiinba waad salaamnatihiin Cigaal shidaad waxa uu yidhi oo u mahmaad caan baxad ku sheegat geed yahowni waxaa ku moodayay mise waxaad noqotay, Qaaliluul iyo chatting danbaba hadaan ku noqdo anaa walaan
mida kale halkani somalinet ma la mid baa MIRCga
waa waxaa is weydiiyo marwalba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Xayraan

Walaaloow ma isiin kartaa meeshaa MIRC cinwaankeeda. Hadda ka hor ayaan maqlay, balse mahayo meel loogu hagaago (cinwaan) ahaan. Markaa drop that address her. thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Anonymous
__________________________________________________
www.mirc.com
__________________________________________________

Download the latest "mirc" software version into Drive-C, if you wish mostly. Before you do that they (i.e. mirc-site) may ask you to which is the nearest location that you live, for instance ontario, if you live in Canada or New York if you live that Eastern areas. When you followed every instruction, and thoroughly downloaded, then type the name "somalia, somaliya, somlove, somworld, somalia1, just name them!"


I prospect that you are not a novice, and therefore I hope not to bother you to give more details how to download this.

Quite Peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous#7

Unrecorded Date
Saaxiib waan download gareeyay softwareka laakiin waxaan heli la'ahay meesha ay soomaalida ku sheekaystaan, waan isku dayay inaan galiyo magacyada aad qortay oo dhan waana meel cidlo ah qofna ma joogo ee ma waqti gaar ah ayaa jira mise aniga ayey wax iga khaldanyihiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.