site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabaray ku bartay

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Gabaray ku bartay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hersi

Unrecorded Date
Walaalyaal waxaan ahay wiil somali ah mudana la socday gabar somali ah nasiib darse gabadhii waxaa ku soo baxay uur aan lahayn ee marka maxaan sameeya madaama aan aad u jaceylahay gabadha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough intelligent

Unrecorded Date
Waar haddii aad gabaddha adigu garcisayna ku hayso illeen adaa salaax baraye, haddii meel kale uu uurku kayimidnna sharmuuto kuu mehersami mayso haddii aadan sharmuud ahayan adigu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isa

Unrecorded Date
enough intelligent, maxaase laga yeelahaa haddii ubadka ay gabadha shamuutada ha dhasho uusan sharmuudkan iyada la socda uusan ka dhalin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Hersi
walaal hadaad jeceshahay gabadha iska korso canuga oo adiga aabo u noqo markuu dhasho "dad beey ciyaal la'aan haaysaa aduunkan", gabadhana ceebteeda astur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eough intelligent

Unrecorded Date
Isa,
walaal haddii inantu uur leedahay asaan la ogeyn wixii kadhalay sharmuuto waa la odhankaraa, laakiin ninka la socda ee ina soo war geliyey lama odhan karo sharmuud, haddii aanu sidaan hore usheegay isagu kadhalin, markaa ilmuhu isagu waa bilaa dembi ee dembiga waxaa leh labadiisii waalid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Gabaraan la socdey maxaa ka wadaa
La socodkaaga koo edebsan haduu ahaa, ku caawi inee ka soo noqoto dambigee gashay, markee dhashana adaa yaqaan inaa guursaneesid iyo inkale anise waxaan ku dhihi lahaa meesheeda iyo meel ka dheer, ninkeey moodaa nasiib leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ibrahim

Unrecorded Date
hersi bro, its very difficult situation but all difficult problems have solutions, the best way is to talk to her and find out who is father its if he is somali then no problem you can have that baby and father to him since you said you love the girl, but if he is "jareer" i wouldnt recomend you to bring up "jareer" since everyone will know its not yours. hey, remember it would be wise "in gabdhaha soomaliyeed loo ceeb qariyo" you know this can happen to everyone of our sisters.!!......."TASHO NIN WEYN BAAD TAHEE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabuuti.

Unrecorded Date
Hersi.

Kori cunugta/cunugga dhasha si aad islaamka ugu soo darto hal qof. Saaxibaddaana waa inaad la aqal gashaa haddaad rabto nolol nadiif ah inaad ku nolaato.

Waxba dhibaato ma leh inaad koriso cunugga hase yeeshee adiga magacaaga ma qaadan karo ee lasoco.
Saaxibaddaana waa iney ka toobad keentaa balaayada u keentey ilamah aabba la' aanta ah.

Aniga waxaan ku oran lahaa haddii saaxibaddaa aysan toobad keeneynin oo hawsheeda ay iska wadan doonto faraha ka qaad.

Dumarka qaarkood waa doqomo aan aqoon wixii dan u ah. Haddii saaxibaddaa kacsi hayey maxey i guurso kuu dhihi weydey adiga oo adigoo la socdo meelo kale u aaddey?. Waa cajiib.

Cunugaan iyada ka xigaa si uu muslim u noqdona waa in loo helaa waalid la koriya gabadha. Waxaa halis ah iney tuurto haddad saaxibaddaa cidleyso oo ilmihii hooyada soomaaiyeed dhashey noqdo gaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabuuti.

Unrecorded Date
Hersi.

Waxaa kaloo suura gal sida xiriirkiinna u muuqdo in adiga laftigaa aad dhashey maxaa yeeley uurka laguma qaado sex oo kaliya. Hadii mar aadan diin kuwada dhaqmi jirin labadiina oo aad istaataban jirteen dee waxaan ku oran lahaa DNA TEST samee markey dhasho kadib si loo ogaado. Waa 1000$ new york melo ka raqiisisanna waa laga yaabaa iney jiraan kolley baar oo diyaargarow inaad arrinta ka salgarto.

Intaad gabadha isla garteen adiga uunbaa og. Hadii aadan physical contact la sameynin sidaan hore kuugu sheegey ha ahato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Andrez18

Unrecorded Date
TO ! Hirsi! gabadhad lasocotay ayaad ninkale uu reeyay ! wow taasi gabadh maha sideeda kutuur waxay ku rebtay maleh waxaasna jaceel lama dhaho hadaaba sidaaad ku leedahay maxaan sameeya waad jiran tahay, naagta waxaan ku shego garan maayo lakiin dadkan waxay shegayaan waaba adagtahay in larumesto balaayo ayay shegayana wayna soo tagan yihiin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali girl

Unrecorded Date
To all somalian guys


sorry lakin walaalyal ha ceebeenina gabdhaha soomaliyeed ee ka xishood waa hoyooyinkin oo kale hana oga hadlina meelahan oo kale oo public ah waayo waa ceeb, mideeda kale hadi ay uur yeelatay idunka un baa u yeelay ha ku ceebeenina meelahan.
by and peace to all somalian people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
xirsi walaal qaladka wuu dhacaa mana dhihikarno muxuu udhacay walaal waxaan kaa codsanayah in aad asturtit gabadha waayo qaladka wuu dhacaa brother give her second chance please and thanks bro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.