site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA ADUUNYO LAGA BIXIYAA GABDHAHA SOOMAALIYEED EE QURBAHA JOOGA MARKII LA GUURSADO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): MAXAA ADUUNYO LAGA BIXIYAA GABDHAHA SOOMAALIYEED EE QURBAHA JOOGA MARKII LA GUURSADO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaamu calaykum Gabdho iyo Wiilalba.
Waxaan in badan is waydiiyay su' aal taasoo ah waxa laga bixiyo aduun ( Yarad , Xoolo ) gabdhaha soomaaliyeed ee qurbaha jooga marka la guursado. Maxaa yeelay markii aynu dalkeenii joognay gabdhaha waxaa laga bixin jiray gobolba waxa ay dhaqanka u leeyihiin. Beryihii horena geel badan iyo faras iyo qori ( gun ) ayaa laga bixin jiran hadaba gabdhaheenan qurbaha jooga maxaa shardi u ah marka laga hadlo dhinaca DHAQANKA ??????
MAHADSANIDIN....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Unrecorded Date
Gabdhaha qurbaha jooga waa FREE oo ninkii caar weyn baa iska leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Macallinka markaa daacad u hadalno hadda inta badan saligoodee soo qaataan wiilashana barkinta!!!!
Gabdhaha ma aqbalaayaan geel aankaa qaadanay geber, ee ninka waa inuu imtixaano badan soo barmooso, gabar walbana imtixaankee qaadeeso ayadaa diyaariso.

jaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asiya

Unrecorded Date
To: Anonymous

walaal that was a true point but i don't think that we are those peolpe who can whole their culture.

for example, if we see somali wending they spend some times over $20,000 just for one night, and second day they may not have some thing to eat. even that is not only men or women but we both do that mistake.

so in my opinion we need to think as yong somali ppl and ask our self what is the best or/and benefit for us? how we can whole our culture in steed to take someone else cultur?.


To: LADAN sis let me tell you this: if you bering your Sali for that easy you will take it back eay too so don't rush and always give your self time to think.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULEEYSTE

Unrecorded Date
ANIGA WAXAAN U ARKAA NACAS NINKA NAAG QURBO JOOGTA LACAG KA BIXINAYA SABABTA OO KUMI AMA HAL DOLLAR MA ISTAAHILAAN OO WAA KUWA LA SOO WADA MARAY DHINAC WALBA FURUN TAHAY OO SI KASTA LOO SOO RAFAADIYAY MICNAHA -ORAL/ANAL-SI CAADI AH U SAMEYNAYA MA KUWAAS AYAA RABTAA IN LACAG LAGA BIXIYO........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Asia,
it is really broken English writing.Please use your native language,because nobody understands what you mean since most of your words are mispelled.
Thank you for your regard.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Igaar

Unrecorded Date
Gabdhahoow dhaaxaan idinka bixinnay geel, dahab lacag,hub,iyo adduunyo qiimo leh; markaa maanta waa idinka inaad naga bixisaan yarad oo aad nasoo iibsataan ninba waa ku door ee aan ciyaarro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Unrecorded Date
TO WHAT HE/SHE CALLED ENOUGH INTELLIGENT.
A salaamu calaykum walaal .
first of all allow me to speak our mother language, secondly waxaan halkan walaal ugu soo baddhigay ra'yi dhamaan dad waynaha soomaaliyeed kii ku hadli kara somali / English / Rusian / Ethiopian iyo luqad kasta oo jirta . Sidaa darteed hadii ay Asia Ama anigu aan soo qorno layn ( Sentences) khalad ku jiro isku day inaad fahanto ama aad ugu sheegto si gaar ah. Maxaa yeelay laguma dhaleecayn karo qofka khalad sidaas oo kale ah amma meeshu maaha (class) fasal .
Mahad sanid..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THE JECEL IS HEREEEEEEE

Unrecorded Date
TOO: ANONYMOUS
aslaamu caleykum
waar wax ha ka bixin bal caruurtun la kori oo ku dadaal sidaas diinta u bari laheed waayo waxaan arkay abbayaal wax qaban markaa waxaan ku dhihi lahaa gabadhta diinta bar caruurta diinta bar waalidka diinta bar adigu diinta baro. waxaadna raadisaa mid ku adaacad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

niicle

Unrecorded Date
salaam!

war waa ninka anonymous! waxaan ku idhi dumarka maanta jooga iyagaa ragga lacag ka bixiya soo lama socotid? laakiin aniga niicle mid aan dalkii u doonto aan xoolo ka dhiibo baan rabaa sababtoo ah midda aniga i iibsata maalina banaanka bay i dhigi maalintuu kacsi dilana way ii yeedhan. waxaan odhon lahaa, war hablaha u qalma xoolo ha laga bixiyo. hablo badan oo qurbaha jooga oo asturan waan arkay laakiin niicle waa nin waswaas badanoo dalkii buu u socdaa. tan idin tidhaahdana dee lacag baan wadaa, dee hadaad doonayso adoonsi ka qaado. waa sidaan wax u arko.

waa niicle oo idin leh is jira!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
asalaama calaykum.
to anonymous walaal anonymous yaradka soomaaliya lagu kala qaadan jiray waa jiray siduu doono ha ahaadee. marar badan oo uu xumaan soo galayo waa jiraan marar uu wanaag soo galayana way jireen.tusaale ahaan marka wiiliyo gabar is jeclaadaan oo doonayaan inay reer dhistaan oo lagu xidho xoolo waa xunyahay mana banaana. marka aad gabadh guursato oo aad is ogolaataan hadaad reer kii dhalay gabadha xoolo siiso waa qaraabadaa oo waa fiicantahay hadii aan kalifaadi jirin. marka halkan iyo soomaaliya wax kuma kala duwana khaladkii halkaa jiray halkan ku saxmi maayo saxii halkaa jirayn halkan ku qaldami maayo.

ee marka hore habkaad u taqaanay yaradka ama loo kala qaadan jiray dib ugu noqo oo eeg inuu yahay sax iyo inuu yahay qalad.

hadaad adigu tahay ka yaradka doonaya oo aad doonayso inaad gabadh iyo wiil israba xoolo ku xidho waa wax laga fiican yahay sxb hana ceeboobin. xoolo ka fiicana alle waydiiso.


to. guulayste iyo niicle walaalayaal marka hore gabdhaha meel hawga dhicina xoolo iyo gorgortan waa ka qiimo wayn yihiin mana aha cas meel laga soo iibsanayo waxaana idinku waa jibay inaad bixisaan xaal.sida raguba ukala duwan yihiin bay dumarkuna u kala duwanyihiin una kala ajri badanyihiin. marka mid nolosha ka dhacay oo qaad ruugaya hadii lasoo eryo dee wuu shaqaystay inaad u aragtaan nin lagu gafay maaha xaqiiqaduna waxay tahay naagina ma erido nin wanaagsan. hadaad soomaaliya u doonataan ama cirka u doonataan mar walba hadaanad dhaqi karayn waykaa tagaysaa.

marka waxaan idinkula talin lahaa hablaha sasabta oo guursada oo cayda iyo naclada ka daaya

waad salaamantihiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.