site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN YARAAN MA LEH

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): NIN YARAAN MA LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaal faay cali

Unrecorded Date
HI every one
walaalayaal waxaa igu dhacdey mucjizadii aduunka
gabar aan holland is la daganeeyn aa soo guurtay
london ay timid labo bilood kabacdi ay isoo wacdey
oo igu tiri ii imow markii aan u imaadey ey igu tiri waxaan kuugu yeeraayey inaad iguursatid waaye
kabaacdi waxaan dhahey abaayo aniga guur magaarin 16 sano aan jiraa waxaabo la iigu jawaabey NIN YARAAN MA LEH waana ku korsahaa intii aad sideed iyo toban ka gaareeso ee maxaan sameeya saxibyalow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon.

Unrecorded Date
Habar kuuley sheegadaan ma uu sheegtay, iyada ayaakulan talineesee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maafio

Unrecorded Date
YOW ANON su'aashaas adoo kale maloo ubandhigin
ee dadka wax garadka ah uu u ubandhigey
saaxiboow hakugu taagnaato dabaal aa dad is moodey
doqona caaqil ay isu moodey ee iska jiif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUBAANOOW

Unrecorded Date
MAXAA KU DIIDEYSAA IN AY GABADHU KU KORSATO ADIGAABA LAAN IYO KURIINSHO ISKU HELEY ROOTI NIN AAN CUNI KARIN AYUU AGYAALAA AAAAAAAAAAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

0day

Unrecorded Date
Way oo way oo hadana way; hore ayaa looyiri baadiyi nin aan lahayn ayay agjoogtaa. ala way oohadana way oo hadana way wayyyyyyyyyyyyyyyyyyy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waraa FaayCali BUUFKAA u sheeg oo urka badan.
adoo saas lagu dhahay maa anaga talo na weeydiinee aa welibo faaycali sheeganee?
kaliifka aan kaa darbeenaa hadaadan barafkaan badan iska dhaafin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Safiyaa

Unrecorded Date
Assalama CAleykum'

walaal waa run ee nin yaraan ma galo, ee ka fiirso intaadan falin, miyey kula haboon tahay inan kaa weyn inaad guursatid mise? tan xigta 16 baad jirtaa waad yar tahay oo hadhow waxaa laga yaabaa waxaadan hada ka tashan iney kugu timaado ee wax baro

wa bilaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.