Unrecorded Date TO YAABSAN WALAAL HADII UU KAA WEYNYAHEY IYO HADII KALE ADIGA AYUU KUU DANBEEYAA E KALIGAA TASHO DHIMASHADANA ILAAH BAA HAYA LABADIINA CIDA HORDHIMAN ALAA GARANAYA CALOOSHA XIRO IS GIIJI WALAASHIIS
Unrecorded Date alaahu yaclam waqtiga ow dhimanaayo marka aniga waxaan kuukula talin lahaay hadii ow yahay nin wanaagsan oo wax u qabsanayo tii aakhiro iyo tii aduun in aadan u nicin dadiisa
ani waxaan qabaa gabar lamaatan iyo lamo jirta somaliya aan ka soo gursaday aniga 5o sano waana i jeceshahy labo cunug aya ii ahysaa man dhiman waa nolahay markaa salaada badso ilahay ma idindilo waa is jeclaanaysaan.