site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CAJABO!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): CAJABO!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAHIR

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Salaan walaalnimo oo qaaliya walaal horta marabin in magaca ama nickname kaada aan ku qoro ama headline kadhigo hase ahaatee way kafursanwayday
arintu hana layaabin waa wax caadi iska ah waxaan iminka mudo sanad iyo badh ah akhrisanayey forumska
markaa ma arag weli gabadh soomaaliyeed oo sidaa oo kale ah inkastay jiraan oo kuwo badani soomareen hase ahaate waxaad tahay tii ugu horaysay ee siwalba udhamaystiran Diin dhaqan iyo dhinacwalba sidaan hadaladaada ka arkayna waxaad tahay qofmadaxbanaan markaa walaal adoo raali iga ah waxaan rabay in aan xiriir kula yeesho waa intaasoo halkaacalaf ka soobaxaa ee walaal maxay kulaa tahay hadii aan email kayga kusiiyo?

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daahir

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

To Cajabo.

Walaal siduu tiLaamay ama uu walaalkey Hanad sheegay waxaad tahay mid wiilkii helaa uu yahay nin nasiib badan waayo walaal wanaaga iyo
sharafta aad kasamaysantahay waxaa katurjumaya oo muujinaya qoraaladaada aad soo qortid kuwaasoo siwalba wixii gabar soomaliyeed oo sharaf
diin dhaqan intaba leh aykaamuuqdaan
markaa walaal gacaliso maxay kula tahay hadii aan xidhiidh Diinteeni iyo dhaqankeeni wanaagsanaa sal uyihiin yeelano oo gunta kuhaya guur iyo
reer xalaala waa intaasoo halkaa calaf kasoobaxaa
ducadii Hanadna halkaa kacadaataa. Anigoo kasoobixi kara dhamaan waajibaadka looga baahanyahay ninka raga eedhalinyarada ah ee kasaaran
xaas wanaagsan markaa walaal dhinacwalba waxaad katahay midii aan mudo dheer doonayey ee walaal maxay kulatahay inaad ila soo xidhiidho
address kan hoose ee email ka ah

daahir1@yahoo.com

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Lol@@@@@Cajabo. Waa lagu haayaa walaashiis.

Abaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Daahir,

Markaan arkay CAJABO walee waxaan is idhi rag kuu dhaarsaan oo ku gowraci doona ayaa meeshaan kuu fuurtay. Waxaan isku diyaarshay doodo iyo inaan is difaaco anoo leh talow godobtee ka gashay walaalaha. War waad iga naxisay. Laakiin naxdintaa tan ayaa iiga daran! Walaal, waad iga xishoodsiisay 100%. Jawaabtada email ayaan kuugo soo diri insha Allah walaal. Waad ku mahadsantahay amaantaad i amaantay laakiin la soco, waxaani waa qoraal. Cajabo cajiib ma aha!! Waad i fahantay baan filayaa! LOL.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Abaayo u can say that again! Xagee ka dhacday saaxiib?? Dhaxanta ka waran? Yaa shaqada ka fadhiista! lol@abaayo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Cajabo:
I am around sister. They killing me with meetings here @ work. we got extra $$$$ fr uncle M.Harris and we are trying to finish before he comes back for it.

I will keep in touch INSHA ALLAH

Good Day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
lol@@@@@@@@@@@@@@@ daahir

this is the best move so far in somali net..... good on you chief....... best wishes.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

To Abaayo:

I have a good idea: why don't you and I share it? LOL. My headache has started and will continue until April. Trust me my visits to the forums are my well deserved breaks! Insha Allah khayr!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

A modern tactic (siriq); Daahir, masoo jiidanee *LoL*. However, that is a concur that I should agree that she is a distictive lady in our unseen character forums; as she sometimes articulates, she sounds, hmm, a great lady.

Cajabo...Ku haay ixtiraanimada aa ku heeso meshaan.

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
Dear: Daahir

Walaal waxaan akhriyey qoraalka aad ka qortay
sister Cajabo, oo aan aniguba sidaa oo kale u
arkay, laakiin qofka baanka looma soo saaro oo
waxaa jira shaydaan wax walba ayaa dhicikro,
waxaa ka mida insha Ibnu Aadama iyo in qofkaas
isla weyni ka qaado aritaa, Allaah kama dhigee.

To: Cajabo Cajiib

Allaah haku xafido walaalo insha Allaahu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AB

Unrecorded Date
Ahmad;

Are you trying to SUBMITT Cajabo to the Submitters?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CyberSnuggle

Unrecorded Date
LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWKANIINI

Unrecorded Date
Aniguna e-maikeyga ma ka tagaa??? koley taasaanan laga fursaneyne,,,,,,,lol Cajabo cajiib horeyba uguma fiirsane haddaanse shaqa ka dhigan aleylehe,,,!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum,

To Cajabo:

Walaal macaan runtii siduu ku amaanay Daahir waad tahay, masha Allah. Allah(SWT) waxaa kaaga baryayaa inuu khayr kaaga dhigo, kuuna sahlo waxaad rabto, aamiin. Walaal anigo ku arag waxay ila tahay inaan ku aqaan oo kale, waayo waxaad leedahay dabeecadeeda. Aniguba waan rabay meel aan kaala xiriiro, laakiin waxaan filayaa inaadan ku soo qori karin emailkaaga halkan, aniga ku qorayaa keega ee fadlan isoo dir fariin. aliya89@yahoo.com.
Wa salaama Caleykum,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum,

To Cajabo:

Walaal macaan runtii siduu ku amaanay Daahir waad tahay, masha Allah. Allah(SWT) waxaa kaaga baryayaa inuu khayr kaaga dhigo, kuuna sahlo arintaada, aamiin. Walaal anigo ku arag waxay ila tahay inaan ku aqaan oo kale, waayo waxaad leedahay dabeecadeeda. Aniguba waan rabay meel aan kaala xiriiro, laakiin waxaan filayaa inaadan ku soo qori karin emailkaaga halkan, aniga ku qorayaa keega ee fadlan isoo dir fariin. aliya89@yahoo.com.
Wa salaama Caleykum,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wareer

Unrecorded Date
ALIYA MISE ALI?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Unrecorded Date
To Daahir

War horta Daahir ma lasocotaa in Cajabo ay tahay guumays 35 jir ah oo halkan ka radinayso nin ay hal da u dhasho. war anaa aqaan tan yeesan ku daalin halkan ayeey waxay iskaga dhigaysa mid dabeecad fiican leh. waxaan isku baranay halka chatka ee lagu shekaysto. waxay taqaana sida computerka loogu shekayo ee yeysan ku sirin. mideeda kale waana mid qaniisad ah oo waxay isku fiican yihiin naagaha sow ma aragtid in uu usoo qortay aliyah e-mail keeda. waxaan ku shegayaa hadii aad naag fiican radinaysid inaad u doonatid gabdhihii hore ee la yaqaanay. kuwa halakan joogo waa kuwo laga dariyey waxay u guumaysoobeen bay qabaane. waxay raga ku soo jiidataa sheekoyin raqiis ah iyo inay diinta taqaan. waxaan ku oran lahaa naa Cajabo shekada raqiiska ah kala tag meesha oo waxaad tahay waa dhilo dhuqdheer ee raga haku waalin meesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nawaal

Unrecorded Date
acuudi bilaah minal sheydaan rajiim

Asad maseeyrka ku haayo badanaa maxaaneh cajabo ma u quuri la'adahay amaanta la amaaney

i know 100% inaad adiga caaliyo iska soo dhigtey si aad gabadha qaniisad u dhahdid

labo mid baatahay

waxaa tahey maseeyrtooy xun oo meeshaan wax ku soo qorto who is jelous gabdhaha kaa caqliga badan and you know it yourself who you are (C)

or you are one of those basters who have been putting down the sisters on this forums

anyways what ever you are EAT YOUR HEART OUT
make use of yourself stop getting jelouse of other ppl

you could be Yohanis the stinky amxaar
or halfbakedguy or muqtaar

note: cajabo iam not here for you defens but
iam fed up with those basters who were putting down somali sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all
waryaa Asad isku xishoo oo Allah (SWT) kacabso, cajabo waxba kaama eey sameeyn. ogoow inaad u gaftay gabar somaliyeed oo walaashaa ah ood ceysay.
cajabo hadhageesan dadka noocaan oo kale ah ee soo wad qoraalada wanaagsan oo aad Forumka kusoo qorto.

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Unrecorded Date
To: Nawaal+ Kamal

Nawaal waan ka xumahay horta inaad igu sheegto dad aan la garanaynin. Mida kale waxaa igu tiri inaan ka maseyrsanahay maxaan ka masayrayaa mid xun oo wax iskuma fasho ah oo halkan ka hantaacdo ma rabo oo hadana guumays ah. waxaan helay gabar wanagsan oo gurigeeda iyo reerkeeda ka adag oon aadna u jeclahay. ee aniga kuwa isku daalaya netka ma ahi ama guurka ka soo raadsado. mida kale adiga xitaa waxaad u egtahay mid halkan calaf kasoo raadisay sheeko is tustus ah aa ku heysa ee kala tag meesha. waa isku daalinaysaa mida kale markaad u hadlaysid aaway cajuusadii cajabo iskugu yeertay af ma qabto maxay la aamustay waa iyadii been meelaha ku hantaaci jirtaye. aniga kolay naagahan raga soo wada maray oo habeenba mid siday ugu dhiganayeen siilka ka uray ma rabo haday isa soo toltolaan mid igu filan oo xalaal ahana waan heysta ee la soco nawaal hadaad aniga isku kay xawaajiyeeyn lahayd. midka kale ee la baxay Kamaal hadii aad nin u bahan tahay kaalay hadii kale iska aamus oo adigaba wax isku fal ha noo hantaacin meshan. Maxaa kaa galay aniga qof aan aqaan ayaan ka hadalay mise adiga arji qorasho ayaad ku jirtaa waan ka xumahay ka raadso naag run ah. waa la yaqaan ragii foolxumada badna iyo gabdhihii la guusan waayey ayaa meshan u shukansi yimada war beenta daaya hadii aad run shegaysiin ordahayoo aada banaanka oo naag run u raadsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asad = Yohanis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nawaal

Unrecorded Date
Asad i wasn't speaking on cajabo's behalf but iam against any stupid hairy ass so called man like you who puts down somali Queens
cajabo iyadaa kuu soo jawaabi doonta ha sugi waayin

nin caaytamo afkiisuu ku yaal
waxad tiri maxaan ku falaayaa naag iyada oo kale ah midka fiican baan heystaaye laakiin ilama ahan inaad naag iyo qawaadkeed wax u dhow aad heysatid from the sound of your tone qaraar mid haayo baad u egtahay waxaad tiri chatroomka baan ku arkey cajabo ood ku taqaanaa la cala hadeeyba run tahay waxeey u eg tahay ineey cajabo kugu soo daadisay

is marji aan ku dhahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum,

To Wareer:

lol@Ali,Walaal ma ahi qofkaad igu sheegtay.

To Nawaal:

Walaal garan mayo meeshaad igala qaaday, maxaa keenay inaad i caydo, miyaad i garanaysaa, walaal waxaan kaa codsan inaadan markale ii gafin, aniga iyo Cajabo hadda ka hor waxaan kula kulmay dood kale, Anigu kula caytami mayo oo runtii sharafteeda ayaa ii asmaxayn,Allah ya saamixik.

Wa salaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saabir

Unrecorded Date
Asalaama Caleykum:

Asad:

SOrrry bro;

I think as nawal said above
you are maseeroow about Cajabo
sababtoo ah she has a gift hiting evry topic
the wright words, and also she has mastered tree
languages. waxaaba intaas u sii dheer waa gabar
soomaliyeed oo diinteeda heysata
markaa saaxiiboow xaasidnimadu waxey cuntaa xasanaadka,waana laga fiicanyahey qof aan wax kuu
dhimin in aad dariishadan aad ka aragtid ee isku xishood.

Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaalahay i diifacay waxaan odhon lahaa Ilahay ha idinka abaal mariyo. If iyo aakhiro Rabbi meel fiicaan ha idin mariyo. Aamin.

Waa ninka yidhi Cajabo ayaan garanaya walaal kuma aqaan kow dheh. Nin i yaqaana ma tihid sababtoo ah hadaad aqoon ii lahaan laheed intaa ismaad dabo dhigteen. Tan ah cayda aad i cayday walaal waxba igama qaadayso. Waxaad ii shaqaysay ajir iyo xasanaad. Tan ah sharaftayda aad meel ooga dhacday, Ilahay baan kuu dhaafay. Waan ka xumahay walaal aad iyo aad inaad Soomali sheegatid iyo weliba Islaam. Aqalkaan ka soo baxay kumaan maqal wax caytama weligayna la ima odhon hadal cay ah. Ixtiraam iyo wanaag ayaa la igu soo abaabiyay. Marka walaal, Ilahay xaqqa ha gu garansiiyo. Dembigeena iyo kan waalidkeena Ilahay ha dhaafo.
Inta kale Islaamka ah waxaan ka codsan lahaa inaysan u jawaabin ninkaan idinkoo iga raali ah sababtoo ah hadalkiisa ayaa la qiimeeyay markaa. Jazzakallah khayr! Kuwa ku raacsana intaad doontaan qora! Ajirka waan iskaga baahnahay!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
Hey Daahir & Cajabo

If things work out between you two, how about doing the official announcement right here in Somalinet. Remember we have got our very own Qaadi who resides in the village.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUURA

Unrecorded Date
TO. ASAD
SALAAMU CALEYKUM WALAAL ISKA DAA GABADHA WAA WALAALSHAA OO KALE.
HADDII EEY XUN TAHAY IYO HADDII KALABA ILAAHEY UU BAA WAX XISAABIN EEY ADIGU WAX XISAABI LAGU MA ODHAN KA BAX BADAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAHIR

Unrecorded Date
To Asad

ninka labaxay Asad kuma odhan iwaani waxna ii sheeg
Inanta walaasha ah ee aad cayday in lagu la caytamo ma wanaagsana hase ahaate qofku wuxuu yahay wuxuu ka muuqdaa wuxuu qoro mana jiro qof laba ah qofwaliba wuxuu kahadlaa wixii uu dareenkiisu jecelyahay ama raali kuyahay
adigu cayda aad cayday ayaa noocadaysay waxkastaad
tahay
inantu waxay tahayna Jawaabta waafiga ah ee ay kusiisay iyo ilaaha SWT ay kugu reebtay ayaa kaa abaal marinaya
teeda kale ma'ogtahay wax guumayslayidhaahdo inaanu jirin reerbaadiyanimada meesha kalatag

To Cajabo

walaal raali ka ahow wuxuu kuyiri ninkaa maangaabka ah sidaad ilaahay ugu reebtayna isagaaa ka abaal marin maalinkale ayaad is arkaysaan wuxuu iminka isleeyahay cidi kuma arkayso ee isqari laakin waad lakulmi doontaa hadii ilaahay yiraahdo

Walaal anigana raali iga ahow anigaa Sababta waxaasoo dhibi kuusoo gaadheen lahaa oo magacaaga kubilaabay meeshan

Salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAHIR

Unrecorded Date
To Dhamaan hablaha somaliyeed

Walaalayaal raali ka ahaada Noocaa xun ayaa Wiilasha soomalieedd kabuuxa oo horumar iyo waxba toona aan u ogolayn hablaha walaalohooda
meelkasta oo aad kasoowareegtid forumska waxaa taagan midxayawaana oo inuu gabadh hooyadii iyo walaashii oo kale ah in uu caayo lasootaagan ee
raali kanoqda kuwo wanaagsan oo raga dunida wax kasitaa aaanay jirin oobadana waa leenahay
markaa kaayaga xun walaal waxaad ugu dulqaadataan kaayaga wanaagsan

waxaan layaabanahaay markay rabaan inay qofcaayaan miyaanay ilaahi abuurtay xasuusanayn miyaanay xasuusanayn in ay leeyihiin hooyo iyo hablo lawalaala

markaa ninwalba ilaah ayaa xisaabin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUURA

Unrecorded Date
TO: DAAHIR.
SALAAMU CALEYKUM.
WALAAL ILA SOO SOCODSII HADDII AAD IS GUURSANTAAN.
WAA WALAALSHA SUHUURA INSHAA´ ALLAAH WAAD IS GUURSANDOONTAN!!!!!!!!!!!!!
MARKAAD IS GUURSANTAAN ADAREESKIINA ISOO QORA WAXAAN INIISOO DIR CAJALADO KU SABSAN GUURKA (XADIIS) ISAAD UGU NAGA´TAAN NOLOSHA ADDUUNKA!
WALAAL DIINTANA KU DADA´LA NOLOSHA WANAAGSAN IYAADA LAGU GADHA´YE!!!!! SALAADDANA XAFIDA

ASALAAMU CALEYKUM
TO: CAJABO WALAAL WIILKA SI FIICAN ULA DHAQAN
DAAHIR+CAJABO+ GUUR XALAAL= WIIL IYO CAANO INSHA´ALLAAH AAAAAAAAAMMMMMMMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIIIIINNNNNNNN!!!
WAA WALAASHIIN SUHUURA OO JOOGTA DALKA DENMARK.

ALLAAHU MASLIX NI´AAL MUSLIIIN AMIN.
ALLAAHU MASLIX SHAABABAL MUSLIIINNN AMIN.

DAAHIR+ CAJABO= WIIL IYO CAANO AMIIN+ INSHA+ALLAAH
ASALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
cajabo sidee wax u jiraan walaashiis,dagaal ayaa lagugu soo qaadey.
Walaashiis ha dhageysan ASAD waan nin ........,
We all know you the BEST sister.

So wzzzup otherwise,how is it going @ work crazyyy
i guess, Me am so excited I am going on vacation(UK)next week can u blieve that.

Caafi

Adiga maa noqonaaya qaadiga?....lol
Bye for now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Unrecorded Date
To Cajabo-
All I can say is WOW!!! Good answer! You are truly an impressive lady!
To Daahir- If you can get Cajabo- you will be one blessed and lucky man! And as Caafi said- we have a Qaadi!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
Abaayo

Me Qaadi, I wish!, No, we have really good Qaadi who normally resides in the "village". you know the village I am talking about. But he normally creeps up wherever there is sniff of possible prospect. I am surprised he hasn't shown up here yet. Daahir are you the qaadi yourself?

Abaayo going to UK! Wow …..Well let us know where you going to be…….

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Caafi:

Are you ganna come there or what?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
CAJABO = DEEQO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
abaayo i am in uk already what is happ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mullah

Unrecorded Date
lol yeah there is a resident "Qaadi" Mandhingo, wonder what happened to him lately.

Caafi:

Abaayo got you cornered, come on man, give the sis a straight answer..hahahhahaha, stop being slippery politician ala Bill Clinton.-:)

Gotta agree with u CAJABO is one good catch, more power to Dahir..psssssssst!!!!! sent the invitation card this way..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Lol@Mullah, tell him bro.

Caafi.
Lucky me...lol,bro am coming next week for a week
I have some friends @Seven Sister(London)

I hope the weather is better than here T.O
So where in in Uk do you reside????????????????

Cajabo
Where r you ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Cajabo come home girl,what you doing @ other ppl's
houses,we need u here...........lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gangulum

Unrecorded Date
Abaayo, the red carpet is rolled out for you!! London weather is mild (max +5 min -1). And in case you are wondering where and how you will be accessing Somalinet/Forum for the week you are in London (for free), email me.

Welcome (in advance) to UK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Abaayo macaan,

I was so mortified and embarrassed about the whole proposal in the first place that I just kept on praying that no one would make entries and that my name would disappear somewhere deep in the archives of the forums.

Well that didn't come true. I know all of you have been great and wonderful. Daahir is a good brother. However, could we please forget about the whole incident? I am the kind of girl who blushes when a guy talks to her. Walaahi. Even though no one knows me here, I am still mortified! Go figure. Guess my parents did an excellent job of raising me the Somali way. Xishoo! Xishoo! Xishoo! I am still feeling "xishood" here!

So sister, I am answering you now because I really do enjoying your comments. As well as Caafi and Mullah. And let me thank you all for your support and vote of confidence. Caraweelo that was a sweet message. Caafi, the qaadi. Why does that sound strange? :-)

Abaayo, I am jealous! I wish I could go on a trip unfortunately the industry I work in is going through it's peak period. But trust me everyday when I come in, I will be like: that Abaayo is on vacation! Well, even though I am green with envy, I am still bound by my Islamic duties, so I wish you well. :-) Sister, may Allah make you safe at all times. May you have a restful trip. Aamin.

And please don't mention UK's weather: it is awful. That is what makes the British so uptight and grouchy! Where is Xaali by the way? And Abaayo have you informed all your students that your classes are postponed? I think Caafi is hoping for a PRIVATE session! So be careful! LOL.

I can't reiterate how much your words of kindness and support have warmed my heart. May Allah reward and bless you all.

Peace

PS: I am not Deeqo. It is my first time posting on the forums even though I have been visiting it a long time. Believe me, Anonymous.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaam calaykum

By omission I forgot to thank Mullah! Sorry bro!

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaamu caleykum!

I was very delighted to read how Cajabo reacted about that.

And may Allah (swt) give you two, all the best qualities that go towards making a marriage successful and good understanding. The best of all good wishes to you both insha'Allah.

^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^
Hmm!! about the "Qaadi"..let's say...ANSAARI IS IN THE HAUSSSSSSSE!!.

Waa iga kaftan! ok! rajeynayaa kheyr in uu kasoo baxo wadaxaajoodkiina isha'allah.

"Kheyr" haddii la isku raaco, qofba qofka kale daacad u noqdo NATIIJO ayaa halkaa ka soo baxeyso.

W/salmaamu.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farah

Unrecorded Date
To: Daahir

Walaal waxaad masuul ka tahay ceebta aad u geysatay Walaashayo cajabo in la caayo, waxaad
sameysaa la xirirri Somalinet Adms to remove all
this Chanel, markaas ayaad waxaad noqon nin wax
aqabtay.

To: Cajabo

Sister waxaan ka helay sidaad ninkaa ula hadashey
waxaana kuga talin inaadan meeshan waxba ku soo qorin, Allaahna ka magan gal isha Dadka waa khatar

To: Suhuur

Walaalo adigna maad ila soo xiriirtid, gacmo is
dhaafaa galadi ka dhalataaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Unrecorded Date
To:Cajabo iyo Inta soo raacdo.

ahahahaha cajabo ma lagu aamusiyey mise waxa aad tahay ayaad la aamustay. Daahir aa qasaaro qabo ee taas salama calaycum iyo shekooyinkas ku sirsiro. aniga waan ku arkay waxaad tahaye. dhilooyinka ku soo racay ee halakan shekada beenta ka qubayana ma waxay iyagana ka soo radiyeen calaf. suga dheh mid xun oo foolxumo banaanka ula bixi waayey oo netka ku dhuumanayo ilayn wuxuu banaan soo dhigo ma hayee. war maantay war keeneen in halkan la isku guursado ayeey u maleeyeen waa aad ku war la'adihiin. naa kuwo idinku moodmoodo aad helaysiin ma ahane nin xalal idinka rabo net idinkuma shukansadeen. midka kale ee yiri sow gabar kulama dhalan waxaan ku shegayaa in ay ila dhasheen (5wiil oo gabar ku jirin). waxaa dhib qaba midka la yirahdo caafi ee dhahay waxaa ila dhalatay (7 gabdhood, waxaan ku dhihi lahaa ka ilaalso dhilanimada kuwa kula dhashay intaad kuwo kale u hadlaysid. mida kale Cajabo waxay tahayba tahay horayna waan usoo shegay inay hal da'a miday u dhasho raadinayso naa dabaalkan Daahir iska biyo biyayso intuu Canada qabowgiisa ku dili lahaa aad barafka dhaxanta ka geshide. kolay markaad foolxumadaan arkay iyo da'a isku darsatid cid ku rabto ma lahane. Anigana Asad aa la yirahda wax wax iga qaadayo ma jiran. tii qurumad ah sida Cajabo xaar badan halkan aa ku ceebaynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Cajaabo, well said sis. Ignore this immature boy.
Apparently he needs classes in "how to approach a lady". His attitude, language and ideas are a reflection of the environment he came from and his level of maturity. Poor soul, he is lost.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
Abaayo

Coming to seven sisters.... I am only less than three miles down the road......drop me a note..

cajabo

Lol@Cajabo

abaayo is on vacation remember! lessons are on hold..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUURA DK.

Unrecorded Date
TO:FARA
asalaamu caleykum
WALAAL XAAS BAAN AHAY!) WAAD MAHAD SAN TAHAY.
WALAAL ILAAHEY HAKUU FUDUDEYO XAAS KHEYR QABTA AMIN.

WALAASHA SUHUURA DENMARK
SALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUURA DK.

Unrecorded Date
TO:ASAD DHILOW ADIGAA AH IYO SHARMUUDBA WAR MA ADIGAN KA DHILESANE YAA ANIGA GABDHA KAA XISHOOTAY I MUUD HOOYADAA IYO ABBAHA BA WAS SHARMUUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Unrecorded Date
To: Sahuura

Naa anaga ha iskugu keen shegin sahuur iyo wax wanaagsane waxbana kama ogide. mida kale waxaa iska dhige mid qiimo leh kolay adiga camal aan aqaan laba wacal aa beri hore ku dheshay somaliya hadaad gabar qiimo leh iskaga kaaya dhigaysa. Naa horta wacaladaada meelayso oo dad u yeel markas aniga ila soo hadal adiga oo kale waa aqaan waxaad tahay kuwii lagu jaadi jiray ama lagu qaxweyn jiray. ala ragbaa iska ba'ay oo mantayna kuwii somaliya garacyada ku dhalay bay inoo qiimaynayaan oo ay noo daldalbanayaan. Naaya suhuura wax kama ogide orodoo kan wacalada kugu qaatay raashinka u kari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
Asad

You remind me of some guy who we used to call "saalim shaashlaay" because of all his actions, style of talking and even topics of interest were that of typical women, sadly he wasn't a women and we couldn't regard him as man so "shaashlaay" seemed very suitable name. Are you the same guy Asad?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaayo

Unrecorded Date
Cajabo
sorry sis,did not know you where avoiding this page,sorry again this will be my last posting here
we shall meet @ our original PALACE.

Caafi
How about meeting me Seven Sister train station
tuesday jan 25............lol
Please can you post your next posting @ the other place madaama aan ka balanqaadey sis Cajabo.

Gonqulam
thank you,i will e-mail you INSHA ALLAH.

Bye all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu Calaukm;

Daahir,

I liked your movement man, I wish you all the best towards successful marriage. As other bro/sis said we looking to heard from you....

Asad,
Macalinka Qaraarka jooji, hmmmm...Doobna damac baa dilay.. xiriir hadaad maqashidba wax isfooshan iyo balaayo ayaa maskaxdaadda ku soo dhacaysa miyaa???Luutinimadda jooji.. ama wax shukaanso ama halgaa shukaansado ... Asdow..Xag uun labadda daarrood ku daran, Ha is qotobin meele.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AB

Unrecorded Date
Excuse me people:

I have gone through all of Cajabo's posts looking to establish one thing; is Sister Cajabo single and ready for cultivation? I would be economical with the truth if I say I have an answer to my investigation.......May be Brother Daahir can help out and tell me how he found out that Cajabo’s hand has not been taken, that is before he proposed to her.

Secondly (without being judgemental) I see too much smooth diplomatic-speak in cajabo’s writings. How faultless can someone be???? I mean, it must be very taxing (and indeed boring!) to (always) be in a state of gratitude even when you are under the kind of barrage she took from Asad.

Cajabo, sometimes it is admirable to put aside the hijaab and show (your bias) some roughness! Please get REAL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cyberqaadi

Unrecorded Date
finally the cyber qaadi is here, I need three people to volonteer as witness so the cyber ninkah can be valid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaamu Caleykum all!

SUHUURA DK
Kaw! Walaashiis maxaa kugu dhacay? fiicnaan laheydaa in aad ka roonaatid. Ta' det helt roligt!.

To: ASAD
Adiga sidee wax kaa noqotay? Nin weyn matihid miyaa? Bal dib u aqri waxaad qortey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR DK.

Unrecorded Date
TO: ASAD DHILOW IYO SHARMUUD IYO NACAS INTABA WAAD ISKU DARSATAY WAR OROD OO WAX BARO INTAAD GABADHA CAYNEESID WAA LAGU DH.__________^^

GARAC= ADIGA

ILAAHEY BAA MAHAD LEH!!!!!!!!!

ANSAARI:
ASALAAMU CALEYKUM HAN ER IKKE MAND PRØVE LIGE SE HVAD HAN SKRIVER, JEG TROR AT HAN ER DUM EL.JJJJJJJJJJ !!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To:dhammaan dhallinyarad aragga ah ee soomaaliyeed,
waxaan aad ula yaabay inaad iska caashaqaysaan dumar aydaan ogeyn in laqabo, inay da'weynyihiin, inay ragyihiin oo magac rag dumarwataan, inaysan aqoon ragga soomaaliyeed wuxuu yahay iyo waxyaalo kale oo badan, waar isla yaaba oo xishooda oo dadka ammaan geliya oo halla idinka ammaan helo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
Asalama aleykum

waraa cayda hala daayo ee waxaa la yiri wax is weydiin ma xumee wax is weydaarsi baa xun, nina si u yiri nina si qadey, ee in la kala ronaado ayaa wacan
wa bilaha tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaah wabarakaatuhu.

To dhamaan walaalaha kaqayb qaatay doodaan waaan ogeysiinayaa ninka isku magacaabay Asad inuusan ahayn ninkii loo yaqaanay Asad2.dabcan maantay ayaa iigu horeysa oon soo galo qaybtaan ama aan akhriyay maqaalkaan aad ayaana uga xumaaday maxaa yeelay waxaa laga yaabaa inay walaalaha qaar kood umaleeyaan Asad2.xaqiiqadiina maahan.

To ninka isku magacaabay Asad.

siyay walaaltinimo kujirto ayaan waxaan kaaga codsanaa inaan magaca faraha nooga qaado maxaayeelay dadkale ayaa loo yaqaan magacaan ee fadlan raadso midkale.
tankale waxa aad kuhadlaysid ilaahay uga cabso ogowna hadaadan cafis kadalbin walaalaha aad jaa'ifada ugaysatay inaad kashalayn doontid maalin aan maanta ahayn oo waxaad tari kartaa ay iska yaryihiin. marka waxaan kugula talin lahaa inta goori goor tahay iska gaar.
waxaana ilaahay kaaga baryayaa inuu xaqa kufahan siiyo Aamiin.

Asalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Unrecorded Date
Waxaan u rajeynayaa kheyr Dahir iyo cajabo.
In ILAAHEY idin sahlo arrintiina.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fawzi

Unrecorded Date
ÈÓã Çááå ÇáÑÍãä ÇáÑÍíã
ÇáÓáÇã Úáíßã æÑÍãÉ Çááå æÈÑßÇÊå
walaalayaal salaantaas ka dib waxaan eebbe ka
baryayaa inuu nagu hagaajiyo wadada hagaaagsan.
walaalayaal qofka muslimka waxaa looga baahan yahay hadduu hadlayo inuu khayr ku hadlo ama iska aamuso,waxyaalaha dadka ay dhayalsadaan oo cadaabta lagu muto waxaa ugu weyn carrabka ,qof walibana waa inuu ogaadaa in carrabkan maanta hadlayo la aamusin doono oo xubin walbana gooni u warrami doonto eebbe hortiisa , marka walaalayaal arrinku ma sahlana ee cagta iyo addinka iyo carrabkaba halala xisaabtamo intaanan la xisaabinin.
walaalkiin/maxamed fawzi(makka)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dreamer2000

Unrecorded Date
Salama Aleykum All,
It is great to see a Somali man who would openly show his interest in public forumss. I am wondering the day that the Somali Men will openly share their passionate and soft side in public not only over the faceless internet. Nothing is wrong doing that, but some how we were told it is shame to share your love for someone else(Wife) in public. It is time we get rid of this limiting practice of our negative culture. More power to Dahir. I hope Dahir it is for real your intentions of showing your thoughts in this forums. I wish to both you & Cajabo smooth journey to the unknown.

PEACE TO ALL,
DREAMER2000

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AB

Unrecorded Date
Waxaan idin waydiiyay, ayaamahaan cajabo fooramka cagtu way ku yaraatay, ma waxay u badatay xaga Emailka......waa iyada iyo Daahir e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qore

Unrecorded Date
A/Aleykum to all,
That greeting is not for the one who degraded a Muslim sister.
It is sad but a fact that we still have people who plan their life in pounding hatred where hatred is not harboured or needed. Islam freed woman from the web of barabrism and stone age conduct, but above all it freed Mankind in general. By insulting a sister like cajabo and calling her names that even the kuffars don't deserve to be called, you are revisting the barabric days of the stone age era Asad. Woman in our Diin are held so high that our Prophet(SAW) said Janna lies in the feet of your mother. Cajabo and all our Muslim sisters are or will be the future mothers of our umma, they should be treasured rather than trashed or tarnished.
As I was scrolling down to read some of the messages, I have noticed she didn't respond to your pseudo abuse, which by the way shows she practises what she preaches. A big Maansha-Allah to her, Brother be bold enough to opologise and admit your short coming 'cause you shot your self in the foot by degrading a sister who is leaps and pounds ahead of you in the field of constructive discusion and debate. Otherwise go and lick your wounds like a kitten instead of the name you hold "asad" which means lion in arabic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hanbalyo hanbalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Batuulo

Unrecorded Date
TO asad walaal waxaan kudhi lahaay ilaahey kacabso maanto waa aduun birino waa akhiro ilaahey iyo adoomiisana iskudaa.ogoow qofka ceebeenta badan ilaahey majecla. marka walaaloow ilaahey xaqa haku tusa.midakale inaad naftaada dulmineeso ood aad qof wax kaa galabsanin waxuusan aheenku sheegtid.inta adan ku dhimanin ilaahay danbi dhaaf weeydiiso , cajabana cafis waydiiso ,ha isdhihin wax ku arkaayo malaha ilaahay ayaa ku arkaayo. warhooy ilaahay ka cabso oo ogow in aad dhiman kartid adow computerka caay ku qoreesid nafta lagaa qaadi karaa oo ilaahay waxba lama ah war hooy ilaahay ka cabso.

to cajabo walaal adiga iska cafi waa uu danbaabaye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.