This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date WAXAAN AHEY WIIL SOOMAALIYEED OO HAYSATO DHIBAATO JACEEL MISNA LOOGU DAREY IN LACAGTII UU HEYSTEY LAGA DHACEY LANA YIRI BAABUURTA ISKA ILAALI WAXAAN AHAA NIN DAACAD AH ILAAHIISA KACABSADO MISNA GUURDOON AHAA ILAA WAQTI WAXAA DHACDEY INAAN ISBARANEY GABAR SOOMAALIYEED MUDO LAGA JOOGO LABASANO WAQTI MARAAN XIRIIR NEY AYAY WAXAA AY IGU TIRI WAANKUJECLAADEY INTA ADUUNKA AAD JIRTIT NINKALE KAA MA RAACAAYO WAA ISKA AAMINEY WAXEY SHEEKO NOO SOCOTO WAXAAN UBANDHIGEY MAALINTII DANBE IN AAN GUURSADO MAADAAMAA ISBARASHO AY NOO DHINEYN WAXAA AY IGU XIRTEY IN AAN SUGO SANAD WAA UYEELEY SANADKII QOFYII WAXAA DHACDEY INAY LACAG GAAREYSO KUN DOOLAR IGA DEENSATO OO AY HOOYADEED U DIRSATO MARKALE AYEY IGU SOO NOQOTEY SHANBOQOL IGA QAADEY OO WAXAAN NIYADA GASHTEY WAA LACAGTII KOLEYBA GURIGA AAD KUDHIGAN LAHEYDEEN DHINACEEDA AYAY LACAG KAKEENEYSAA MAALINTII AY XAASKAAGA NOQOTO HADAL IYO DHAMAANTIIS QOFTII NINKALE AYAY SAAXIIB LA NOQOTEY WAX AGTEEDA IIYAALO MAJIRAAN LACAGTII WAXEYLEEDAHEY MARKAAN HELO AYAAN KUSIINDOONAA XITAA WAXAAN U SOOJEEDIYAY IN AY BISHII 50 DOOLAR ISIISO LACAGNA WAA IGA MAQAN TAHEY NAAGNA MAHAYO HALEYGASOOGAARO WALIBA WAXAA LAGA YAABAA IN 2BILOOD GUDAHOODO AROOSLOODHIGO
| |
Unrecorded Date Salaamu calaykum Walaal Luubaanow, Marka hore aad iyo aad baan oga xumahay arintaan kuugu dhacday. Waxaan ku iraahdo ma aqaan aan ahayn waa qadar Ilahay. Tan kale la soco mar walba waxii khayrka ku jiro ayaa Ilahay laga baryaa marka qoftaan inaysan khayr kuu ahayn ayay u badneed. Qofkii nolosha kula qaybsan lahaa oo aad ku farxi lahayd Ilahay ha kuu sahlo. Waxaad iminka na waydiisay talo yacni xagga lacagta gabadha aad siisay ama daymiisay. Horta walaal, marna ma qabo inay haboon tahay in nin ama gabadh been loo sheego oo yacni dan lagu wato. Waa arin aad iyo aad u foolxun. Laakiin gabadha iyo adiga xidhiidh ayaa idinka dhexeeyay. Kolkaad la socotay dhibaato kaama hayn lacagta ileen waxaad isla laheed kolay aqalkaaga ayaa dib ugu soo noqon. Iminka ma lacagtaad rabtaa runtii mise gabadha? Hadii ee lacag tahay oo deyn aheed markii hore xaq baad u leedahay inaad tiraahdid ii soo celi. Hadaad siisay waa ceeb inaad maanta tiraahdid keen. Kolay Ilahay ayaan kuu qorin inay xaaskaaga noqoto. Tan kale waxaad tidhi nin diini baan ahay oo Ilahay ka cabsada: diinta dhigtay inay gabadha qaybteeda keento kolkaad guursanayso waa tee? LOL. Hadaad dhibaato kala kulantid gabadha iyo deynta gudideeda, waxaan ku odhon lahaa Ilahay u dhiibo arintaada. Peace
| |
Unrecorded Date To:luubaan, waxaan kugula talin lahaa way kuu imanaysaaye iska daa,sug muddo yar kuna degi mayso khiyaamada ay ku khiyaamaysay ee haddii aad talo iga maqlayso iska daa haddii aad U.S.A. joogto haddii lacagtana kasmir illeen kun iyo shanboqol nin dhallinyaro ah oo U.S.A. jjooga waxba kuma ha'e Ilaahayna ku daa naagtaas. Ilaa xilli dambe, salaama.
| |
Unrecorded Date by LUUBAANOW ANIGA WAAN TASHTEY WAXAAN GO AAN KU GAAREY IN MAALIN AROOSKA XAFLADA IS GEEYO ANIGOO LABISAN OO MARKII XAFLADA LAFURO AAN BOORTO WOOJAHA KU DHAGO DADKANA U SHEEGO IN AROOS DHACEYNIN ILAA XOOLAHEYGA LAY SIIYO
| |
Unrecorded Date salaamu caleykum walaal waad iga qoslisay qeebta dambe ma ciyaarbey kaa tahey mise waa run?
| |
Unrecorded Date Asalama Aleykum walaal waxaad sheegtey hadey run tahay waxaan ku oran lahaa iska sabar oo ilahay weydiiso waxa kugu dhacay, arooska ha qasin, sidaad sheegtey hadey lacagtu lagaa qabo ay aad u badan tahay, ee weydiiso qofkii kaa qaadey, hadaase wali jeceshahay iska ilow ileen nin kalee dooratee oo ha ku maraamarsiin lacagta wa bilaah tawfiiq hana iga xumaan, anigu qaladka waan nec bahay kama helo helo dhibaatada dadka ee ilahay ha inoo wada naxariisto osafia@hotmail.com
| |
Unrecorded Date lacagta labaatan labaatan mee eheed mise toban toban? boorso muu ku watay misena jeebka gadaal? mala jeeb siibay macalinka?
| |
Unrecorded Date AAD IYO AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN WALAALAHEEY SOOMAALIYEEDOW IN TII TALO II SOO JEEDISEY WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA HADII AAN GO;AANKA BOORTOWOOJAHA KA BOOTIYO AMA AAN SAMEEYNIN MAXAAN KU QANCAA OO AAN SAMEEYAA TALA AYAAN U BAAHANAHEY XITAA II SOO DIRA E-MAIL ADREESKEYGA WAA KAN HOOS KU QORAN luubaanow@hotmail.com
| |
Unrecorded Date WALAAL WAA DHIBAATO ADAG LAAKIIN ALAAH AYAA KUU NAXARIISTAY KU QOFTAAS KHAAYIMADA AH WALAAL WAXAN KUGULA TALAINAYAA INAADAN IS WAALIN WAX WALABA XALBAY LEEYIHIIN U TAG OO DHEH LACAGTAYDII ISII HAII KALE POLICE AYAAN KUU WACAYAA WAX IXSAAN AH HOW SAMAYN IYADU WAXAY U MALAYNAYSAA INAY KU QIYAANTAY LAAKIIN IF IYO AAKHIROBA NAAR BAY KU CUNAYSAA HADII AANAY ISKA BIXIN LACAGTAA NINKAKUWA DIFAACAYNA WAXAN KU LEEYAHAY MEEQA AYAAD DHACDEN ILAAHAY HAYDIN CADAABO QOF QIYAANOOLE AH BAA DIFAACEYSAAN..............
| |
Friday, August 25, 2000 - 06:05 am comments to ninka furay page-kan gabadha waxaan moodaayay inay kaa khaldanayd laakiin maqaalkaagii danbi ayaa sheegay waxaad tahay.......nacas lugahaa laga gartaa even uu is qarsho
|