site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa inaan ogaado inaad sariirta ku wanaagsan tahay!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Waxaan rabaa inaan ogaado inaad sariirta ku wanaagsan tahay!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroobo

Unrecorded Date
waan yaabay

gabar aan isbaranay oo aan mudo badan sheekeysan jirnay, ayaan markii danbe aan u sheegay inaan rabo inaan duqdo mustaqbal wada samaysano, waxaan u sheegay inaan si ba,an u caashaqay, run bayna ahayd oo gabadha indhahayga waan ka jeclaa, markaasi ayaa intay si layaab leh ii fiirisay bay igu tiri, aboowe wa hadal wanaagsan , aniguba waan kaa helaa laakiin soow maaha inaan ku ogaado inaad sariirta ku fiican tahay!!!!

naxdin iyo yaab baa ilaahay ii keenay , daqiiqad baan yaabanaa oo garan waayey waxaan ku jawaabo, kama aanan baqaynin in aan sariirta aadno, laakiin waxaan layaabay gabadh aan rabay inaan isguursano, oo weliba gabadha oo waxaas ku hadlaysa. markaasi ayaan fekeray oo iri, walaahay maxuma ee bal caawa ha inoo ahaato saacad hebla iyo xaafadayda, markaasi ayaa baroobadii ugu horeeysay lamaraayaa1!
waan ka tegey waan fekeray, waxaan is idhi tan waa mid habaar qabta, adigii bayba rabtaa ianay ku baroobayso, midaan khayr kama soo socdo, imisa nin ay soo baroobaysay , laakin maxaa kaa galay baan hadana ku fekeray maad baroobaysid oo isaga tagtid, maxaa kaa lumaaya ayaan niyada iska iri, hadana waxaan ogaaday in shaydaan waalani i hogaaminayo, markaasi ayaan goostay inaanan u tegin shaydaamadaas layaabka leh woow

arintaasi waa mida iigu yaabka badnayd ee gabar aan kala kulmo, koleey maaha aan u malaynayaa tii ugu danbaysay
waaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin ay ka cadahay

Unrecorded Date
to barabo
saxib miyaad i soo sheegi kartaa meesha aan ka heli karro aniga ayaa baroobeysan oo weliba balan kaa qaaday in ay iga hesho
haddii kale lacagtaadi waa celis
allah nin ku nasiib badnaa oo nasiib xumaa
war naagta maqaarka ku celi haddii kale ila soo gaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg

Unrecorded Date
Af waakanaa mee laga aame?
Ninka ey ka cadahay...daayeerkii isoo xaragoonaayo dhurwaa ee ka cadahay hor maray (Siduu Baroobo kuu hor maraayo camal) maxaas dhahay macalinka?
Dadna hilib ee cunaan ee waayeen dadna dabadeeybo ku wadtaan. LOL@@@
waa ka helay jawaabtaa macalinka....AJAAJA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bigbro

Unrecorded Date
To baroobo

Sxb gabdhuhu wayna kula dhasheen waynu ku dhaleene dacaayada ka daa!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroobo

Unrecorded Date
nin ay ka cadahay
adress ka wa lagu siinaaya, duqa taas ha baqin aan ku dhahay, aniga lee ila soo xiriir, laakiin ani hadaba waa ku digay, wixii dhacay dabaday ka banaanka

bigbro
saaxiib, maaha walaahay dicaayad waa qiso igu dhacday, ma garanaayo in ay cid kale ku dhacday iyo inkale, sidaas darteed baan rabay inaan ogaada, goorta sidaan gabdhaha u halaabeen, yaah
waaban yaabay saaxiib, markaasi aan halkaan ku soo qoray
yaab iga tag hay soo marin, waa ku baroobay haa ayba tiri ka bax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Unrecorded Date
faarax
mataas baa layaaban tahay aniga waxaa isoo martay qisadaan waxaan rabaay gabar aad u qurx badneyd markaa baan waxaan idi walaaley waa kuu bahanahay ee gorma ayan isaragnaa waxay tidi habeen danbe laba saac markii aan uimid waxaan bilaabay inaan usheekeeyo oo aan kadhaadhadsiiyo waxan rabo mudyar kadib waxay itidhi maqaniis baatahay iyadoo kawad maxaa ii agfadhisaa maa ila faraka ciyaartid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
ha ha ha

arkuwaaan qosol badanaa meel u oroon maleh hadii loo raaxeeyo waa dacwonaa hadii la diido waa dacwoonaayaan sidee yeelnaa marka??

baroobo bugta nagadaa horta adi.

qofta aa sheegeso hadii ay rabto in ay iska kaa baraboyso iyada oo kuu sheegin ee kaa dhameen laheed waxaa heysidna ogaan laheed lakiin aniga ma rumaysanayo waxay igu tiri marka hore aan ku baraweeyo!! meesha banooni maa la ciyaaraa waxaas camal gabdhaha ma dalbadaan sababta oo ah maba loo sameen xataaa hadii ee si kasto u kulushahay afkeda ma ka soo baxayo waxaas lakiin FARAHA aa laga yabaa in ay ka hadasho.
barobo gabdhaha hadii ay halaabee ogow idinka lee u sabab ah madaxiina alaha ka shubo.

nin ay ka cadahay

qosol aa igu dishay saxiib ha sugin in lagu dhaho waa ku barawenaa ee shaqadada qabso, naftaaa u keenteen gabdhihii sidii shaqadina iyo toodaba u qabanayeen.

teeda kale idinkaba intaas wax lee borowenaysaan maxaa u diidaysan in nili baroweyo??

waa sii biibaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Baroobo,
Saaxiib salaan diirran ayaan kugu ladhay,
dabadeed aad ayaan u qosllay ilaa ay ilmo iga timid!!!!!!!!!!!!!!!!
Waxaan ku qosllay kelmadda ah "anigii ayey doonaysaa inay i baroobayso!!!"Wallee waa arrin lala yaabo, markaasaad tidhi haddana anigii ayaa idhi waar middani habaar ayey qabtaa......
Waar baxso meesha aad ku ammaan weyday nafi mataallo'e, acuudu billaahi mina shadaani rajiimm, rajiim ,rajiim ,rajiim.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
Baroobo,

Sheekadaa shegoosi merkii shen jir ehaa aa maqli jiri ee igaarkeey admaa adi baroobo lee lagugu dhali????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroobo

Unrecorded Date
macaaneey waxaad tahay hubaal doqon weeynaatay oo aan u malaynayo ineey ku dhalatay ow cismaanka.
anagu waxaasi uma lihin fir iyo hide midna, balse dadka adoo kale ah oo magacyadaasi oo kale wata ayaa yaqaana, waxaad tiri anoo shan sano jira aan maqli jiray!!!!!!!
magacaaga ayaaba layaab leh, macaaneey, ilaa iyo xadkee macaan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calaseey

Unrecorded Date
baroobo
areey nin somaliyeed oo bilcaan damacday oo diiday horay looma arag, qaniis aa tahay ee iska dhimo karood cilan ku dafyee.
nimanku geesinimaa lagu ogaa ee kanu xuu ahaa doqonka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
boroobo aw cismaankana xaa ku baray qandho damac xun haku jiidee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroobo

Unrecorded Date
calaseey qandho filxun qaad, areey calastaada iga jeedi qurunkeeda, afkeeda deey aad u malaysid qunbe si xun loo dhigay
calaseey. minaad u qabto inaan qaniis ahay, balan inoo qabo, waxaan kuugu balanqaaday inaan saliid macsaro kaakeeno. hadii kale lacagtaadu waa celis, qandho sabiil weyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ku: baroobo
Walaalkay ilama qurxoona inaad gabadh somaliyed oo walaashaa ookale ah aad wax ka sheegtid.
haddii aadan jeclaysan waxay kugu samaysay ka gambiso lee
gambiso lee waaye.Haddii aad rabto mid dhowrsan, ha sugi waayin calafkaaga ...allah kuu hagaajiyo...lol

walaashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroobo

Unrecorded Date
gabadha aan magaca lahayn

walaahay ulama jeedo inaan gabdhaheena caayo, anigu majecli waxaasi. laakiin arintaan lama filaan ay igu noqtay, sidaas darteed aan rabay bal inaan ogaado meesha la maraayo.

waxaanba ku fekeray war ninyahow adigaa danbeeya e, waxaan baroobada waa sika caadi, markaas ayaan waxaan go,aansaday inaan halkaan ku soo qoro si aan runta u ogaado.
runtiina walaalay qof waliba wax gooni ah uu ii sheegaaya. qaar waxaaba ay i leeyihiin war maxaad sariirta ugu boodi weyday, nin rag ah matihid miyaa duqa? .. qaar kalana wax kale ayeeyba ku hadlaayaan.

walaashay laakinse soow wax lala yaabo maahan, qof aad u hanweynayd oo aad jeceshahay oo waxaasi kuula timi ?

walaalkaa baroobo

Gabadhii ku barobeysay

Unrecorded Date
Barobo

waraa baroobo saan waaye haye....maanta waxaa keentay inaa iga sheekeyso yaah.....ani baroowada aan ku weydiistay waxaa iga keentay....ma xasuustaa maalintii aan is hag gareereenay intaan gacanta hoos u dhigtay aan damcay inaa atooraka alaabtaada culuskeeda tijaabeeyo noo, mise maxaa ii dhiibateyna gacantii maalintii oo dhan raadis lee xabad waa arki waaye nooh, marka waxaan is iri ari ninka amaa alaabta ka shuuqdayna, habeenkiina inaa ii ganbiso cabsi aa kaa keentay nooh, ar hooy ani fiyoore gaduud iyo weyneeyso aan horey u soo qaatay nooh, dhalo champaigne xataa waa kuu soo qaaday, saan inaa ii gasho wayoo way!!! u realy cut my legs(waad i lug goosay)

NIN AY KA CADAHAY

ar hooy kaalay mininka minankaa waaye, waxaan balan kaaga qaaday inaa bahalka sidii aweeso camal kaaga j@#$% , xaadana ku kiciyo, dubka iyo maqaarkana busta ka kiciyo

waa iga baroowo lee ok
jaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer waqooyi

Unrecorded Date
waar niman yohow ragiina koonfur ka imanaya,wax kasta miyaad ku hada shiin waan layaabey,gabadha sidaa tiri yio ninka soo ban dhigayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waar adigu maxaad wax walba shanta ula gashaa?
aar ninyow orodoo dhulkaagi ku noqo wa adigan goostoo sarkhaankana xukun u dhiibtee.
war ileyn anagaa belo aragnay.
.
.
.
.
.
maxaa kaa galay sidaan doono aan u hadalnoo xaarkaba walaaqanee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iqra

Unrecorded Date
TO:Baroobo

Afcaaytama nikiisuukuyaal aflagaadadna waa reebantahay u malaymaayo in ay jirto naag somaliyeed oo sidaas u hadlayso. Sababtoo ah gabdhaha somaliyeed lamaba helo adigana barawo iyo wax lamida ah ayaad ka hadlaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 03:10 pm
iqra war anaga hadii aan rabno [ina anzal walabixikarnaa]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREEMAN

Wednesday, October 11, 2000 - 02:30 am
Ha dii midkasta oolagaroone ahi uu yiraahdo gabar ayaa i jeclaatay goorma ayaan runta isku sheegeeynaa culuma alaay???
Waxaan kawadaa midaas in uusan jirin rin rag ah oo damiir leh in uu kuhadlo sida raga qaarkood!!
wixii faan ahi waxay leeyihiin dhibkooda !!!

asalaamu caleykum!!!
FREEMAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, October 11, 2000 - 05:12 pm
Baroobo,

Adi oo CABDIQOYAAN ruugid ka soo kacday aa macalinka
BAROOBO u kaalay lagu yiri haye?

ka dibna cagaha aad wax ka dayday, ma iska
dhaaftidoo adiga CABDIQOYAANKA,haddiisba ku seexihaayo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 11:44 am
baarboo nin jiro matihit mana nuureeysid
siilbaa intuu ku soo doontay ayaad ka qodi waysay
jaanis kaas oo kale waligaa ku masoo mari doono
adios marax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaaji

Monday, October 16, 2000 - 11:01 pm
hahahaha

iyaa saan ma akeenteen...Boroobo wadaay ani wax badan wa aarki laakin NIN oo dhahaayo naag aan diiday wax kale ma ahinee jug aan afka isku siino aan ka diidaa.....NOOOOOOOOOO.. wa akaa dhuujiyi... sheekh al akbar xitaa Zamankaan NACAM les ka hor keenaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:12 pm
Willasha gabdhaha caayayow runtii walaalihiin baa naago xuxuc why maxaad beenta u sheegaysaan oo aad gabdhaha umaagaysiin waxaan idin oranayaa nimanyahow cayda ka daaya gabdhaha waa walaalihiin oo kale Ilaahayna kacabsada.
sidaa iyo nabadgalyo Wiil somali ah baan ahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.