site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xalhaloo helo arinteeydan dhabaqsan(xaaskeyga)!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Xalhaloo helo arinteeydan dhabaqsan(xaaskeyga)!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaaye

Unrecorded Date
Xalmaloo helikaraa arinteydandhabaqsan(xaaskeyga)

Waxaa iheesta mishaakil waxaan ahey nin xaas raaliyo ah leh sadax caruur iileh ifkana aan ugu jeclahey iyada
Waxaan ahey nin reerkiisa toban saacadood u soo shaqeeyo.
Dhanka kale marka aan guriga imaado gacan weyn ayaan ka geestaa
Xaga raaxada xaaskega waa igu qanacsantahey laakiin waxaa mashaakil kataaganyahey mar marka qaar ayaa dhacdo in aniga iyo xaas keeyga anagoo sariita ku sheekesaneyno ay hurdo iqaado ooay tii xumeyd ay dhacdo oo ay igu tiraahdo dhaqan kuuguma heesto iska
Key fur in tii ay dhihi laheeyd odeygeeyga waa soo daashey iska seexo
Teeda kale Barigii hore madhicijirin in ay hurdo ila tagto waayo mashaqeen jirin iga soo gaara walaalahey soomaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg

Unrecorded Date
saxiib haddayba garan kari weydey ninkaaga ka xishoo oo unax wuu daalan yahay eh.
walaal ama adigaa sheekada badh sheegaya, ama xaalkaagu waa xun yahay, oo waa naag lexa-jeclo xun dadkana u nixin.
waxaa kale oo aan halkaa ka garan karaa iney inta kalena ku hagaagsaneyn ee waxaad sameysaa: Utag dadka waaweyn ee idiin tolka ah oo tasho odey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To:Cunaaye,

Waar yaahee cunaaye xaaskaagu way ku jeceshahay ee qarso nacasyohow.
Tusaale haddii aan ku siiyo, aniguba sidoo kale ayaan xaaskayga annagoo wada joognna ay hurddo i qaaday oo aan seexday. Daqiiqad dabadeed ayey ka war heshay inaanan joogin oo aan rawaxay. waxay gacanteeda saartay dhabankayga, markaasaan baraarugay; markaasay i weydiisay anigoon seexan sidee u seexatay, walaal?!
Waxaan ku jawaabo ayaan garan waayey, waayo way iga gar joogtay!
Walaalow inantu waxaad isku qabateen wax sahlan maahan ee dumar annagaa Ilaahay na siiyey oo uu na baraye sheekada horta nooga dhac oo keddib aan talo kugu afuurnno.
Waxaan aniguse kuu hubaa sida hadalkaaga aan ka dhadhansaday in ay qof qiimo leh tahay.
Waa la xallin karaa dhibaato kasta, ee ha degdegin, warkana noo soo dhammaystir.
Maxaad inanta isku qabateen, maxay tabanaysaa, maxay kugu suluugtay?
Waxaad bartay wax joogto ah oo aad ka goysay intaad kari kari wayday?
Maxay tahay dhibaatadu noo jilci.
Markay i tidhaaho waan ku jeclahay ayaan wax walba oo dhibaato ah illaawaa oo aan habbi noqdaa, marka horese waa in aniga la iga arkaa.
U malayn maayo inay garn weyday in aad daallantahay ee dhibaatada jirta xaajoow noo soo caddee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
walaal cunaaye,
Marka hore iga gudoon salaan, marka xigtana waxaan ku leeyahey waxaa tahey nin ilaahey
nasiib wanaagsan siiyay waayo hadaad taas ka heshey haweeney soomaaliyeed waa in aad ilaahey u shukridaa waayo waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo run ahaantii tacliin iyo qurux ilaahey siiyey da'deynuna waa 25 jir, waxaa is guursaney wiil soomaaliyeed oo aan run ahaantii si aad ah u jeclaa markey da'deydu aheyd 17 jir ilaa iyo hadana aan jeclahey, laakiin sariirta oo aan ku qancin waayey darteed aan ku kala tagney mudadii an is qabney oo aheyd mudo san sano ah wax kasta oo karaankeena ah ayan isku dayney to make it work laakiin, laakiin ilaahey xagiisa beyna ka qoreyneyn i guess,, Sababta taas keenteyna dhaqaatiirtu waxey yiraahdeen waa ,, GUDNIINKI.
Waxaa ka soo wareegtey mudo labo sano ah intaan ninkeygii kala tagney,, cabsi owgeed wiilashii oo dhan waa ka goostey in aan shukaansi iska dhaafe sheeko u furo,, been baan sheegaa oo saaxiib aan jirin baan dhahaa waan leyahey,, marka walaalow macaanow haduu ilaahey ku siiyey haweeney saas ah intaad ALXAMU LILAAH DHADO, marka aadan daalaneyn xaaskaaga daandaanso marka kalana si tartiib ah uga dhaadhici in aad daalantahey.
Ilaahey ha'idin garab galo labadiinaba,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
CUNAAYE SAAXIIB,
salaan ka dib,waxaad ogaatay oo ay yiraahdeen inti iga horeeysay nin nasiibleh ayaad tahay,waana run waad tahay,haddii sida aad sheegeeyso ay jirto waxaan kugula talin lahaa,marka aad shaqada ka timaado iyo jiifka inta u dhaxeeyso,saaxib dulmi ku biloow oo hor marso shaqada xaaska,tan guriga dib u dhigo,teeda kaleh haddiiba ilaah kugu qaado oo aad taabsaneeyso ha deg-degin ee iyadana waqti sii ileen waa nafleeye,sagaal xalaal ah ayaan maraa,xaaraan iskaba daa, wax iga cararo ma ahaneh,wax kaleh ma arag,welina waan u sii ciil qabaa saaxib, ee sir yar ayaan kuu sheegaa lakiin islaamaha ayaa naga baranaayo waan ku la soo xiriiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
waar nin yahow ma waalantay horta adiga iyo xaas kaaga mxaa meesha keenay. ragan latalinayaa iga daran waar,iyda kala tasho hadii kale cayaarta dhaaf haweenkana ,waxaa hanagu maqashiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iqra

Unrecorded Date
TO: Cunaye

Walaal waan kusalaamey salaan kadib walaal xaaskada magaran weyn inaad daalan tahay ee waxaa jiro waxyale kale oo ay kugu dhaliilayso markii aadan shaqeyn jirin dhibkaan majirin ma isweydiisay su'ashaas mise horaad eedka bilowday aniga waxaan umalaynaa amaba u badan yihiin nimanka somaliyeed markuu shaqo helo lacag uu leeyahay arki maysid waxaa laga yaabaa inay ciidana kugu qabin xoolana kugu qabin sidaa owgeed ay isleedahay muxuu kuugu tooran yahay arinta jiif waa ka weyn tahay ee si fiican wax u warayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Cunaaye:

Sheekho xiran baad ka hadashay camii. Naagtu waxay fiirsataa All SHOW OPERAS and ALL HOLLYWOOD BULSHIT oo intaad maqan tahay oo dhan bay mindiyo kuu sii afeysaneysaa kuuna sii dhaaranaysaa inay wixii ay filimaanta ku aragtey kugu practice-garayso. adna war laaye weyn baad tahay oo tii shaqo aheyd baa ku dishay iyo waliba ta guriga oo kuu dheer. Camii baxar weyn baad ku jirtaa ee talo iga qabso.


Laga bilaabo maanta waa inaad Naagta shaqo u yeeshid. Hadii aaney shaqeyn karin school u dir. Sababta aan u leeyahay waa maxay?. Kacsiga laguu sheegayo naa NASASHO. hadaad daalan tahay kacsi dariishada ayuu ka baxay. Marka adna waa daalan tahay iyana waa nasatay. halkaas baa dhibku ka jiraa. ee wada daala ama wada nasta. mawada nasan kartaan dee marka saaxiiba wada daala!. Sidaas iyo nabad gelyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.