site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guurdoon gabar garoob (Diiq soomaali ah bilaa sharuud)

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Guurdoon gabar garoob (Diiq soomaali ah bilaa sharuud)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ituuji

Unrecorded Date
Waa kabaxey sharuudihii hore Gabar.Garoob waa in aad buuran tahey ayaa muhiim ah waxaan doonayaa aakali ah in gacataada ayruxaneyso
Mar kaad laaf yooneyso adiga gabadha soomaaliyeedey xitaa hadii aad dabeecad iyo qurux kuli anaa kuu yeelaayo ha walwalin ila soo xiriir anaa kaa qoslinaayo daacadbey igatahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIIGALE

Unrecorded Date
War waxaad ku hadasho maad wayday malaha waaad qaldantay bogan ma aha isbarasho furan,dad badan ayaa wax qoray maalmo kadibna waxay garan waayeen hal kii ay wax ku qoreen,hadaba hala dhowro baratakolka fodadana naga ilaaliya;'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin_abib

Unrecorded Date
Asalamu calaykum
Aniga ayaa u baahan gabadh garooba oo cabsida ilaahay taqaan fadlaan E,mail kaa ha iga la so xiriirto yasin_abib@hotmail.com jawaab wacaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war ninka dhaafa sheeko fiican aas wataaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to: yasin abib walaal anigaa guur doon ah garoobna ma ihi ee kawaran.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin.abib

Unrecorded Date
Asalamu calaymkum
walaal anigu makala jecli garoob iyo garoob laan nin dhalinyara ayan ahay wakhtiikisa raabo in u ka fa idaysto mana jecli beenta marka hadi aya wax ka cad yihiin gacmaa furaan walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin abib

Unrecorded Date
Asalamu calaynkum
walaal maka la jeclin garoob iyo garoob laan waxaan ahay nin dhalin yara ah mana jecli in u wakhti iga lumo hadi ay wax ka caad yihin beentana majecli marka hadi wax ka cad yihin gacmaa furaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadaal

Unrecorded Date
Asalamu calaynkum
meeday meeday maarwo somaaliyeed o ilaaheeda taqaan diina leh maxaa yelay waxaa na wareeriyay waxaan diin lahay oon kana shaqaaysan laanahay ,marka sida darteet gabadh...hoos igu dhaaf wixii fariin ah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.