site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ha lala dagaalamo gudniinka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Ha lala dagaalamo gudniinka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Mohamed, Sweden
Waxaanan cida ka qarsooneyn dhibaatada ka heysata dumarka soomaliyeed gudniinka, hadey ahaan laheyd xaga caafimaadkeeda iyo haddii eey ahaan la heyd dhanka bulshada waxaan rumeeysnahey in gudniinka yahay sababta keentay in dumarkeenu eeysan ku raaxejsan karin nolasha sexka oo ah mid ka mid ah waxyaabaha aadiga lagu abuuray si uu u tarmo isu jeclaado u dhex maro kal gacal, marar badan waxaa dhacda in dumarka intiisa badan eey yartahay rabitaankooda, taa waxey keentey in uusan jiri jaceeyl dhab ku saleeysan is rabitaanka u daxeeya ninka iyo gababha wada nool, oo eey u aragto in uun ninka iyada u baahanyahey oo keliya, waxaan rumeeysnahey in eey keentahey jajab badan geryaheena soomliyeed iyo raaxo la"aan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Mohamed salaam,
Malaha waad wareersantahay? Cinwaankaaga ah "ha lala dagaalamo gudniinka" iyo eedayntaada ah "in dumarka aysan ku raaxaysan karin nolosha....In dumarka marar badan yartahay rabitaankooda...In uusan jirin jacayl dhab ah..iwm"

Taas waxaan u arkay nin wareeray hadalkiis oon aqoon ulahayn dumarka soomaalida waliba la guday.......

Waxaad yeeshaa haddaad shaqo u baahantahay waxaad ka raadsataa the so called Waris Diriye....
Ayadaa howshaas ku mashquulsane...UN kana ayaday u dooratay marka u shaqee ayada......Amaa haddaad rabtid inaad ka hadashid dhibaato sax oo jirta..marka hore do your home work.....

Salaama....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to mohamed .
aboowe aad ayaan ugu riyaaqay fikradaada ah in gudniinka lala dagaalamo ,laakiin af waakane may laku aame miyaa .wax dhaqdhaqaaqa ma samaysay hadii aad leedahay haa waan jeclahay inaan kaala qayb qaato kaamana dheeri oo wadan ku dhow aan joogaa, ka bilow soomaalida kaxaynaya ciyaalkooda si ay usoo gudaan. u sheeg kuna dadaal inaa hor is taagtid hadii loo baahdo oo laga maarmi waayo fursad dhinaca dowlada ah kaasho .

to shabeelnagood

maxaa wiilka ugu soo booday ma runtaa ku dhibta mase ceebaa hadii gudniin laga hadlo horaa loo yiri wax la qariyo qurunaa ku jira .
wixii aan u baahnayn inaan ka hadalo oo ka doodno oo wax ka qabano maa leedahay waa qalad .
ilaahay haku tuso wixii qalad ah iyo wixii sax ah.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dumardaryeele

Unrecorded Date
HI all bro/sis
To Abas
I agree with you to infulence this new idea in our Somali society in order to stop the evil gudnin of ladies. If all young man believe what Mohamed is saying the "GUDNIN" will be history and our somalis ladies will not go through the unreasonable pain of gudnin. I do understand what my sisters somalis experienced with this evil gudnin and to all the peopel of Somalis enough is enough let us stop slaughtering our sisters and daughter in life. To all ladies from now on we(men) are not interested gudnin. This does not mean we dislike ladies but prefer the one that is not circumcised.We doing this in order to save next generation.

Mohamed I disagree with you if you are looking for your sexual phancy and satisfaction only. If your attitude is to change the view point gudnin that is fine.


To sahabeelnagood=naagaha digoode cabee. waxaad tahay shabeel ka caba dhigi dumarka oo ku nool.

Guys why have to disagree with while all somalis know today the horer gudnin and this may help our sister to save from this life time pain.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
mahamed

i maqal aniga Gudneen yaa lagu marmarsiyoon, dhibaatada dhankiina ee ka socotaa idika aa aqoon meel wax laga bilaabo marka waxaa u baahantihiin caharo badan ee ha na wareerinina.#


teeda kale kaa ku dhahay halmeel kaliya aa wax laga dareemaa??

dhibaatada ina hesato waxaa waaye halmar aa dhagta naliigu sheegan ""GABDHAHA GUDAN WAX MA DAREEMAAN"" idinkana leenkas aa isaga socotaan.

ugu danbeentii ka kac meesha aan ku dhahay.

hadana waa sii biibaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all

Manaxdo adi see camal dadkaan kale aa cashar aa idiin dhigaa dhehee miyaa, anaa kaaga baahan casharo badan intaan iguma filna noo waa ogtahay, anaana og inaadan halmeel kaliya qabin..oooopps sirtii aa iga fakatay..
cafiis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
kamal

hadii meel kalo aadi tabar la'aantaada ma ahoo.
macaanka meesha asxaan ma yaalo shaqadaada hadii ka soo bixi wayso dad oo overtime shaqeenayo aa jiro.

waa sii DUULAYAAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all
lol@@Manaxdo

Kuwee waaye kuwaas overtime shaqeenaa? you mean Adepujo and Leroy..lol. No offence my dear manaxdo
lakin see camal hadeer anaaba overtime aan rabaa kuhaayee, calaacalkii waa iga dhamaaday bee, hala gaaro shaqada markaa kasoo bixi waayo..

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
Mohamed

Mahadsanid waa arin loo baahan yahay in laga hadlo walaal. Waa caado aan islaami ahayn oo laga hidaysanayo qofkii ilaahay cid uu abuuray ugu necbaa Fircoon..

Cajiib Muslimbaan ahay iyo fircoon baan dhaqankisa ka helaa xagee isugu yimadaan abtirsiiinyaha??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani markii kawaanka lay saaray balaqeey dooro guriga joogi jirtay aa inta loo tuuray ee anoo arkaayo cuntay.
ar xaa ka xanuun badan adoo arkaayo balaqaa dooro ha cunto?
maalintii danbe aa dooradii naloo qalay....yaa kaa cunaayo doorada hee? feerfeer aa saxan bariis eh la iiga doonay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Atariisho

Unrecorded Date
lol hebel i like u so much walaalo aad ayaan ugu qoslay, ayaantaan saan ma u qoslin "adoo arkaayo Balaqaa Dooro ha cunto" yaabwaaye laakiin waxaan lahaa hebelku waa innane ma inanbaa tahay? wel waa inaan fariin isku ceshaa marka!

To: dadka dhamaan u doodaya in la joojiyo gudniinka:-
Waan ka soo horjeedaa anniga arrinkaa waayo gudniinka waa save and secure waana waxaan dhaqan u leenahay ma ahan kan fircooniga laakiin waa in gabadha la suneeyaa deetana la qodbaa, haddii kale meesha waxba mayaalo. Wixii ka yimaadana waa wax dadka sababay ma ahan walidkeen oo waxay doonayaan sida dan inoogu jirta danbigood allaha dhaafo. tan kale raaxada ah ama self steem aakhiro ayay raaxo jirtaa ee u shaqeyso.

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
atiriisho rijaalyaasha balaq ee qabaan bajaqyaashana..........yaa kuu sheegaa hee?
ani abaa macaan malab canbar cuud matiiq ii wax ka daran ani rijaal aan ahay.
fariinka deey ee soo foolee 113-gaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
ATARIISHO;
HEBEL IYO RIJAALADIISA NIYAAKO AYEEY SOO WADAAN MARKAAN WIXI KA DAMBEEYO EE KA CARAR MEESHA,FADHI KUUMA YAALEE.

PEACE AND LOV

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.