site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabdhihi somaliyeed oo sharci lagu qaadanayo

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Gabdhihi somaliyeed oo sharci lagu qaadanayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalin hassan

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin kuligiin rag iyo dumar
salaan dabadeed
waad ogtihiin raga carabta ah sharci lagama
siiyo wadamada north ameerica hadaba waxay bilaabeen in ay gabdhihii somaliyeed raajiciyaan si ay sharci ugu qaatan nimankaas oo sida badan masaajidka yimaada iyo meelaha somalidu ku badan tahay dabadeedna iska dhiga niman wadaado ah oo culimo ah ilaahayna ka baqaya taas oo ay ku qaldaan somalida rag iyo dumarba nimankaas oo aad u fiican marka hore waxay inoo sheegen gabdho sedax ah oo ay sidaas u isticmaalen in mid waliba la waayay markii sharcigii u soo dhacay
xaa kuli xaal iska JIRRA CARABTA SHARCI DOONKA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Unrecorded Date
Before all Somalis became refugees, Somali men have been doing such things to innocent American black/white ladies . what goes around, comes around.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Unrecorded Date
if somalian woman let them self to arabian guys to
married because of pepers my freind is not our problem.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
if they r having fun with jameykans why not arabs too? besides, i would rather see my sister with arab than jareer where ever he might be from

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN M.

Unrecorded Date
Asalaamu*****Caleykum

The issue is not what nationality does the guy have, but what is the purpose and aim of his marriage. I wouldnt let a somali brother to do that to myself, and Arabs and other foriengs woooow!!!! they must be waaaaay faaaaar!!!!

so our sister must watch out b4 it is too late:-)

byee al

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra .a . kulmiye

Unrecorded Date
salaama aleykum dhamaan
walaal waan aragnay laakiin waxaan moodeynay
in aysan gaarin ameerica iyo canada balse
dhibaatada carabtu wadankan ingriiska oo aan
ku noolahay waa ka jirtaa oo berri ayaa nin carab ahi gabar la qabo oo waliba ikhwaanu muslim ah ninkii qabay ka furtay
wixii uu u sheegay lama oga laakiin madama
uu ninka soomaliyeed ahaa mid qayilaad badan
gabadhii waxay tiri iska key fur wax waliba
leysku day laakiin waa ka dhaaratay dib ayaanse ka ogaan doonahe markii loo taag waayay ayuu furay
waxaase dhacday iyada oo aan joogin sedexdii bilood oo cudada ayuu dhaqtar geeyay in ay uur leedahay markii la yiri
uur malehne waaba mehersaday sharci ayay u sameysay gabarna waa u dhasshay laakiin maalinti sharcigii loo soo tuuray ayuu masajidka u dhigay waraaqdii furiinka iyadii
waxay ka raadineysaa meel waliba oo nin ayaa iga maqan ayay leedahay CAKU CIIL BADANAA ILAAHAYOOW WADANKEENI
walaalayaal yaanay sidaasi idinku dhicin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Adeer naag soomaaliyeed oo aabeheed ka soo dhuumatay iyadoo sharaf ku nool, maxaad uga naxaysaa haddii dameer san weyn iyo diigaanyo kaxaysato?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Unrecorded Date
walalyal salaal, arintan meel an gabadh ila daris ha oo somalisujuu ah bay haysataa nin carab aha baa guursaday sharcigii markuu ku qatayna wuu cararay lakin iyadii ninkii wali waysugaysaa wayna jeceshahy isagiina uma soo socdo waxbana uma dhalin walahy wana wax laga naxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
Walee Carab indhaha iskuguma keey qab-qabto.

Naagahooda iska daa guuree ma fiirin kartaa horta!
Sheekaday wadaan waxaa weeye " kuwiina waan cunaynaa, laakiin kuwanagu yaan la fiirin" yaa ka yeelaya, kuwa soomaaliday taabanaayaan maahee kuwoodaa maqan walaahi !.

Laakiin iyaka waxay nooga fiican yihiin dumarkooda weey ka adag yihiin - laakiin tan soomaalida inteey maqashay jacayl indho maleh ayeey kii soo gaara DHAB leedahay. Naa ilaahay kayaaba oo ragiina ha ciilina !

Gaaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RunSheeg

Unrecorded Date
Carabta amaaba laguu qaatay,waxaan aqaan kuwa badan oo guursaday cadaan ama madoow gaala ah, iskumana xirmaan oo xaaraan baa lagu haaystaa.
gabdhaha somaliyeed waxeey noqdeen raqiis oo waxaa loola baxay "Cheap and Clean".
wiilasha somalida badankood hada waxeey bilaaween ineey guursadaan gabdhaha Somalida ee gibil cadka ah ama reer baraawaha cad cad iyagaa edebta lagu yaqaan raggana aad u ixtiraama sharafna leh horayna aan loosoo marin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Runsheeg reer Baraabo iyo gibil cadna maxay edeb ka ogyihiin waa kuwan habeen iyo maalin isku malgay ragii oo aan xishoonayn afka ka galaya ha isoo marina dheh kuwaas. Wax roon ma jiraan qandha urbadan reer baraabe buu yiri aqas iga daa kuwaa ha igu soo sheegine. Weli barasho ayaa kuugu laaban.

Anyway carabta iska ilaaliya gabdhoow iyo cidii isku dayaysa inay idin isticmaasho.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liin

Unrecorded Date
TO:run sheeg

aqas maxaa ku hadashay barawaan injir leh orod dee was siilkoda biyaha badana leef nacas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maxaa sheekadan la iiga qariyay anaaba sharci ubaahane?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ikhwaankaa ku waaniyey ajar baad ka helaysaan hadii carab idiin tago ee hala yaabin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Unrecorded Date
aniga waxaa iga yaabiyaay waxa gabdhaha soomliada hoos u dhigay oo ay cidkasta u raacayaan.ma shaqo aykala xishoonayaan wiilasha soomalida ayey carabtu u qabtaan(***)mise iyaga ah dad liita oo kalitaa dumarka kale ee ajanibiga ah ee ku dha qan qurbahan. meeshaad aragtoba waxaad arakaysaa
gabadh soomaliyeed oo ku silcaysaa oo adoon ama carab soo eryayay. yaa waxa nooga gooya magaca soomalininada. waa maxay wuxuu gabdho mahee.mana sheegayo gabdhaha oo dhan waa jiraan qaar fiicani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sombrother

Unrecorded Date
hhahhaha.is't ironic sida ey gabdhah somalida noqden, the cheeapest of all women kind,,waa ka xumahay,aragney,italia,USA,UK,canadaba cheap and clean,hada ma arabtiidi ureysa? war meshey inkartan ooga timid ma aqaano!..maxa that cheap ka dhigay waaba la yabe? arabtii arab aheyd,oo na soo tarxiili jirtay ,i bet familkaga qofka mid ah eney soo tarxiilen,the most barbeerian human in this planet,,igatag,yaq,,you somali women makes me hate you ,,walahi,.war wax isku dhama,,aniga hadii aan rabno blue eyes waa hore gorsan karney ,lakiin blue eyes kasta waxa igala qima badan boqorad somali sister ah,please keep you name up sister,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
Hi all lol@@@@ Liin
To: Liin kaalay adi see ku ogaatay inuu biyo badan yahay mahalkooda, waa soo tijaabisay haye yaq... isku xishoo waraa waxaas haku hadlin

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aple makiinoooo

Unrecorded Date
.........ku...kamal
to kamaal
macalinka wali ma arkin miyaa barawaanta bahalkood abooow aboow wax aa kugafay dadkaas hadaad shukaan sanaysid oo aad lafadhidid biyo aa kadaadanaayo so you beter trie and you enjoy late me knew when you see
.......by.......

hi all
To:alpa makiino
adiga kaalay dadka xumaanta waa looga digaaye maxaa waaye waxaa igula talineesid?
Tan kale gabdho somaliyeed aa u gaftay oo muslina ee sxb raali galin samee.

PS xalaal quute aan ahay wax kale ma imaraan.

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jilicooow

Unrecorded Date
aryaadha kaalaya anaa wax ka fiican waxaas oo dhan.idiin hayee imow xamar. yaaya minaad arki laheyd geber •••••••, ad maa ba blue eye raadi laheyd. arey day xaa ku •••• macan. ebedkey ma arag wax la mid eh.bililiqo aan ku guursadey anse waa u qabaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadiya

Unrecorded Date
go boy's! go boy's! go boy's!

gabdhihii somaliyeed waaba fiiqdeenee wax kale ma idiin dhiman yihiin (kaftan)
marka hore waa salaamntihiin marka labaad xaal qaata oo dar ala kudaga.meshaan danbiga lam kala yaresan oo wiilashiinaba wey kujiraan oo meeqa yaan aqaanaa oo dhaheen labar somaliyeed aq aga daa anoo ujeeda jareer/cadaan.aqyaarta waxaan layaabanahey gabadha iyada oo wiil somaliya ujeedo aadeyso adoon shiirbadan aq aqa aqa. cadaanka urka badan oo markii kuleelaha lagaaro sida jiraca u soo ura markii aas bus laraacdo, iyo ugu danbeentii carabta aan inta bini aadan la naco aan ugu necbahey oo basasha sey u cunaayeen jismigooda basal noqdey.iga daa labolabo ha igu dilinee. aqyaarta waxaa ogaataan dhibaatan in uu ilaah naga qabto gabadhii suu bineesana aad kawaanisaan idinka ayaa walaalaheed ahee. teeda kale shukaansada gabdha oo qabiil iyo qurux midna haku raacina.

waa iga waano ismaqal danbe oo xiisa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to gaax

gaax gaax gaax waa ku salaamay horta
aleylehe qof soomaalinimo ku jirto adaa ka jira ,ka shaqee wixxi carab aragtid weredkood ha cuneene
waa idin ciileen gabdhaha cadowga idiin jebeyey ,laakiin ma aha nimanka soomaali oo dhan ,fiiri kuwa inta ka hadlaaya hada kuwaas gaala jeegtee , dameer aa ka raaci lahaa , waxay ku leeyihiin reer xamar reer baraawe ,reer maxay war doqomo yahaow soomaali waa soomaali ee wax iskula hara
gaax aboowe soomaali dhala aa tahay ,kuwaan ay ku duleen
bye
habon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To. Habon...

Walaashiis walaahi xaada aa i istaagtay. yacni sida qurxoon ee aad iifaanisay yaaba heli kara nin lagu sheegay " soomaali dhalad ah".

L@@@@@l maxaad tiri "...gaal iska daaye dameer...." walaashiis taas waa kugu raacsanahay, iyakaa isku mashquulsan, marka maxayba dad kale iska ceshaan...

Marlabaad mahadsanid - salute -

Gaaaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaafici

Unrecorded Date
anigaa sharci la aan i haysaa ,masaajidka in aan wax ka raa jiciyo waaye, oo carabta suuqa kagag hormaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Waxan ahay wiil 28 sano jira.Waxan ku noolahay wadanka Indunisia.dhowaan ayaan Jaamacad ka qalin jebiyey.Waxan raadinaya Gabadh soomaaliya oo sharci ii qaada aan is guursano.Waxan ahay 100% somali salaada na waan tukadaa.Gabdhaha wadamada reer galbeedka jooga jawaab ayaan idinka sugayaa.

Nabadeey
mohamed
Butcha,Indunisia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Henrik21

Unrecorded Date
Horta qofku xaq ayuu u leeyahay wuxuu rabo inuu gursado waxaa dhicikarta inay arabtu ka fiicantahay kan somalida ah mana fiicna in loodiido gabdhaha somalida nimanka arabta kolay walaashay uman ogaladen lakiin somalida kale ok waaye..lol... waxay dhamaan dadbadan wiilal somalia oo badan ayaa qaba dad kale markaas bro gabdhaha ha kudirin nimanka kale bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aade

Unrecorded Date
waan ka xumahay dhibaatada gabdhaha soomaliyeed soo food saartay waxaasi meelo badan oo yurubta ka mida ayey ka haystaan gabdhaha soomaaliyeed waxayna billaabmeen dhowaanahan danbe sory so sory.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tilburg

Unrecorded Date
HOLLAND/ BRABANT

Adi bal gabar soomali ah isku day inad la sheekeysatid,,,,buurbeyba koreee,laakiin ninka ajnabiga ah,waaba u dhalaaleee,waxaad mooda in ay waxeydoonaysaba uu u hayo,,,
magaalada aan deganahy waaxaaba jooga kuwo,
zaiir,,san muufo ah leh,baabuur deyn ahna wata u saaran ,,,,,,MARKAA BUU MEESHA SHAQADA UGU SHEEKEENE AFRIKAANTA KALE,,QOFTAS DOUCHKA AAN KUWASAAA,,,, marka aa adi oo soomaali ah u tagto
una muujisid inaad wanaag ka rabtona ,,waa is cajabineee,,,

akhyaarta mid aan u sheegaa ,,gabdhaha yaan laga sheekeen , ,,,xitaa hadaad la raaxeesataaan ,
waayoo badankooda taa aa u daran ,,nika ajnabiga ahna waxey is leeyihiin wuu idiin ceeb qarinaaaa,

lets do everything yto keep somaliwomen solely for soomalii men,,maxaa yeeley inagaa ishudhan,,
siiba kuwooda asturan oo dadan attentionka u badiya ,,,,,,,,waadcmahad san tihiin ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulmis

Unrecorded Date
sorry tilburg,waxaad sheegaysay eray kama fahmin.
sikasta isugu dayay laakiin weli waxba kama fahmin .
sorry meiske vertel me haar naam dan check ik haar wel.en vertel me hoe je heet dan geef ik je wel een prive les..lol

peace ya'll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ArabHater

Unrecorded Date
aduunka carab ayaan ugu necbahay,I dont care haduu muslim yahay, I'ld rather marry or live with a catholic anyday.....arabs are the worst pple on earth, and any women stupid enough to mess with them deserves what she got.....that's all I have to say about the subject...

I know somali pple believe that just because they are muslims that they're also arabs, WELL, I dont think so, I'm somali,Muslim,African, and now Canadien, anything else......I DONT THINK SOOOO
mark those of you, oo carab isku dhedhejinaaya, think again....fools

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Universal Translator

Unrecorded Date
Kulmis, qalbi cammaad qabtaaye ninku wuxuu ku yidhi dumarka Soomaaliyeed raggooda way ka cararaan oo waxay u galeen niman Zaire ah oo sankooda weynaantiisa laba gaadhi lagu xereyn karo. Nimankaasoo shaqada markaan isku aragno ku sheekeeeya inay gabdho Soomaaliyeed meelaha ku silciyeen. Sababta ay u doorteen raggan ajnebigee saancadka lehna wuxuu ku mala awaalay inay tahay iyadoo sirtoodu qarsoomayso, halka ninka Soomaliyeed tuu la raaxeystaba uu ku sheekeeyo. Markaa wuxuu leeyahay dumarka yaan lagu sayixin oo weliba kuwa daboolan ha loo sii xagliyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.