Hanad2000 | Unrecorded Date love is honest, trust, honest, reliable, and looking each others . jaceylku waa badankaraa waan yaraan arkaa waxey ku xirintahey sida labada qof ee is qabaa isu xananyeyaan matelan iney is ticmaalaan hadal fican , waxyaabo farxad leh oo is wedarsaan , ixtiraamka , ninkaagag amaba xaaskaagaga inand tuste inaad jecashay, eroyo macaan oo tiraahdo, inaad marwalba oo u sheegto inaad jecshahey qaas ahaan nimamkeena somaaliyeed waayo hablihoone wey xishood iyo edab badanyahiin , markii hadii naqoto xaaskaagaga u sheeg mar walba inaad jeceshaey, marka ay xanaaqdo si wanaagasan u raxmadu ku jiro u maslax , hadii qalad gaysho ugu hseeg hab wanaagsan adoo isticmaalayo, arayo wanaagsan , u heerka jecy aad jechahsey kaa joogo, niyad u dhis hadii ay dha caruu badan una sheeg inuu jeceylkii hada aad kuu batey. by:hanad |
hebel | Unrecorded Date I see love as windows98 once you got you only know how to get on the NET. |
Anonymous | Unrecorded Date lol@@@@@@@@@@@hebel |
BADGIRL | Unrecorded Date HANAD..... I admire that man...keep it up... HEBEL The more I read your comments.....The more I want to get inside your little P-Brain.....very Fascinating.....lol |
hebel | Unrecorded Date HEEEEEEEEEEEEEEEEeeeeeeeey was that an insult? Cause it sure sounded like one. |
Fowzia | Unrecorded Date Waan ku salaamayaa hanad, Walaalkiis waan kugu mahadcelinayaa hadaladaad qortay ilaah hakaa abaal mariyo, Waxaana farxad ii ah in ay jiraan rag badan oo sidaad sheegtay ku sifoobay, Waana wax yaabaha rageena soomaaliyeed ay mar walba raga kale ooga wacanyihiin oo aanan marnaba ku doorsan karin rag kale, Noolaada waligiin, |
TROUBLEGIRL | Unrecorded Date HEBEL.....Naaaah I was praising you like I should.......I didn't mean anything by the P-BRAIN comment |