site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa maxey jaceyl!!!!!?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Waa maxey jaceyl!!!!!?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad2000

Unrecorded Date
love is honest, trust, honest, reliable, and looking each others .

jaceylku waa badankaraa waan yaraan arkaa waxey ku xirintahey sida labada qof ee is qabaa isu xananyeyaan matelan iney is ticmaalaan hadal fican , waxyaabo farxad leh oo is wedarsaan , ixtiraamka , ninkaagag amaba xaaskaagaga inand tuste inaad jecashay, eroyo macaan oo tiraahdo, inaad marwalba oo u sheegto inaad jecshahey qaas ahaan nimamkeena somaaliyeed waayo hablihoone wey xishood iyo edab badanyahiin , markii hadii naqoto xaaskaagaga u sheeg mar walba inaad jeceshaey, marka ay xanaaqdo si wanaagasan u raxmadu ku jiro u maslax , hadii qalad gaysho ugu hseeg hab wanaagsan adoo isticmaalayo, arayo wanaagsan , u heerka jecy aad jechahsey kaa joogo, niyad u dhis hadii ay dha caruu badan una sheeg inuu jeceylkii hada aad kuu batey.


by:hanad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
waxaasaa la yiraahdaa jaceel iga dheh bo
walaal si aad iyo aad baad u maraqsantahay aadna waad u wanaagsantahay,laakiin waxaan ku weydiinayaa waayo ey raggu soomaaliyeed aysan sidaas u garaneenin jaceel ama aysan u adeegsaneenin erayo macmacaan iyoba dumarka soomaaliyeed,walaalhi waa wax la garanwaayey maxaa soomaalideenu sidaas ka dhigay ma reer baadiyaa waaba yaabee walaalkiis waxaan ku weydiiyey adiga miyaad ku dhaqantaa sida wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Unrecorded Date
walaashiis so, aasha aad i wetdyesay waan ku dhaqmayaa inta aan amood waana isku dayaa inan qanciyo, qofka binaadanka iyo walyaabo sii dheer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Unrecorded Date
woooow

waxaaasaa caqli ah


aboowihiis intee ku nooshahey waxaaa tahey wiil soomaliyeed oo aad iyo aad u macaan, adi camal aduunka ma ku noonashey

ogaada raga somaliyedd waxaan doneyneyn wiil sida hanad oo kale ah

bye
amal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hanad sidan aan kuu tuso:
wax alaale iyo wixii aadan heli karin oo dhan waad jeceshahay.
inta kalena waa waxaad jeclaan jirtay oo hada jacayl kuu hayn.
wixii kale ee su'aalo ah beri soo qor.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.