site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGOW INAN LABAATAN IYO SHANSANO KUGAARTAY GABAR INAY TAHAY TII KELIYAHAYAD

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): OGOW INAN LABAATAN IYO SHANSANO KUGAARTAY GABAR INAY TAHAY TII KELIYAHAYAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Unrecorded Date
Waxaan guursaday iminka mudo laga joogo 3 bilood gabar labaatan iyo shansano ku gaartay gabarnimo qurbahana joogtay lix sano intaanadhowraysay calafkeeda
imainka aniga oo dadeeydu tahay labaatan iyo lix jir ayaa waxaa saaxiibaday iyo dadkayagu i oranjireen waxaa guursatay gabarwayn ee maxaa uguursan wayday mid ilaa labaatan ama sagal iyo toban ah
hase ahaatee waan ku baraaray Sababta oo ah
waxay ahaayd gabar intaa oodhan isdhowraysay
garatay macnaha ninka iyo qiimaha uu leeyahay
inbadan kasoo toosaysay meel cidla ah dadtuna urunsheegtay
markaa waxaa kula talinayaa wiilasha somaliyeed inay guursaday hablaha kuwa dadoodu kasarayso labaatan iyo shanta ee waaya araga ah macnaha ninkana garanaya oo aanay dhegeysan sheekadii somalidii hore ee oranjirtay waa guumays haday gabartu gaarto shan iyo labaatan
aad iyo aad ayaan uraaxeestaY una dareemay nolol raaxo leh
ninwalowba lasoco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Liiban

Walaal Libaan runtii waad asiibtay, xaqa, waa runtaa oo gabadhu mar haday da'daa tahay waxaa la yiraah waxay xajisataa "Numberkeeda" tasoo micnaheeda yahay waxay aad u garan sida reerkeda u dhaqato oo fursada ay heshay ee dahabiga ah ma lumiso. Taas ayaana cadeen siday sax u tahay odhaahdadi hore.

Tan xigta koleyba anigu shaqsi ahaan waligayba waan amin sanaa in aan gursada gabar ah dad aad shegtay ama ka wayn, hadana Insha Allah markuu waqtiga isiiyo waan ku kicin donaa.

Teeda kale hada ka horbaa niman "Canbuula" cuni ay u yiraahdeen "Akhraa wax jiraa" tasoo macnaheedu yahay war hadii aad hoos malgacada ama gacanta u galisa "Subigi" baa fadhiyee la socda. Taasna waxaan ka wadaa loo kala bixi waa inuu "Guurku" leeyahay Raaxo iyo Daganaansho iyo Nolol raaxo leh.

Ugu danbeenti marka hore hanbalyo ayaan ku leeyahay guurkaga Allahan idinka dhiga kuwii isku waaro oo ubad kheyr qaba kala helo. Lakiin si uu qosku u baraaro oo nolosha idiinku macaanato, walaalow dhageysta cajalad uu Duubay "Boqol Soon" oo ku saabsan xaqa ay isku leeyihiin ninka iyo naagta isqabo, taasi waxay Insha Allah idiin macaneen nolashiina idina tusi sidii aad u dhaqmi lahedeen. WAA CAJALAD QIIMA LEH EE HA U DAYMA LA'AAN.


Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Liibaan,
waar aamus oo qarso horaan u aragnnaye!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugbaad

Unrecorded Date
liibaan, conguratualation for your marriage and enjoy it. it obvious that you met the right person at right time. age is a number but the personality is what we value. Also thanks for sharing with us your happiness.

speaking of age i am 28 yrs old graduate university , has BS degree and recently had a relationship with someone who is younger than my age,who is very talented , handsome ,honest and has a sense of humar, unfortunately that relationship won't last and we broke up because of age, which is minor issue to lose someone that u love and was very painfull.I wish all the guys will follow your foot step and see the fact of life instead of age .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Unrecorded Date
Ugbaad
waayeel aa tahay ee ha igu neefsan hoostaa ka cireysatee...Gabar guumeys ah garoob aa karoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugbaag

Unrecorded Date
walaalo shariif waan ku faxar sanahay dadeyda waxaana ilaahey ka baryaa in aan wanaag ku gaaro wayeelnimo hada ma ahi waayeel, laakiin adiga waxba kaa oranmaayo , waxaan anigu la hadlayey dadka wax qaradka ah ee afkaar dhiiban kara sida wiilasha sida fiican wax u sooqora, laakiin adiga wixii laga hadleyba maad fahmin. dib isugu noqo walaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
Baadiyi nimaan lahayn ayey agjoogtaa

ugbaad walaal waxaa layaableh in qof walba oo siduu doona uu ufekaro ama wax uqora uu soogalo

sida runtiiya markay arintu dhinaca guurka noqoto anigoo iminka dadaydu tahay 29 gabadh kayar 24
taan rajaynayo inaan nolosha wadaagno waa xaan rabaa hadii ilaaahay idmo inaay noqoto 25 ilaa 30 ama kawayn maguursanayo hase ahaatee waxa dhibi kajirtaa sidii loo helilahaa hablaha adigoo kale ah
waayahaa keenay iyo waqtiga in lakala dhumo,
ee markaa walaal waxa laga yaabaa in

Waxaana sibuuxda utaageersanahay aaminsanahayna Saaxiibkay Liibaan

ninka yiri waxaa lay yiraahdaa Shariif
waxaan leeyahay wax iskula hadh oo ka xishood inanta walaashaaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to liibaan
walaal runtii waxaa aad ii farxad gelisay sida aad nolosha u fahantay oo aadan wixii daraa oo dadkeenu ku kici jireen oo ahayd gabari haday labaatan gaarto waa guumays ka hor martay .
aniga waxaan ahay gabar 26 sano jirta ina rumay aqliga iyo u jabjabnaanta nolosha maanta igu jirta iguma jirin 5 sano ka hor .noloshayda waan dhistay maalintii ilaah ka dhigana waxaan guursan wil wakba oo aan garashadiisa iyo dabeecadiisa iyo wax qabsigiisa ka helo micno kuma dhisna intuu jiro.

To ugbaad
abaayo waxaa tahay gabar qiimo iyo sharaf ku gaartay dadeeda ee ha maqlin kuwa duliga ah oo aan garanayn nolosha macnaheeda ee keliya u nool inay helaan qofay maskaxda ka qabsadaan oo ayaga u ahaadaan fure ilayn qof kale wax lama qaybsan karaane.

to shariif
siday ugbaad horay u sheegtay halkan waxaa loogu talo galay dadka iqyaarta ah ee orod oo boga ciyaal suuqyada iyo doqomada raadso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanax

Unrecorded Date
to HABOON IYO UGBAAD


Kuwo raadinaya idinkoo kale lana ayaan ugu horeeyaye idin mee sidee laydiin heli karayaa
walee kuwa dadiina jira ayaan laydh cas kuraadinayaa
garanayana qiimaha ninku kamudanyahay ee halaydinka warhelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Unrecorded Date
•••• ciro wax kurabaa iska yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugbaad

Unrecorded Date
To; Haboon, walaalo waad ku mahadsanatahay amaanta aad i amaantey, waxaan hubaa in aad inan wanaagsan tahay oo garasho dheer, waana jirtaa dad badan oo nosha qalad ka fahmey sida aad sheegteyba, waxaan u rejeyneynaa in ay nosha meel fiican ka arkaan.

tahnks HABOON.

To; Fanax walaalo iska waran, waana ku soo dhaweyneynaa oo luka raadin waxaad dooneyso.
thanks fanax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Unrecorded Date
AAWGUURIYO liibaan guurkaaga aad habiga ku tahay waxaana Ilaah kaaga rajaynayaa in aad waligaa ku jirtid raadaxaada iyo nolol aad u sarayso oo aad xaaskaaga ku wada noolaataan ilmo qayr qabana ilaah ha idin siiyo waxaadna ogaataa in aad si fiican yeeshay waayo xaga diinteena waa mid kuu fiican.

ugbaad abaayo af caytama nin kiisuu ku yaalaa'e haduu fahmaayo shariif waxa laga hadlaayo iskamuu
caytameen ee a u bixin abaayo

shariif 28 sano jir oo ciro leh xagee ku argtay horta in aad tahay qof aan waxba kala ogeen

ugbaad iyo habon anigana waxaan ahay garab 26 jirah waana ku faraxsanahay dadayda sida aad ugu faraxsan tihiin tiina Ilaahna waxaan ka baryaynaa in uu noo siyaadiyo edebna ilaahaa ii dhameeay aqlaaq iyo aqlina i siiyay qofkii dhihi lahaa guumees iyo qofkii kanan horta calafka wuu jiraa oo waa run teeda kalana nin aan waynay dadaan kuma soo gaarin laakiin qorshaan lahaa of course
hadana markay noqotaba markaan la kulmo nin fiican oo caqli leh dabeecadna fiican karti iyo aqoona leh waan guursan iinsha Alaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Unrecorded Date
to:ugbaad
anagaa ku raadinaynaa noocaas oo ayn u qaylo bateen gabdhihii yaryaree walaal xagee joogtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugbaad

Unrecorded Date
Hasan , thanks walaalo, ia m some where in north America,and it will be nice if we get to know one another generaly, but how. anyhow keep writing.
thanks xasan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
ugbaad,thanks but u are too far where i am living,
i am in europe and i think so far we have some thing common as u said u graduated BS,and iwill graduadet next year BS engineering.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alone in Snow

Unrecorded Date
Hello All,

Hasan from scandenevia? dam, on you... look around you, why N.Ámerica!!!

Don't do that to us Hasan, We were looking for you quit some time and you running !!!

Lady from Europe,
We lost so many good men to N.America!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
hello alone in snow.
where are u,please write down specific details,and if u are realy interested relatioship,actualy i don mind if my (calaf)lives north america or africa,
cheers
alone in snow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.