site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA SOOMAALIDA ISKA JIRA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): GABDHAHA SOOMAALIDA ISKA JIRA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

Horaybaa waxaa loo yiri nimaan wax arag aloow ha cadaabin, waxaan la yaabay markaan arkay saaaxiibkay saciid oo budh madaxa ay kala dhacday xaaskiisii oo uu qabay mudo todobo sano ah, taa waxaa kasii darayd markii saaxibkay warsame xaaskiisii ay biyo u karkarisay oo midabkiisii ka badashay, anigoo labadaa dhacdo la yaaban, baa waxaa la iisoo sheegay saaxiibkay hawraarsame oo isaguna xaaskiisii ay tooray dhabarka kala beegsatay oo uu dhimasho ilbiriqsiyo kaga baxsaday tan oo uu qabay muda labaatan sano ah.

waxaan maqli jiray eedaday qubato cilmi samatar naxariistii jano alaha siiyee o tiraahda marwalba war ragoow haweenka soomali meel isaga ogaada, waxaa sida badan halhayskeedu ahaa.

"Inkastood uluuf iyo uluuf iyo cood ka bixinayso
inkastoo yeyan kaa aradin ku ijtihaadayso
iyana umuur hoosiyo aalad bay tumane
nin walboow anfacadaada diid naago waa ebere"

sidaa awgeed waxaan ku talinayaa ragoow in aad iska jirtaan hablaha somaali, hadaysan dhicinna in aad hangool miciye leh isaga qabataan.

waxaan meesha kuba jirin kuwa iyagu dibada oga maqan wadanka waxaan ola jeeda kuwa iyagoo sidaa aanu soo sheegnay ah misana ku darsaday dhaqanka siloon ee laga dhaxlay gaalada gurigood ba'ye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
taas waxaa ka sii darneed markii saaxiibkeey bedel cubeedka xaaskiis ka goosay ooy police-ka heleen HWY-ga dhexdiis isoo weli boodboodaayo mulac dibkiis camal.....baabuur aa ka dardari lahaa maskiinka sadaqo aas ku fakadi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Madoobe

Unrecorded Date
Xanquruxle

War ninyahaw, bal marka hore waxaan kuwaydiiyey, adigu waxaad soo magacawday saciid, warsame, iyo hawrarsamee, imissa caasho, cambaro, ciiltira iyo caanomadaadiso horay loo diirtay, oo raggoodii sidaad sheegtay iyo si kadaran ba ugaleen?

War ninyahaw, war dumarka soomaaliyeed sharafta iyo shacniga ha ugaqaadin qaadin wax dhowr xaas dhexmaray. Waxaanse umalaynayaa inaad sheekooyinkaan soo aliftay adigu. Midda kale, adigu mawaxaad ragga kuleedahay war naagihiina dila oo madaxa bur iyo faas kala daala. Taasi ragganimo ma`ahane oggow, waa ragganimo xumo.

Jaahiliyaadii hore ayaad doonaysaa inaad soo celiso. War ninyahaw meesha waxaan oo kale hala imaan. Iskuxishood oo sida isu dhaan.

Hebel

Waxaan wax cayaar iyo jees jees gala ma`ahan, ee ninkaan dhunsan ee khaldaanka ah ha dhaantayn.

This is not a laughing matter. It is a sad one indeed. Take a good look at what you guys wrote and think hard about it. What kind of somali men you are? You are the kind that is letting our community down. The "Jaad" chewing, gut spewing, coffee shops conferencing kind. The kind whose wives are the bread winners of the family and the home makers as well. SHAME ON YOU!!

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
cabdi madoome Ex-secret service.
Ok bro sorry.


LOL.


sorry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Madoobe

Unrecorded Date
hebel

Whether Ex- or Interim- any kind of service, one thing is for sure: I have respect for my sisters. And I wont lie or say anything disrepectful about them, like you did in here.
So, I suggest that you apologize to them, not me. Because it is them that you have weighed down, not me.

With love for all somalis.
Nabadeey.
C/Madoobe (Dheere)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
My Blackman I did not offend or defended anyone I just told you a story what did I do to U or to your sisters?
If you're up to something else I do understand but don't take a leak at the wrong tree.
Or on my leg for your case.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/ Madoobe Dheere

Unrecorded Date
hebel

Look here my boy, what I said up there was you did not have to apologize to me. I dont "need" your apology. If you are sincere and honest, and you have realized your mistake, you should apologize to those whom your comment has offended.

Now, you say I am upto something else? Honestly, no. I have nothing against you or anyone else. Except, I hate dealing with chauvanists of any gender. I cant stand them.

Are you satisfied; do you we understand each other or do you need me to yell out loud again? lol.
Nabadeey.
Madoobe Dheere.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
please tell me out loud 'cause you kind of whispered. and start it from the beganing this time.
and what the heck is that word my blackman (Chauvanist) can happend to find it anywhere?
Look up my sorry posting Blackman and see If I was really apologizing to you (this time look real hard)
You didn't even get the gig
cago-boorleyahow u dhig raga magacooda baac fookhal baac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madoobe Dheere

Unrecorded Date
hebel

Dhago daboolan miyaan caawiyo beriba ku adimaa. lol.
Forget it man, I dont have time to waste on you.
MD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
whatever man.
You lost

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-u-dirir

Unrecorded Date
Xanquruxle,

War ninyahow ma waxaad tahay nin aad u fool xun oo waxaad weyday wax gabadh ah oo kula hadasha oo Somali ah, mise waxaad tahay nin hadal jacaylka u dhashay. Waxaan saa kuu leeyahay, ma nihin annaga iyo gabdhannagu dad hadda aad adigu is baraysid, oo aqoon aanaan annagu u lahayn adigu uma yeelan kartid, gabdhuhuna waa kuwii aan naqaanay ee sharafta iyo haybadda lahaa, qoon hadda cirka ka soo dhacay ma aha ee sheekadaadu halkay ku biyo hoorsanaysaa. Mise waxaad ahayd qolyihii dumarka ciqaabi jiray markii waddankii la joogay oo hadday kaa aarsanaysaa, dee taana adaa isu geystay sheekhow,

Macasalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
To : xaq-u-dirir

walaal waxaan oga xumahay sida aad u hadashay ama aad u cadaysay warkaaga, waxaa aad iigaga yaabisay halka aad tiri kama ogaan kartid hablaha soomaaliyeed wax aynaan inagu ka ogayn bal horta waaba yaaabe adinku yaa tihiin! ma afarta mowlaca kula joogtaa,.

waxaa kaloo iga yaabiyay sida aad isaga dhigtay askari awaamir bixinaya, taasina waxa ay ii muuujisay in aad adigu horjooge u tahay afarta mowlaca kula joogta, waxaan hadaba maanta shaki ku jirin sida dhaqanka foosha xun leh ee haweenkayagu u saameeyey dunida oo dhan, iyo adigaba hadiimarkaa ay haweeney kuu dhaxdo ama kuwa aad adiguba dhashay hady jiraan,.

nin aanu saaxibo nahay baa goor sii hooraysay waxa uu ku gabyay "maxamadoow rag maxaa qabsaday way qarsanayaane" sidaa owgeeed saaxiiboow adiga iyo inta kula midka ahu jabkiina iska qarsada,.

marnabase ha isku dayin walaal in aad ku hagardaamayso dhalinta iyagu guur iyo liibaan doonka ah, oo markaa ay ku hagardaamoobaan,.

nabadeey,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadiya

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum aqyaarta soo booqata pageka

to:xanqruxle & hebel

walaalhiis waan ka xumahey marka hore fikrada aad kaqabtaan gabdhaha somaliyeed.waxaan idin weediiyey soo hooyo idin ma dhalin, gabdhana idinla ma ay san dhalanin miyaa. hadii aad dib u fiirisid guriga aad kusoo kortey madabeecadaha aad dumarka kasheegeyso ayey ku dhaqmaayeen.walaalkiis hurdo ayaa ku jirtaa ee hurdada ka kac.hadii aad tahey wiil gabar raadis ama aad mustaqbalka isleedahey guursana, xumaanta gabdha iskaadaa oo samaanta kadooro. ileen ilaah shantiisa farood isku mid kama dhigin qofba si buu ilaah u abuurey.

ismaqal danbe oo xiisa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hadiyo ani koo oo lacag la dhacay labaatan labaatan ii toban toban isugu jirto aa waxaan igu dhahay ii koo cubeedkiis 32 qodob ku taal taalo...ani maxaan ka kasaa waxaan oo gabdhaha sameeyaan maskiinkoo lee ehee oo weli bikro eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
abaayo hdiya aaad baan oga xumahay inaad sidaa u hadashid maxaa yeelay wax waliba waaad ogtahay iyo sida foosha xun ee haweenku ola dhaqmaan odayahsooda imikaabay adiga kaa muuqataa sida aad u dagaalamaysid ma wax baad waaninaysay mise adigu wax bad caayaysa, marka waa dhaqan xun iyo dhiig kululoo baas oo meel idiinjaga yimid aaan la garanaynin,.

sidaa awgeed waaa dhib in loo bareero balaayo aad u jeedo ma waadan maqal kuwa isu dhaxa ee soomalida oo oranaya "nin iyo naagi heshiisna ma ahan col ma aha" ma waadanse maqal markay leeyihiin Soomaalidu naag Soomaali waa balo loo baahanyahay, iyo weliba kuwa kale oo ka siii daran mar sis fadlan is daji uma doodi kartid waxa ay yihin un bay yihiin,.

mida ad tiri adiga soow kuma dhalin ama kulama dhalan aniga walaashay maalin walbaan ka qaqaban jiray seedigay, heer aan markii dambe gaaray in aan isaga kaco inta aysan qayladu aad usoo bilaaban,.

sidaa awgeed aad iyo aad baan oga digayaa in aad ragoow gabdhaha soomaaliyeed guur u raadsataan siday rabaan ba ha isugu kiin jiljilciyaan ayaanta hore, adinkoo ogsoon calaada iyo cadaawada daba taal,.
sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haweeya

Unrecorded Date
Xanquruxle & Hebel.
Walaalayaal maxaad u daba galeysan naago oo wax u dhimnaa hadey nibankoodi saas u galeen maybe there was an explination for what they did,couse nobody does anything without having a reason for it. I have a question did you asked them why????
And the other thing somalian men waxey soo dili jireen oo naago nafta uga qaadi jireen ha ahaato maseyr ama kibir ba oo faamiliga gabdhahaas ey waxba ka qaban jirin qofna ma daba gelin becouse wexey ku xirantahay from a person to another and what he believs in and his guts to do something wrong.
So do you think that it is fair that in aad dhahdid there is something wrong with somalian women in general( i think not) couse no one can be responsible for another persons action so therefore all the somalian females can not bare the burden that those women has coused.
It is like if i would say that all somalian men are equal.
Wich is not true they may look a like sometimes or even sound a like but they have different beliefs and values.
so bro if i were you i would think different next time becouse you don't know all the somalian females and therefore not able to judge anybody

asalamu caleykum wa raxmatulaahi wa barakaatu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
haweeya ha walaal waan weydiiyay oo waxay tiri shaatigiisa ayaan lipstick ku ba'day arkay cadarkan scape na ee calvin Kline waan ka uriyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haweeya

Unrecorded Date
alaalkiis hebel.
I don't really believe that a women does such a thing for a little couse,and if she know did
what she supposed to have done then it is something wrong with just her as an individual
person.
And i relly don't think that you should Put your judgement about somali women for a couse for an ignorant couse like that.
So instead of just looking at what crazy women did look at the things that the good women do
and give credit for that instead of insulting us all.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haweeya

Unrecorded Date
alaalkiis hebel.
I don't really believe that a women does such a thing for a little couse,and if she know did
what she supposed to have done then it is something wrong with just her as an individual
person.
And i relly don't think that you should Put your judgement about somali women for a couse
like that.
So instead of just looking at what crazy did look at the things that the good women do
and give credit for that instead of insulting us all.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ok ok just don't tell me twice it makes me look like deaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
aslaama calaykum

dhamaan akhyaarta soo galaysa halkan waxaan ka codsanayaa in ay ku hadlan pure Af-Somali maxaa wacay waxaan aaminsanhay in ararta bogan ay tahay xasaasi sidaa awgeed si uu qof waliba oga faa'iidaysto ku hadal afkeena oo hooyo, kan oo uu qofwaliba garanayo,.

mida kale abayo haweeya waxaan u sheegayaa in aysan jirin wax ku dhaca macna la'aan bal adiguba is fiiriyoo hadaad tahay mid u dhaxda say imisa jeer baad maalintii kusoo boodaa odaygaaga, iyadoo ay ahayd sida qoran in aanad indhaahga u dhamaynin, amaba abaayo eeg kuwa asagaaga ah ee leh say bal sida ay ola dhaqmaan,.

haweeya ugu dambayntii waxaan filayaa in aad garwaaqsan doonto dhibta ay leeyihiin hablaha soomaaliliyeed meelwalba oo ay joogaan,.

waa walaalkaa
Xanquruxle
Mcad university
Mpls, MN, USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Henrik21

Unrecorded Date
waxaan dhihi lahaa yaan laysbaryin ninkii iyo gabadhii ninkedu dila ma disha iyaday utaal! inaad meeshan noogu shegtan mafiicna sharci ayaa jira maa aha Africa oo qofka xooga badani wax dilijiray qofkii ladilaa ha aado POlice. Inta badana waxaa isdila dadka wax magaradka ah aan fahansanayn walaaltinada, nolasha . dadkaasna way adagtahay in waxqaatan inta badana waa dadka gaadhay 30 years idinkuna ha sii fidinina dhibatada !! bye brothers and sisters!!! by Henrik21

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
To whom it may concern :

I think it is west time to discuss such things.
We all are somalis, and no one can deney that our somalian ladies are nice and sweet, But ofcourse there number of cruels. so lets forget them.

Thanx to all:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOOSA

Unrecorded Date
WALAAL GABADHAHA HADII AAD DOORTAAN IYAGU WAY INIDIN DOORI EE BAL DOORA KOLLE GABADHA FIICAN WAY GARAN XAQA NIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
Farduus, waad mahadsantahay, inaabti.

Xunqururuxle,

1988 waxaa Xamar ka dhacday in gabadh Soomaaliyeed seygeedii oo sariirtoodii ay ku wada seexan jireen dhinac kaga hurda ay soo qaadatay middi xiiraysa oo ay labada xaniinyood ka marisay, qaylo ayuu intuu salalay booday iyadoo markay xaniinyihii goysay aan tuurin ee gacanta ku haysa ayey afka u gelisay, laba daqiiqo keddib way dhaaftay naftu ninkaas.
dadkii deriska ahaa oo maqlayey ayaa isu soo baxay habeen badh, naagtii oo sii baxsanaysa, booliiska ayaa loogu yeedhay waa lasoo qabtay usbuuc gudihiina tiirkii isguul buluusiyo ayaa la taagey.
Taariikhda Soomaaliya ilaa hadda lama hayo nin Soomaaliyeed oonaagtiisa, middi naasaha ku gooyey, si xun u dilay, biyo u kar kariyey, booliis ugu yeedhay, gaajo ku dilay, ama si xun ula dhaqmay oo insaaniyadda ka baxsan.
Waar waxbaan aragnnaye Ilaahay ha inoo sahlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sheydaan baa naago nalooga dhigay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
waxaan jeclaan lahaa kan magacayga sida sharci darada ah u isticmaaloow in aan ku iraahdo masuul iska dhig oo dee u dhaqan sidii qof mas'uul ah,.

tan kale maadaama aan anigu ahay ninkii doodan bilaabay, dadkii oo dhami imika waxay u muuqaan in ay u janjeeraan xagii haweenkii soomaalida, oo aan laga soo mari karin,.

bal si aan hadaba haweenkaa iyaga ah aan oga dawayno cilada haysata, si aan inaguna bal nafta ugu qasabno oo xagooda u janjeersano, kawarama hadaan u dayno cadkooda xalaasha ah waa kintirkee taasoo aan isleeyhay waxay ugu yaran kor u qaadaysaa hamiga ama rabitaanka ay u qabaan ragooda,.

waxay kaloo taasi ebyaysaa dhaqan xumada iyo qajajacdaan tirada badan iyo sida foosha xun ee ay ola dhaqmaan ragooda, sida kale waxay xiiso iyo xasuusba ku reebi doonaan laba qof ugu dambayntana waxay dhalindoontaa naxariis labada dhanba ku jeeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

smartAss

Unrecorded Date
Xanquruxle
I say those f*ckus deserved what they god...women are not prone to violence unless provoked. so tell us what cause it or shut up about it.
beside, I think we are dealing with flight-13, so anything is possile

hebel....gunshot respect

peace my n*ggas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaquta!

Unrecorded Date
Asalamu calaykum.
How are you guys, I can't beleive you guys are saying those things about women, men are the worst thing that can happen to women, they suck!! Girls are honest believers and they think men are telling them the truth and they follow them, then they decieve girls and when we get angry, believe me, we do some nasty things to men and you know what, you guys deserve it! So stop blaming girls for whatever happens to you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanquruxle

Unrecorded Date
aad baad u yaab badan tahay yaquta wan awax aan loo dul qaadan karin waxa aad ku hadlaysid waxaa lag yaabaa in aadan wax badan kala kulmin dhibaatda ay leeyihiin kuwan ad imika u doodaysid hadii markaa aad garan lahayd dhibaatada ay leeyihiin marnaba uma aadan garaabteen kuma hadasheen waxa ad imika lasoo gagabaysid waxaan kaa rajaynayaa in aad sida isu dhaanto oo aad wax isula harto tasina waa iga waano,.
waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaquta

Unrecorded Date
Dear Xanquruxle,

Horta waan ku salaamay, kadib, nin baad tahay, anigana nin uma naxo sababtuna waxay tahay aad ayay gabdhaha uga faaiidaystaan, marka maasgaraatada aad dadka kale u gashataan aniga la iima gashto, wax uu nin yahay ayaan aqaanaa waligiisna iima gabanayo, hadii loo cagajugleeyana masaakiin ayay iska dhigaan, hadii sidii biniaadanimada loola dhaqmana, korka ayay dadka uga tuntaan.
Aniga hal mid ayaan kugu waaninayaa, magaca iska badal, micnaba malahane.
Bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coleey

Sunday, July 02, 2000 - 07:35 pm
walalyaa suu sheegey <hebel> ninkey aan rabaa inaan cubeebka kagooyo sabtidan 26/7/00 sideeyeelaa maraan u waayey surwaalkiis aan ku arkey dhiig seen yeelaa xataa naagihii dhiiga qabey oolooga maara la yahey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.