site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saaxiib xun baan leeyahy

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Saaxiib xun baan leeyahy
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamino

Unrecorded Date
waxaan leeyahy saaxiib aad u lazy ah marka waxaan rabaa talo inaad i siisaan,wuxuu yahy mid is faaniska jecel weeyaan anigana kama helo waan waaniyaa marka wax igama maqlo waana jeclahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
to aamino

walaal anigu waxan kugula talin lahaa hada jece shaya waxa walba waxaa ka mihim san jecelka kolay aniga ahan waxaa laga yabaa in ad hesho mid maqal waxsad ku dhah do lakin an ku jecelen tasina wxay ledahay dhib keda waxan filayaa in ad waxa ku qadato ama ilahay ku siyo mid kaga fican amin
waa walashaa hodan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamino

Unrecorded Date
abaayayadiis waad mahadsantahay hodan,waa runtaa taas laakiin,aduunkan waxaa la argaa wax walbo ilaahna ha ii sahlo mid ka fiican kan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Thursday, August 24, 2000 - 09:23 am
amina
haddaad ogtahay inuu xun yahay ma'aad jeclid ee iska dhaaf,waayo qof haddaad jeceshahay ma'ogaanaysid xumaantiisa,taasna waa wax lawada ogyahay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 24, 2000 - 09:31 am
Habar walba XAARkey dhashey XAAYOOW tiraah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 24, 2000 - 12:50 pm
,,,ar Xaayoow xaad saa ugu galee Hebeloow!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 24, 2000 - 05:55 pm
Xaayoow waaba wanaajiyee day...Xaad adiga janbalka u tuuree waxaanoo dhan makaa dira-diraalaa?
.
.
.
Minuu Warta-Suuqa ku arko armuu feedh igu qaadqaadaa intuu run kaa moodo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 24, 2000 - 10:45 pm
,,,,Xayoow Hebeloow hadal rag waa loo xotobiyaaye
,,,,Xayoow Warta Suuqa ma ahan weygu xantiiye
,,,,Xamardayaa xaadirka ah halka ay kugu xagxaganayaane,,,,,..........


ar iilaga aal gabay tabar uma hayee!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Friday, August 25, 2000 - 11:11 am
Neefoowkaniini Man...
.
.
.
Xaayow Ma Xumeyn mana Xaal marin doono eh,
Xisaabtanoo ila eeg xagay maahmaahdu u xaragooto eh,
Xili baan lahaa armaa Xan la moodaayoo
Xumo hoosiyo Xarigoon jaraa eh,
Hase yeeshee Xaaladu ka sahlan sidaan eed u Xambaartay eh,
Neefoow sxb Xero hadaan galay Xarigna aan mutay
Xagxagasho ma Xuma ileyn waa Xitodeyde,
Mise waxaan Xakiin Xogsaday,
Xiliga maanta ah inaan Xabo aan dhimin.
.
.
.
Wa Bilaahi Towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Saturday, August 26, 2000 - 12:22 am
LOL..... Aqyaarta..... Warka isiiya yaaqay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Saturday, August 26, 2000 - 04:15 am
aamino waan ku salamay,tanxigta dhib ayaa kujirta ilaah ha ka saro ,badi dadalkaga oo wax fican in aad heshid ayaa dhici karta abaayo, qore abdullahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARFAAYE

Sunday, August 27, 2000 - 10:47 am
wow hebel, gabayaa aaba noqotaye, warka isiibo.
hihi (:) YOU BECAME SOMETHING ELSE MAN, HOW MANY HIDDEN TALENTS DO U HAVE BESIDES THIS.
KEEP UP THE GOOD WORK!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 27, 2000 - 03:52 pm
Carfaaye qalinkii toboda color ahaay iskoolka ma casuusataa?
.
.
.
Marba waxbaa i burqada la soco oo waa hadba sidey khamradu noqoto, idaayoo idaa alla iska key daaya waxba idiinma aan dhimin eh.
.
.
.
Imikana waa warkii oo kooban.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.