This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date waan idin wada salamay gabdhayahoo in ta adan su'aalaha adan ka jawabin fariiso hana xanaqin su fiican kuga jawaan su'aala kugu soo socdo hana ku jawaabin cay iyo wax lasocdo
| |
Unrecorded Date waryaa waad edeb daran tahay ee waxaas oo kale hana weydiin.
| |
Unrecorded Date LOL.
| |
Unrecorded Date maxay gabdhaha somalida ay u jacel yihiin in ay isku cunaan basbaas iyo barafka
| |
Unrecorded Date magaclaawe ma gabadhii baa walac ah? dee adaa wax kulul iyo qabowba tusay baan filayaa.
| |
Unrecorded Date By Anonymous on Thursday, February 17, 2000 - 04:11 pm: maxay gabdhaha somalida ay u jacel yihiin in ay isku cunaan basbaas iyo barafka SuŽaal xumidaa saxiib?
| |
Unrecorded Date Ma aqaan waxaan idhaahdo, laakiin waxaa kuu fiicnayd inaad wax fiican meesha keentid:ruuxaad tahayba.
| |
Unrecorded Date Whatever happened to the guy who was suppose to ask the question. to hebel: good one.
| |
Unrecorded Date LOOOOOOL HEBEL WHAT DA HELL IS THE QUESTION ......I WONDER IF THERE'S A QUESTION AFTER ALL.....OR IS HE AFTER AFLAGAADO????????????
| |
Unrecorded Date qofku marka uu wax suaalayo bulsho waxaa fiican in wax suurto gal ah waydiiyo ee ma aha in uu sidii ciyaalka hadaaq baradka ah oo kale uu uhadlo suaashaad gabdhaha waydisay (jawaab ma leh).
| |
Unrecorded Date waa nin edeb daran oo dadka caayaya aaway waalidkii? war ninkan yaa dhalay oo looga dacwoodaa?
| |
Unrecorded Date wax laga yiraagdo lagaran maayo macno xumow adigaa walaalahaa intaa badsadaane kala tali nabdey naagyahow. bye by nabadgelyo
| |
Unrecorded Date waryee to Anonymouska iga sareeya ma naag baa caay ka dhigtay waa adiga leh naagyahow miyaad ilowdey tii hoosteeda lagaa soo jiiday iney naag aheyd alaab moos waaxid ilaahey naag kuuma sahlo
| |
Unrecorded Date walaal iga raali ahaw laakiin waxaan u malaynayaa inay su'aashaan ku fiicnayd inaad weydiiso ruuxii isku cunay waxan kulul iyo waxa qaboow ee aad magacawday.
| |
Unrecorded Date hi girls, My name is ali I live in seattle wa, i need a girl a somalian girl, who is mohajabah,an knows her god and her diin. if you like to keep in touch, my email is maliik3@email.com thank you, asalaamu calykum.
| |
Unrecorded Date Bisbeees and BARAF laisku cunaayo weligey MA ARAG
| |
Unrecorded Date Alla dhibaatada kacsi iyo Tv la horfadhiyo lee makeeninooo lol
| |
Unrecorded Date faxda: aahaahahahha miyuu kaa sareeyaa weli? ahahaha. laakiin fiiri mooska qaarbaa adag. paasto inaad tiraahdaa kuu dhaantey;). key madow waad iga qoslisay
| |
Unrecorded Date What is the question!? some1 helppppppppppppp
| |
Unrecorded Date ME TO I'M LOST
| |
Unrecorded Date Doqon walba oo af uraaya gabdhaheena soomaaliyeed oo sharafta leh ha ku soo taago waxa kaliya aan idin leeyahay wiilal yahoow uf baa tihiin. And think B4 you say something
| |
Unrecorded Date Hi, waxaan ahay gabar idinka yaaban, tartiib inta iskula hadashaan wax iska dhagaysta, mid walba muxuu meel uga qaylinayaa? Qofka suaasha watoow sifiican wax dadka u waydii, qofkii doonaya in uu ka jawaabana tartiib ha uga jawaabo okay. Soomaaliya waxay maanta u dhismi la'dahay waa dad sidiinoo kale ah oon wax iska maqlaynine, siiba nimanka, gabdhaha ayaad rabtaan in aad ku karnaataan miyaa, nin haduusan aduunka joogi lahayn jano ayaan ku noolaan lahayn!!
| |
Unrecorded Date Eedo Yaaquuto, Hebel iga celi, meelaan ka galo aan la'ahay.
| |
Unrecorded Date asalaama aleykum gidigiin su aashana aad bey u fool xuntahay mana maleynayo in ay jirto qabow iyo kuleyl isku waqtiya.
| |
Unrecorded Date YAAAAAAAHHHHHHHHHUUUUUUUUU
| |
Unrecorded Date illaa hadda ma fahmin dodda meshaan taal waxaa fiican in marka dood la furaya in wax fiican ama xiisad leh laga hadlo.
| |
Thursday, August 31, 2000 - 01:34 am hello! waani salaamay dhamaantiin,laakiin suaalaha markaad dadka weydiinaysaan waalaga fiirsadaa waxaan looweydiiyaa si respect leh aan caykujirin plz kafiirsada hadaladiin cayda gabadhahana mafiicna. thanks all of you.
| |
Sunday, September 03, 2000 - 07:06 pm I suppose to get one Ques right here ,,,,,,,,,I don't see Ques,,,,,,,,,People,,,,,,,,,,,I am waiting,,,,,,,Hellooooooooooooooo ,,,,,, where's the Ques
|