site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

What shall I do?????????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): What shall I do?????????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shugri Ahmed

Unrecorded Date
MArka ugu horaysa iga gudooma salaanta ka dhaxaysa dadka muslimka ah.
Marka xigta waxaan jeclaanlahaa,inaan idin waydiiyo su`aal aad ii wareerisay,in aad iga caa wisaan:Mudo 1.sano dhan ayaa wiil is naqaanay,marka marwalba aan kulano,ama uu isoo waco.wuxuu yiraahdaa "let us make sex"When i asked him(why) he say "aniga sidii naagtayda oo kale ayaan kuula dhaqmaa.so hadaynu hada samayno dhib malaha awalba waa samayn laheen.Mida kale he had slept my bestfriend six weeks before.And he didnt told me any ting.so ma iska daayaa isaga dhan mise waan cafiyaa,I know its hard to forgive
someone like him::WHAT SHALL I DO?????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

careysane

Unrecorded Date
shukri wad oo ha iska xoorin midkan yar. sida kaa muuqata wax kuu dhaama heli meysid oo waxaad tahay mid ay u dhamaatay, nacasnimana u dheertahay.

he is your best chance, don't let him go cus no one else would want you anyway. you are a trash and you only hope is another trash. so hang on to him.

later.....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
...Salaam Shukri...
Ma muslimad baad tahay mise Gaalo?
Waalid ma leedahay? Da'daadu waa maxay? (16-20, 20-26, 26-30,iwm)?
Aabe iyo hooyo ma leedahay?
....Maxay kula tahay ood mudantahay inaad samaysid?....

Haddii waalid ku dhalay....Nasiib xumaa haysa kuwaas.......Haddii kalena WGA, CA....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dont like it at all

Tuesday, July 11, 2000 - 10:37 am
uffah i hate these cheap talks...is soo original
nayaa walagaa soo hormaray waxa kan wax nagu cusub maha ee wax cusub keeen
maxaan sameeyaa bay la soo taagan tahay ...naga aamu caalo yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUULAAN

Monday, December 18, 2000 - 10:59 pm
TO: SHUKRI

IS-MARJI!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.