site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAALAYAAL MAXAA IGA HAYS TAA NOLASHAAN KUJIRO CAAWIN IYOHANUUN WANAAGSAN AYAANDOONIN DADOOW

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): WALAALAYAAL MAXAA IGA HAYS TAA NOLASHAAN KUJIRO CAAWIN IYOHANUUN WANAAGSAN AYAANDOONIN DADOOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM DHAMAN TIIN SOMALAAY
Walaayal waxan kujiraa midii ugu xumayd nolal
maxaa yeelay wax ii soo socda maan arko walaal yaal mededa kale inigu mid hadal badan ama runti usharxikarta ma ahi waa ADMID day
walaaloyaal naloshan kujiro hadan idin ka waramo
waxan jiraa 21 waxana jooga wadan fican waxaana jogaa 3 sano walaalayal wax baan baranayay wanaa shaqee nayay sadex daa sano balse tas ma aha dhibaa tadaydi walaalyal qofba sibuu u arkaa
inugu happy ma ahi nolashaan kujiro markaa hada waxaan kujiraa dhibato ah inaa dibada ubixi kari anrabin inaa guriga joga ma ahe walaayal qarkin waxad u arki kartan in an warbixin fican an bixin walse horan idn kusoo shegay ta soo ah in an warbixin ku ficnayn walaayal mideeda kale san horay u iri waxan jogaa sadax sano halka wili qof somalya haday gabadh tahay iyo wilba is man baran maxaa lelay in taa walid kay waxay layihin maficna is laxir somaliyad maficna waxan dhibaa ta ahyn kuu gaysan mayaan waxan xataa is baranay gabdho cadana sidiyo kale waxaa lay yiri maficnaa wagaalo sidan wayo walaalo yal wan uga ho wax is dhahay san wax laxukumo wili wax loo sheegayo ayd tahay waxan kaleyo wax idin ku shegan in warsax san isheg taan sidan hadana u xii san lahaa walaalo yaal waxa kaliya ii muqda hada waxaa weeye in an qof laxiriirin lana hadlin
maxaa yeelay har iyo habeen waxa lay shageyaa
in tasi taa thay walaallo yaal kahadal kaan kahad layaba waa idilay saa waxan dareemayaa in an jeel ku xiranahay
walaalo yaal sidaa iyo is maqal dan be
walaalo yaal hadad hadal ii hay san
ii gu soo dira e-mail kaan" susy@sister.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

wadankee ayaad joogtaa, ma wiil baad tahay mise gabar, meeqa sano ayaad jirtaa?

ilaa aan helo arimahan aan ku waydiiyay talo way adag tahay waayo marka hore waa inaan helo akhbaar nagu filan.

Waxaanse kuu rajaynayaa inaad ka baxdo dhibaatada oo aad guur xalaal ah raadsato. waxaa laga yaabaa in waalidkaa is leeyahay yaanu ilmihihiinu idinka halaabin oo aanay xumaan ka wadin, laakiin ay aqoon daro hayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefooowKaniiiiiiini

Unrecorded Date
walal wax taq talak fartag HEBEL rajeynaya inaad baxdo firto ku maleyn walaahi socod imaasho waxaanse xalaal aan ilaa helo arimahan raadsato laakiin,,soow ma garan,, filan nagu akhbaar helo inaan wa koleey tahay habeen iyo har yeelay maxaa kan wanaagsan ILAAHAY rajo halaabin aanay xumaan si kastana wilasha iyo gabdhaha fartaagan talada walaal sow imaanad garan,,of course si saxz ah isticmaalka gabar guud maya fariin wax weydiin ogaal COOLIO the hacker marmarna u soo tacabiraa subaxii baa ugu daran PARIS iyo dermadii galab caraw SHEIKH ANSAARI gacantiisa kuma dilin xarig iyo xabsi joogta ah,, cilmi guud dheeg,, iyaga waa sideey leeyihiin ..........


NEEFOOWKANIINI; ruux sidaa wax u qoray maxaa lagula taliyaa,, 3walle iyo billee inaanan xabbad aanan ka garan,,,,,......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.