site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA SOOMALIYEED MA SIDAAN BAA MISE........

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): GABDHAHA SOOMALIYEED MA SIDAAN BAA MISE........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.BADOW

Unrecorded Date
HABEEN HORE BAA WAXAAN TAGNAY ANIGA WIIL AAN SAXIIB NAHAY OO GAAL AH GURI GABDHO SOMALI AH AAY DEGGEN YIHIIN WAXAANA KU TAGNAY SI KEDIS AH OO LAMA FILAAN AH WAXAAYNA AHEYD GOOR DAMBE RUNTI MARKAAN GURIGA KORNAY OO AAN ISBARAY WIILKI IYO HABLIHII MEESHA DEGGANAA OO AH GABDHAHA KUWA SOMAALIDA UUGU QURXOON RUNTI IYO MARKAAD DIBEDDA AAD KA ARKEEYSO KUWA UGU EDEBTA BADAN XOOGA KA DIB MARKAAN ISBARAY DADKI WEXAAY U SHEEKESANAAYEN SIDII DAD MUDDO BADAN IS YAQAANAY OO WAXAA SHAKI IGA GALAY INAAY HORAY ISKU YAQAANEEN OO ANIGA LA II BEEN GUURAY MARKAAN CABITAAN CABNAY OO MUDDO LABO SAAC AH AAN JOOGNAY MEESHA WIILKI AFKA AYUU AFKA KULA JIRAY GABDH MEESHA DEGGENEYD WAXAASE IIGU DARNEYD MARKEEY TII KALENA AAY ORANEYSO WAA MARKEEYGA EE IIGA SOO WAREEG......
WAXAAN ARKAY HABEENKA WAA WAX LA YAAB LEH.
TO BE CONTINUED....


WALLAAHI INAAN KALMAD BEEN AH AAN SHEEGEN.
MA SIDAAN AYAA NOO DAMBEESAY?

WAXAAN NOQDAY AMA LILA DHAQMAY SIDII NIN HERBAADIYE AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceebla

Unrecorded Date
to:MrBadow Walaal waxaad sheegtay haday run yihiin waa wax cajiib ah. Ilama aheyn gabdhaha somaliyeed inay falka noocaasi ku dhaqmaan laakin meeshaan waa qurbe oo cid walba haday is dhowrin ma dhowrsamayaan. Ogow wey buuxaan gabdho edeb le oo dhowrsan, kuwaab aragtayna sidaan rajeynayo waxy ka mid yihiin tirada yar ee aan dhowrsanayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ok now I've seen it all....I guess It's time for me to go to sleep.....very, very long sleep.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FALIS

Unrecorded Date
MR BADOW MINFADLAN NOO DHAMEYSTIR SHEEKADA WAA CODSI SABABTA OO AH WAA CAJIIB RUNTANA KA SHEEG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuurto

Unrecorded Date
Waan idin salaama

MR.BADOW walaalo horta waa cajiib oo wax falan lama waayo laakiin walaalkiis in aad na wada caysid ma ahan bal waxaan sugaynaa sheekadaada dhamestirkeeda markaas aana wax kaa dhihi doonaa
waxaad xusuusataa ni ay gabdhaha isku wada mid ahayn waayo gabaraa ku dhashay haday ku ka dhalana habaryar,eedo ama ayeeyo ayay kuu yihiin ee wax iskula har yaa

Ceeble waad ku mahadsan tahay sida sharafta le eed ugu sheegtay yarkaan in ay buuxaan gabdho sharaf leh taasi waarun in ta xuna Ilaah waxaan uga rajaynaynaa in uu soo hanuuniyo in ta fiicana Ilaah fiicnaan tooda u saa'idiyo (aamin)
nuurto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
walaal mr-badow horta wey jiraan dad xun laakiin gabdhaha soomaaliyeed ma aha dad wada xun,teeda kale markii ay soo galeen wadamada gaalada ayeey la qabsadeen dhaqanka gaalada marka waa wax la yaab ah in ay waxaas dhaceen aad noo sheegeesid hadaba waxaan kuu sheegayaa walaal maxaa u waanin weysay hadii aad tahay qof islaam ah oona u xasuusin weysay xurmada islaamka ah,walaahi waa wax laga acuudibileysto,ilaahna ha soo hanuuniyo iyagoo dhan aamiin bal sheegada inoo wad waaba yaabee,halkeena ay joogaan gabdhaas,aad sheegeesid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGAALE

Unrecorded Date
Dhamaan inta wanaagsan waan idin salaamay, Aniga kama yaabin gabdhahaa xumaanta lagu tilmaamay ee waxaa iga yaabiyay ninka wiil gaal ah gabdhaheena gurigooda geeyay, waxii aad noo sheegtay dhamaystir uma baahna xumaanta iyo fuqsiga ay gabdhahaa la yimaadeen adigaa u sabab ah ilayn adigaa isu geeyay tan labaad hadii ay adiga booska wiilka gaal ah joogi lahayd oo baasho lugugu waali lahaa waxaan u malaynayaa in ay caadi kula ahaan lahayd, noo mana sheegteen waxii dhacay,fadlan intaadan yaabin isku yaab adiga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASLI

Unrecorded Date
SALAAMU CALAYKUM
SIIGAALE ISHAA KA TUURTAY NINKAN GABDHAHA CAYNAYO OO ISAGA ISU JEEDIN WAAD LA HESHAY MR BADAW OFCOURS YOUR BADAW .SIIGAALE INTAAN KU ARKAYAY MAANTAAN KA HELAY HADAL KAAGA SALAANTANA WAA KAA QAADAY SEE YOU SOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
...Siigaale waad ku sugtay ninkan Buutofooriga ah (fadlan ha sixin hingaadayda)...

...Salaama@SIIGAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Juxaaaaa

Unrecorded Date
wiilka wuu saxsan yahay runta ayuuna ka hadlay, gabdhihii somalida weey halaabeen oo waxaa loola baxay Cheap and Clean...Cleanka waxaa laga wadaa siilka ayey dhaqdaan meesha gaaladu eeysan kaadida iska dhiqin...magaalda Toronto hada gabdho somali ah baa guri sharmuuto ka furteen Qiimaha waa $100 for one time,waa gabdho waalan oo Baraako cabdoow beey qurbaha nooga daba keeneen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadiya

Unrecorded Date
badow markii aala baxdey iskama aadan been sheegin ee waa isla heshey.marka hore waxaa ogaataa gabar somaliyeed hadii ay xumaato in ay ceebta somali oodhan wiil iyo gabar ay meel utaalo maxaa yeeley wilasheena hadii ay meel kale tagaan waxa ay lakulmaayaan hadalo lamid ah somalida gabdhahooda waa xun yihiin ama waa fiican.waa ayna idin dhibeesaa cayda gabdhaha. marka (badoow)adiga inta aad wiilasha ajanabiga ka ilaalin laheed adigii ayaaba guryaha gabdha geeynaayo. waxaas oo kale waa wax lagaxishoodo, lagana cowdibileesto. waxaad na ogaataan fartaada xun filiqsi kaagama harto ee somaliyeey aan isceshano. oo aan madax adeega iska deyno oo wixii walaalkeen dhibaaya yaanan ku farxin een aan kacaroono dadka ajanabigana aan tusno in ay na dhibeeso qofka somaliyeed oo wax loo geesanayo.

byeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
TO: CABDULAAHI


waryaa fataalkii la sheegi jiray ayaa halkan lagu haya maanta wuxuu yiri waanu sharaabnay kadibna anigii ayaa layga dhaqaaqay oo ninkii cadaanka ahaa ayaa layga jeedsaday oo cidlooday miyey kula fiicnaatay inaad adiga iyo saaxibada waxaad isku afdhaafteen anaga noosheegtid mid na khusaysa oo aan ka hadli karno maahan dadka sharaaba waydii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
LOL@@ salman khan rageedii.
r/w oo hindi eh LOL@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EXKATARABIIL

Unrecorded Date
To Badow
attention kii aad naga rabtay waad heshay baan u malaynayaa waxaad sheegayso in ay run tahay ma u malaynaya waxaan u malaynayaa inay tahay your worst nightmare Laakiin haddiid aad dhaaratay waxaan u malaynayaa inaan ku dhagaysato.
Badow please,waxaas oo kale ha noo sheegin maskaxdeena ma u fiicnee, wiilal badan oo aniga oo kale ah ayaa jira oo doonaya in ay guursadaan gabdho Soomaali ahay.Ee ha naga nixinin..
Hadday run kaa tahayna sharmuuto waddan kasto oo ay ka timid way jirtay Soomalida ka ma madax bannaana ee hablaha ha isku wada darin una raalli geli.Waxaan kuu huba aqalkaad sheegaysay hablaha xataa joogay hadday shan hablood ahaayeen in labo un ay baaba raqiis ka ahaayeen ee saddexda kale hablo edeb badan ahaayeen marka u raalli geli.
Marka hadda qaladaadkaad gashay aan u soo noqdo marka hore inan aad ku sheegayso saaxiibkaa addana aad ugu yeedho gaal.
Waxaan ku waydiiyay ujaddadaada soo ma ahayn marka hore inaad aqalka gabdhaha adiga saaxiibka intaad waqti dambe ka kor dhacdaan kaddibna markaad sharaab ka dharaagtaan aad hablaha shukaansataan.
Adigoo og dhaqanka Soomaalida in aysan ahayn, ee adigu hadda maxaad dhaqan uga hadlaysaa waxaan u malaynayaa hadduu adigu barnaamishkii aad wadatay inta saaxiibkaa u suuroobii lahaa adiga kuu su hergeli lahaa in aad hablaha sidaas foosha xun uga hadli lahayn ee aad iska yar yaraysan lahayd .
Aaa baan uga xumahay jabka kuugu dhacay, i'm sure in aad gabdho kuwaas ka fiican baran doonto.
Nin rag noqoo ku faraxsanoo saaxiibkaa in uu qaramramsaday gabdhihii haddii kolay adigu jiilaal kuugu dhacay .Waxaan hubaa aqalka markaad horay ka gashay haddaad weerarka horay ka geli lahayd in aysan gacmo marnaan kuugu dhici lahayn ee sidaan sheekadaada ka gartay intaad suuraynaysay buu saaxiibka isku wada shubtay.Sidaad sheegaysaso hadday run tahay oo inanku saaxiibka yahay waa macallinkii
macallamiinta, ee waxaad yeeshaa intaad book
iyo qalin laabis ah soo iibsato waxaad ku tiraahdaa saaxiibow ii cilmiyay oo ka faa'iidayso.
Haddii kalena ila soo socodsii afarta xabo aan aqaanno aan kuu faa'iideeyay.
Waxaad ogaataa in uusan shukaansiga cayb ahayn, oo gabarkasta haddii aan la qabin in ay doonayso in la shukaansado ayadoo ku faraxsan xataa markay waddada marayso xoogaa si xurmad leh raggu indhaha ugu yara xadaan oo la xasuusiyo in ay quruxbadantahay oo wali rag badan doonayaan.
Ee marka macallinka suuraha badan xoogaa iska yaray hadday xoogaa wax yara jiiran yahiinna mar ay ahaato dhanka lafa dhuudhuubnimada, dhanka labiska,
dhanka ilka dhaadheerida, dhanka aqoonta,ama dhananka A.U., S.H.,amaba dhanka in gadgaduudka. Walaal waxaad samaysaa qarash yar is geliyoo iska yara shaqay waxaan hubaa hablo badan in aad baran doonto oo jabkaas oo kale kuugu dhaci doonin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Baadio /badow

In aad baa diyo tahay lamo cali ma is waydiihayso minin dadow maxaa waqtigaas ka doonti adigoo waliba qof oo gaal eh kula socdo? teeda kale cawo madoow gaas gaal maxaa ula socotaa intii Ilaahay somaali abuuri mise adigana waa ku cunaayi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.BADOW

Unrecorded Date
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIN MARKA XIGA WAXAAN JOOGAY QURBO MUDDO AAD U BADAN LAMANA YAABANI GABDHAHA WAANA OGAHAY INAY JIRAAN GABDHO TIRO BADAN OO FIICAN EE MUSHAAKILKA WUXUU KA DHACAY SIDA AAD U FUDUDEED OO NINKAAS WAX UUGU HAGAAGEN.
SHEEKADA AAN MEESHA KA SII WADO MARKAAN XOOGA GURIGA AAN JOOGNAY AYAAN WAXAAN SOO AADNAY MAGAALADA SI AAN U TAGNO DISCO MUSIC GABDHIHI WAXAAY U YAQAANAN HAL HAL ALL DISCO MUSIC OO ILLA 100 KILOOMETER JIRA CALLA IYO KULLI XAAL WAXAAN SOCONAY 80 KILOMETER SI AAN U TAGNO CAWEYS INTAAN SII SOCONAY GAARIGANA ANIGA AYAA WADAY NINKII SAXIIBKEY AHAA GADAL AYAA LAGU QASBAY INUU FARIISTO ASAGA IYO GABDH MARKAAN XOOGA SOCONO AYAA GABDHAHA IS BEDELAAYEEN.WAXAAYNU KA SHEEKEESANAY ILBAXNIMADA WAXA LOO YAQAN GABDHAHA OO COLLEGE KA DHIGTA MAGAALADA WAXEEY ISKU RAACEEN
SOOMALIDA OO DHAN INAY BADOW YIHIIN HALKAAS AYUU MAGACA IIGU BAXAY XITAA MID GABDHAHA KA MID AH AYAA WAXAAY TIRI WAXAAN JOOGI JIRAY ABU DABAY SIDEEY HALKAAN KU YIHIIN AYEEY KU AHAYEEN ABU DABEY OO MEEL KASTA OO AY TAGAN WAA BADOW MIDDA KA SII DARAN WAXAAY NAGU QASBAAYAN INAAN BADOWNIMO KU NOOLAANO OO WAAN CABURANAHAY NEEFTA AYEEY NAGU CELIYEEN RAGGEENA...............
WIILKI AYAA I SU'AALAY MAXAA KA JIRA ARRINTAAN?
WAXAAN KU CELIYAY SU'AAL GABDHIHI OO AAN WAYDIIYAY IMISA AYAAD HALKAAN JOOGTAA?


WAA INOO QAYBTA SADDEXAAD....
HA SUGI WAAYNINA.

WALLAHI INAAN KALMAD BEEN AH AAN KU DAREEYN.
YAANA LOO QAADAN INAAN GABDHAHA SOOMALIYEED CAYNAYO EE WAXAAN LAYAABAY ILBAXNIMO MA SIDAAN BAA MISE....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ILBAXNIMADA DAD BADAN AYAA QALAD KA FAHMAY ABOWE EE GABDHAHA KELIYA MA AHAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
Mr-badow
adiga maxaa marba xoogaa u soo qoreesaa waaba yaabe maad hal mar soo qorto dadkii baaba dhareerka ka soo rideee
deee walaal inoo wad sheegada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.BADOW XARASH

Unrecorded Date
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIN.
HADDAAN U SOO LAABTO SHEEKADI YAABKA LAHEYD OO AAD IIGA YAABISAY WAXAANA UUGU WAYNAA YABKAAS HADDAAD ARAGTAAN GABDHAHAAS DARIIQA WAXAAY KUUGU SALAAMAYAAN ASALAAMA CALEYKUM EDEBTA KA MUUQATA IYO QURUXDA AAY LEEYIHIN MID AAD QIYAASI KARTAAN MA AHA WAXAAN MAQLI JIRAY YUU KU SIRIN MUQAALKA TAAS AYAAN RUMEEYAY HABBEENKAAS.
GABDHIHI AYAAN WAXAAN SU'AALAY IMISA AYAAD HALKAAN JOOGTAAN WAXAAY IIGU JAWAABEEN MUDDO BADAN MARKAAS AYAAN WAXAAN WAYDIIYAY IMISA WAXEEY YIRAAHDEN 10/12SANO.
WAXAAN DHAMAANTIN IDIN SU'AALAYA MAXAAN KA SUGEEYNAA KUWA MEESHAAN KU DHASHA HADDI 10/12 SANO SIDAAN LAGU NOQONAAYO.
WIILKI GAALKA WUXUU IGU YIRI WELIGEEY MA ARAG NAAGO KA ILBAXSAN NAAGIHIINA......
WEJIGEEYGA TIMO AYAA KA SOO BAXAY XISHOOD DARTII ASAGANA AMMAAN AYEEY KA TAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Henrik21

Unrecorded Date
TO mr-Badow!!! bro waad is ceebaysay meesha sidee u fahdi kartaa korkaaga laysku jaqayo aar adiga waliba rag kale ayaad gabdho somaliya u kaxeysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
To: MR.Badow:
Salaam Saaxiib: Runtii waxaad moodaa in sheedada aad rabtay in aad sheegto aadna gunteedii gaadhin. Ama aay kaa kal dhimantahay. waayo waxaad sheegtay in aad gabdh weeydiisa inta sano e aay joogeen qurbaha kabacdina aay kuugu jawabeen 10/12.. Maxaay dhib ah oo leedahay?...
Waxadkalee sheegtay in uu ninku yidhi gabdhihiinu waa ilbax. Muxuu ku arkay oo ceeb ah gabdheheena?.......

Waxaan qabaa intaasi maha wax ceeb ah ama dhaleecayn weeyn mudan :

Thanx to all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
To: Mr. Badow,

nin qiimo badan ayaad tahay oo wallaahi ah; sababtu waxay tahay waxa aad sheegtay waa wax shici kara adiguna aad noo sheegtay inaad aragtay, hala rumaysto ama yaan la rumaysan laakiin adigu waad gaadhey ujeedadaadii oo ahayd in aad sheegto sheekada.
Waxaan ku ogaadey inay run tahay nin diin leh ayaan ahay oo waad dhaaratay, midda kale Soomaalidu runta ayey ka soo wada hor jeesataa, markaa waa lagaa soo wad horjeestay, sidaasnna daliil ayey ii noqotay inaad run sheegtay.
Taladaydu waxay tahay naag waliba iyadoo maal in laga bixiyo diyaar loola yahay ayey soo carartay oo qurbe soo gashay iyo meel aysan qiimo ka lahayn, markaa waa inay markay wax la hadlla weydo ay u socotaa sida kuwa xoolaha ah, markaa waar innaga yaan la ina saaran, dumar inaga dhintee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Unrecorded Date
to:mr badow
aad ayaad u mahadsanatay waxaanad sheegtay wixii aad aragtay.laakiin waxaan la yaabanahay dadka la yaabaya arinta ninkani arkay.waar gabdhaha soomaliyeed cidkasta ayaa kuu sheegaysa oo ajanebi ah ama gaal ah inay yihiin "cheap and clean" oo waxaan ka mari la´nahay suuqyadii maalintiina xijaab weyn baywataan ,habeenkiina kii kasoo horbaxa ayaa hore u raaceysa markaa suaashu waxaa weeye,"ma sidan bay ahaan jireen gabdhaha soomaliyeed mise ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sagal

Unrecorded Date
Ahmed
haa sidan baan ahaan jirnay ee kaalay siilka na qabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqow

Unrecorded Date
to:sagal

waar sagal hala weydiiyo waxaan u malaynayaa inay ka mid tahay labada gabdhood ee laga sheekaynay,hala weydiiyo iyadana siday gaalka u dhuuqday,yaan la dhageysay kaliya badowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boudah

Unrecorded Date
waar mesha gabdho ku ma ay'sanoo.waa wax dhiinto aan la xabaliin.
please don't marry a somali girl from north america waa dhiloyiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.