site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XIGMADII DADKII HORE

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): XIGMADII DADKII HORE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salman

Unrecorded Date
waabaa waxa la yiri wiil iyo aabihiis ayey waxay ku wada noolaayeen meel ,wiilka iyo aabihiis waxay ahaayeen rer guuraa ama xoolo dhaqato kaad u taqaanid maalin maalmaha ka mida ayaa wiilkii wuxuu u yimi odaygii oo geed hoos fadhiya markaykay isa salaameen kadib ayuu waydiiyey sadex su'aalood oo ah

1-Aabe igama gar yaqansanid hadana taada ayaa laysku raacaa?
2-Aabe igama xoolo badnid hadana waad iga xoolo fiican tahay?
3-Aabe igama dumar qurux badnid hadana waad iga caruuru wanaagsan tahay?

Odaygii wuxuu wiilkii ugu jawaabay,wuxuu yiri horta aabe adigu waxaad tagtaa meel aan lagaaga yeerin inaad ka garnaqdo aniguse waxaan tagaa meel a iiga baahan yahay marksaan gartaan gooyo la qataa,mida labaad waxaad tiri igama xoolo badnid balse waad iga xoolo fiican tahay waa runtaa adigu xoolaha waxaad u rartaa meeshii roob ka da'o balse anigu waxaan fiirshaa deegaankeedu ma u wanaagsan yahay xoolaha' mida sadexaad waxaad tiri waan kaa dumar qurxoonahay waadse iga caruur wanaagsan tahay waarun oo adigu waax u guursatay ma quruxbadan tahay balse anigu waxaan u guursaday ma dadnimo badan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AAD IYO AAD BAAN OGA HELAAY SHEEKADADA WEXEEY KU CADEEYNEYSA IN EEY FICAAN TAHAY IN AAD KA FIIRSATIID MEESHA AAD KU DHACEEY SIID IYO NAAG IN AAN QURUX LOO GURSAAN WALOOW SOMALIDU AAY KA DANBEEYSO QURUX RAAGA SOMALIYEEDNA AAY KU FANAAN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.