site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guurdoon

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Guurdoon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaalayaal gabadha Soomaaliyeedoow ku aawaye, xaggeed joogtaan. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah, oo deggan dalka Denmark, waxna barta, balwadna inaba ha ahaatee aan lahayn. Waxaan haddaba doonayaa gabar soomaaliyeed oo macquul ah, oo aan balwad inaba aan lahayn. Macna guurkana garanaysa. Macnaha guurkuna ma ahan anaa kaa xoog weyn iyo adaa iga xoog weyne ee waa inuu ku dhisan yahay in labada qofi daacad ka tahay iney wada noolaadaan.
F.G:- Kaftan yaan la moodin hadalkaygu waa iga dhab. mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guurdoon gabadh soomaalia ah

Unrecorded Date
ilaa soo xirir aniga guurdoon ah oo guri xalaal ah raba hadda. laakiin waxaad ka shaqeesa? da´daad? waxaad barataa? naajmo12@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
somalidu hotmail sidii furshaantii caydha maxaa ku daadiyay horta?
si dhikhso leh halaygu soo jawaabo fadlan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
walaal salaamtihiin , kadib waxaan somala dhaqan ayay lahayeen oo isku guursan jireen ee may tahay hotmailka aad iska raadsanaysaan hehheh waxaan idin dhihilaa waaxaad tihiin ciyaal
ee hotmail guri lagu dhisay taganaan maayo !!!!!
ee dhaqankii fiicnaa hal ee islamka ahaa ha lagu noqodo
bye all you have good idea with ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
hi wiilka reer denmark
waxaan deganahay wadan kuu dhow ee bal is yara faahfaahi oo hadaan denmark u soo socdaaye halagu arko
habon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMAD

Unrecorded Date
SALAMA CALAYKUM
SALAAN KADIB SAXIIBAYAAL GAR AHAAN GABDHAHA SOMALIYEED WAXAAN HAY WIIL GUUR DON AH
EGABADHII DANAYNAYSA HA ISOSIISO XIRIIRKEDA
WAHADII DACAD GIRTO ISBARASHA WACAN JAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan ahay nin muslin ah soomali akhyaarna ah
degen dalka mareekanka
waxaan ahay nin daneenaya in uu guursado
sidaa darteed waxaan doonayaa qof debci wanaagsan
oo baari ah gaarina ah Ilaaheedana ka cabsata
marka qofta noocaas ah hadii ay jirto ha isoo
wargaliso si aanu isu afgarano ama aanu isu barano
waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Anon

Walaal ii dhaaf eimal kaaga aniga ayaa kula soo xiriiraya e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Unrecorded Date
aslamucalaykum
from anon walaal waa ka E MAIL KU S_abdullahi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil haji

Unrecorded Date
from idil haji
to wiilasha somalilanderka ah
waxaan ahay gabadh somalilander ah oo degan usa
wax baratay,muslina,waxaan rabaa wiil reer somaliland ah oo wax bartay balwad aan lahayn oo
aanu nolosha wada qaybsano da,diisuna how dhexayso 35-45,hadaad rabto inaynu xidhiidhno emaikaga i soo sii.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin

Unrecorded Date
walaal marka hore salaan wacaan aniga o ah sida aad sheektay E.MAILKA IGALA SO XIDHIIDH
YASIN_abib@HOTMAIL.com jawaab wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdigaas

Unrecorded Date
how are you mis idil haji,,
i am gaas qoordheere who came from s.land
please contact me in this e- mail
qoordheere40@hotmail.com
or ather one wich is a qoordgeere2@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadik

Unrecorded Date
waa idin salaamay dhamaan tiin gaar haan waxaan
lahad layaa naajmo walaal igla soo xiriir mayalkayka oo ah
saadi_82@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Unrecorded Date
Waa salaaman tihiin dhamaantiin.
waan ku farxay hadalada qiimaha leh ee meesha kayeeray ,
waxaa igalay dareen ,waxaan ahay wiil guurdoon ah oo shaqeeya 27 jir ,181 meter.
gabadhii somali ah oo daacad u ah guur plz ila soo xiriir , wax sharuuda ah ma jiraan aan ka aheen diinta iyo dada oo ah max 26 sano.
mahasanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
yaayah armahaan maxaa magaca la bul-buluugsaday?
Hotmail kheyr alaha siiyo dad badan aabo leen u furmee seen ku furtaa kii horaa iga qarxee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAANTIIN

TO HEBEL
walaal soomaalidu waxay u badab yihiin reer baadiyo,aniga xataa,hadaan ku dhashay xamar waalidkeegu waxay ka yimaadeen gobal kale ,
waxaan umaleenayaaa in HOTMAIL kaliya ay yaqaanaan
laakiin waxaan usheegayaa in ay jiraan YAHOO.com.
CARAMAIL.com excite.com NOMAD.com......

SIDA KALE iska ilaawa soomaaliyay waxaan nahay REER NOMADE=baadiyo ama reer guuraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suulcawro

Unrecorded Date
suulcawro

To Hebel

Waryaa!!!!! Hebel aad baad iiga qoslisiisey waxad noqotey Awkuukugii somnetka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
macalinka suulkaa xaa cawrada u yeelay?
.
.
.
deey suulka suul rag ah waayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inan somalieed

Unrecorded Date
okalaya if you haven't got an e.mail address can you leave your telephone number. Because i havenit got an e.mail. Can someone answer my question please.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cyberian

Unrecorded Date
inan somalieed, you need to get Y2k compliant!!!
It is the dawn of a new millinuem, people are putting downpayments to reserve a spot on Mars and you don't have an email account!!!!
If you want a cyber life then, set up a free email account. You have an access to a computer.........you posting here right?? Also, get yourself a handle or a username okay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-ali

Unrecorded Date
assalaamu calaykum
waa wiil somaliyeed ku nool UAE.da'diisu waa 28jir
rabigii yaqaana doonaya guur run ah,Gabadha aan ka doonayo guurka waa inay leedahay shuruudahan.
inay tahay muslimad.
Da'deedu tahay 23-31.
Diinta ku dhaqanta.ASturan-na
dabeecad fiican.
gabadhii intaas leh si xushmad leh ha igala soo xiriitoE-mail: jirde22@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
adlee waaye,ani waa ka aamusay.
afxaaraan waaxid.
isug aneh aan isku dayo in aan bulug sado,haaaaaaa
waa ii noqday.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.