site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAY arkay GABAR AMA GAROOB????????????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): AAY arkay GABAR AMA GAROOB????????????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
aslaamu caleykum
walaalayaal waxaan raadinaayay garoob ama gabar teedoonto ha ahaato laakiin waa iney taqaan Quranka oo dhan ama nus walaaley hadii aad shuruudaas buuxineyso waan is af garan doonaa ee ila soo xariir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asli

Unrecorded Date
to hassan haye walaal wiil fiican ayaad tahay lakiin shuruudada wey adagtahay hadii aad si kale isku afgarataan adigaaba baraayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAMZAM3

Unrecorded Date
TO: HASSAN ASALAAMU CALEYKUM MA AQAAN LAAKIIN HADDII AAD IBAREYSO WAAN BARAN!! WAXAAN JIRAA 21SANO DIYAAR BAAN U AHAY INAAN BARTO HORNA U MA ..........!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed

Unrecorded Date
asalaamu caleykum
walaalayaa hadii aad taqaan quraanka waxaa igala soo xariirkartaan .mahamed12@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
Hassan gabar ha sheegin,mana filaayo in si sahlan aad ku heleeyso, garoobse ma mid gabar wadato? mise mid wiil wadato? haddii ayse gabar wadato waa hadaan laba soo helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G,money

Unrecorded Date
To: aqyaarta.
garoob wax dhaama majirto

wargabar aan jeclaa oo qurux badneed oo aad& aad aan u jeclaayaa si qarsoodi ah is ku guur sanay
Habeen kii markaan waraayay aan ku qabtay califanaxa ayaa ayadoodhan isku dumday.
You know what i am saying brothers ilaa hada is bitaal keey ku jirtaa nooh.

markaas cidooda dhan aan isku kacnay.
hada waan soo ceshtey ayadoo kaxun sidaas ilaa ay la qabsatay raaxada.

laakiin garoob see tahay oo u biiqi kartaa.

I love garoobiska.

byyyyy y'all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
hassan
walaala yaal gabar garoob waa tii ilaah qeyr kaa waafijiyo marka waxaan ku leeyahay iska dhaaf ciyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Suu radee walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
to.mariah
walaaley waa maxay suaashad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
walaal odookale gabar iskadhaafe
garoobse kumarabo waxaad kuhadleyso
bagdhiyow cayaalka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qasaaye-2

Unrecorded Date
waa salamantihin dhamaantiin.

TO:mariah.
walaashiis maxaad ula jeeda suu raadi walaal.

wiilka waxa oow weydiiyay hablaha somaliyed gabar/garoob guur doona hadii aa tahay dadkaas laxariir wiilka .

TO:ayaa.

abaayo warka qofka aad u wado cadey waan kala saariwayay qofka aad heysato iyo qofka kale marka adigoo raali iga ah inoo soo kala cadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAnE

Unrecorded Date
aslaamu caleykum
walaalayaal waxaan raadinaayay garoob ama gabar teedoonto ha ahaato laakiin waa iney taqaan Quranka oo dhan ama nus walaaley hadii aad shuruudaas buuxineyso waan is af garan doonaa ee ila soo xariir waa salamanwalaal odookale gabar iskadhaafe
garoobse kumarabo waxaad kuhadleyso
bagdhiyow cayaalka ah

tihin dhamaantiin.

TO:mariah.
walaashiis maxaad ula jeeda suu raadi walaal.

wiilka waxa oow weydiiyay hablaha somaliyed gabar/garoob guur doona hadii aa tahay dadkaas laxariir wiilka .

TO:ayaa.

abaayo warka qofka aad u wado cadey waan kala saariwayay qofka aad heysato iyo qofka kale marka adigoo raali iga ah inoo soo kala cadey.


FUTADA MUSBAAR LAGAAGA LIKHDAAR IDIM ALLE E

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamuud

Unrecorded Date
to hasan
first of all you need a lesson about shukaansi because i have seen your message it really made me sick for few days you need to find your self that lady in otherhand yosaid she must know quraan that is realy hard you dont have respect for somalian women because they dont sat that when they maary us how could you say you peice of •••• you need to get life .
somalian girls dont want man like you because you aresuch loser

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.