site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Laba xaasle doonaaya in u dhiman ???????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Laba xaasle doonaaya in u dhiman ???????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
aslaamu caleykum
walaaley waxaan ahay nin 2xaasle ah oo dagan filandi raba inta dhiman.waase qofkii sharuudaan soo daan soo buuxsha waa iney taqan quraanka kariim dhamaan ama nus insha alah waxba nagam halaabayaan eese yay ila soo xariirin kuwa duliga ah qofkii wanaag doonaaya iyo mustaqbal wanaagsan
ha ila soo xariiro iemailkan.maclinka@hotmail,com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatuuma9876

Unrecorded Date
asalaamu caleykum walaal quraanka dhan ma aqaan laakiin waxyar ayaan aqaan ee kawaran ila waxaan aqaan3 jus laakiin waxaan u diyaar ahay inaan barto markaa ma buuxin karaa meesha dhiman da´dadu waa 23 sano .
asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
hassan
bal faahfaahin intaaka dheer ma ii heysaa quranku 30jus adna waxaa taqaan 3jus marka aad soo barto
ayaan xariireynaa ee bal dadaal asigaab ku anfacaaya quraanka ee ku dadaal sidii aad baran laheed waxii faafaahin ah igala soo xariir ciwaankeeyga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FATUMA9876

Unrecorded Date
TO: HASSAN
SALAAMU CALEYKUM MA ISKA TAGAA HADDA!!!
WALIBA 3JUSNA MA DHANA LAAKIIN SALAADDA WAAN TUKADDA ADIGU MATAQAAN QURAANKA DHAN IBAR NOOOOOOOO FAAFAAHIN KALE MA RABTAA E-MAIL MAKUUSOO DIRI KARAA ASALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
asalaamu caleykum waraxmatulaah
walaaley hadii aad heyso aqbaar waa ii soo dir kartaa waad mahadsan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
XASAN;
Abtigiis aniga waxaan soo maray sagaal xirig waxaana leeyahay 12 caruur ah,fikradaada aad ayeey ii cajabisay waayoo anigaaba ku fikiraayo inaan weli sii wado,hal habeen ayaan afar isku soo gaarsiiyay xarig,maantana mid illaa afar ayaan u dhaxeeyaa,welina ciil ayaan u sii qabaa in xariga aan gaarsiiyo ilaa 30 meeyo,waan kugu boorinaa in aad xariga badiso saaxib,ilaah hakula garab galo,waxaana inoo ballan ah somali tarankeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
I LIKE IT KEEP GOING BROTHER MORE THEY KNOW QURAN
LESS PROBLEM.AND ENJOY YOURSELF.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGAALE

Unrecorded Date
Waan idin salaamay inta wanaagsan Walaal Xassan waxaa su'aal iga ah ruuxa aad raadinayso bal ka waran haday xaafid quraan tahay balse aayan macnaha aqoon? tan labaad haday xaafid tahay ayanan ku dhaqmayn ?ujeedada guurka ma aha Aqoonta diinta kaliya ee waxaa muhiim ah in ruuxa aad dooranayso uu yahay ruux TAQI ah gabadha taqaan 3jus oo ku dhaqanta waxay ka fadli badan tahay mid xaafid ah oo kutubo xoor ah. bal dib u warayso FATUMA hadayan wali xaroon
GOOD LUCK BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islawayn!

Unrecorded Date
Asalamu calaykum.

Dear Xassan.

Horta adiga maxaad qabtaa? labo naagood ayaad qabtaa markaasaad kuwo kale raadinaysaa!! Waxaan hubaa in xitaa labada aad qabto aysan kugu qanacsanayn sababtoo ah mid kale maadan raadiseen, hora mid kamid ah soo qanci markaas wax kale raadso, dad adigoo kale ah ayaa aduunkii qasay, marka waan kula talinayaaye sida isku dhaan, inta ku maqashay maahee inkale yaysan ku maqlin.
Bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Sunday, July 02, 2000 - 04:12 am
hasan
to islaweyn
waxaan layaabana walaaley inaadan aduunka lasocon
maxaa yeelay marka hore waxaa laweydii mahan inaad tiraah ma qanci waa qancisay hadii aad xaqiida rabto waanku marti qaaadayaa ee soo sheeg
meesha aad joogto

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.