site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Ahay Guur doon!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan Ahay Guur doon!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaantiin:

Waxaan ahay NIn dhalin yara ah oo Guurdoon ah. Waxaan rabaa gabadhii diyaar u ah in aay ila soo xidhiidho in aay iga heli karto email adres kan:

qurux1999@yahoo.com

Wixii faah faahin ah waaynu kawada xidhiidhin.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
ADIGA MAXAAD GABADH SIIN LAHEYD??
what have u got to offer??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux

Unrecorded Date
tO: Sagal::
ADiag warkaas ka bax diyaar nin maaw tahay :
if yes contact to me above email address

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel oo sagal u gorgortamaya

Unrecorded Date
haye ee meeqa gaari aa qabtaa duqa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
LOL...HEBEL.....

U used to be Dalaal in Goofyada haye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
hebel..lol
THis is not for me!! it is for my friend u understand!! lol
serouisly... why r u looking for guur in net!! where is the home of freaks!!

But gabdhaha waxey rabaan iney ogaadaan waxaa heysatid, dabeecadaada everything..

soo tuur hee qurux!

TG.. hope u got my card, and thank u for sending me one...NOT!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
Duqa marka hore waan ku salaamay, waxaan ku iri hadaad guur doon tahay, meesha aad joogto ma waxaad ka weysey gabar mise gabdhaha waxaa lagu gadaa internet, You know what get live there is no girl in the internet. we justwanna have fun. you name is qurux, wonderfull ahahaha.
just hadda ayaad ii cadeysey inaad foolxintahay ok.. marka sorry cimaamada ayaa kaa dhacdey byeee
salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurux

Unrecorded Date
Salma


Warka dhaaf Nin l aan aa jirtee iskeen he!!lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseeey

Unrecorded Date
to qurux

looooooool ar adigaa ma yareesaneysid yaah
is qabooji bo isbaramuuto iyo baraf soo jaado
xaajiga gabar kasto oo su'all kuweysiida ........"DIYAAR MA TAHAY" aba la soo taagan tahay
macbuudka ......

ar quruxaa sheegey waxaan ka baqaa kuuleey cala banjar oo tiin tiin miiran xataa ineey kaa cabaado lol
just jokin bro
good luck

hebel looooooooooool .......maanta ceeb qaris aaba keentey yaah....ar kan gaari dameer uus ku socdaa .......n sleepz in leather bed ( jiinbaar)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
akhyaarta waxaa la dhihi ar xaaji macoow canjeelo aakhiro war maa jiraa mise kuleetiga aa laysku dhegen yahay deyn camal?
kuuseey warka keen macalimad weyn aa tahay bila caleeg qosolka badan waa ii daran yahee ogoow abaa.
SAGAL waa fahmi adi wax kasta saaxiibyaashaa lee madaxa ka saar iska qaraabo aduun lamo beri waaye winterkaan hadii siin ogaa ku soo moodi kan soo socdo nafta aabo jagagac kaa baxee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurux

Unrecorded Date
Kusseeey::

Adiga qurux malihid aan filaa Kuuseeyaadba tahayaniga gabar mac aan cunaa...loooool

gax gax gax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
cunaa aa??
WE GIRLS DONT LIJKE TO BE EATEN BRO!!

Qurux tell us the real truth?? what is the deal here?? if u wanna a girl and u r on da dole, then no girl will want ya, but if u r professional man, who knows where he is going, and have priorities in his life.. then u might be able to get lucky to get at least an email address ..not from me.. but girls who are ready right now!! not me u know!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Henrik21

Unrecorded Date
TO Qurux waxaad haysid waaba shegtay qurux aaba magacaga ka bilowday + welfare aa kusii dheer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANIYEEY

Unrecorded Date
TO QURUX

MAAD NOOSHEEGIN MEEQO AYAA JIRTAA, MAGAALDEE DAGAN TAHAY, QURUX MA NIN QURXOON AYAA TAHAY MIYAA.

WAXAAN KU DHIHI LAHAA MEESHA AAD JOOGTIT KAFIIRSO GABAR ABOO. HADAA DHALIN YARO TAHAY WAAYO AYAA NAAG U RAADINEE WALAA????

IIGA JAWAAB ???

SALAAMA ALLA KUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
horta ma qurxoontahay, hadii yes ila soo xiriir hadii fool xuntahay oo bilcaksi tahayna na kala daaa

ilahay gabar fiican ha kuu sahlo

osafia@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan oo qurux uhadlaya

Unrecorded Date
to.sagal

wuxuu hayaa bud yar oo gaaban ama tib xawaashka lagu tumo oo kale.
dhinaca dhaqaalaha adigu waxaad haysato ku fakar jeeb qofkale waxa ku jira inaad guurkaaga ugu xirto maaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
TO sagel
tibta waxmutuyaaqaan aniga doonaayo adiga ookale
waaw lol@@@@@@---soo dhawaaw aan duugee
xabiibii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waar hebel aar noo daa dee magaca copycat yohow doono oo dhiso dhalanteedka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anigaba waan ahey guur doon ...laakiin waxaan rabaa in aan wax jeclaado....fikradaas ayaa madaxa iiga jirta in aan marka hor fell in love and marry that guy ....soo I guess that makes a difference to you ....I wait untill I get the fever of love
you make sure to do that :))

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
I am wondering. Is there two hebels now? IF YES

I want to speak to the old one. cause I got something to say to him.......So please signal for me...

Jawwwwwwwwww

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
peep peep

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Are you sure your the old hebel! Say something a word. So I can regonize you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
it depends mariah ms. carey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
War heedhe naga daaya afgaalka marka hore!!!!!!!!


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daniell

Unrecorded Date
TO qurux bro naghuhu waan ku gursanaya kama yelayaan macaa qof jiran ka yeeli maayo qofku wuxuu iswaydiinayaa muxuu ninkani isku bafinayaa! markas bro meel kale kusoo qor oo badal shekadan aad qortay waa lagugu qoslayaa aan ahayn wax naag kugu doorato maad sooqorin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebla

Unrecorded Date
qurux
here Iam:
-waan gaabnahay
- weershaan ahay
-weligay la ima guursan, laakiin carruur waa qabaa
-cayr aan qaataa
-jaadka aan cunaa
-very famous aan ahay, laasin adi waa i kasee aan u mudaa
-da'dayda maaqaanni
-beesaani aan ahay aqyaaroow
waan ku rabaa haddii i rabtid ii soo jawaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Ok.let me say this once again GET A LIFE" man your are not the old hebel. The one we all got use to it who was charming and funny.

Please the new hebel live and look for part time on another side of the web.


I Mariah Personally vote for the old hebel.

As for dacar I can see your jelouse! Nobody is giving you attention ouch that must hurt.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hebla was that my ex-girlfreind yar talking about?
please leave her out of this.
.
.
.
.
.
mariah now ya believe me huh?
please I don't want to have life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Oh hebel were have you been. Why don't you send this wanna be away. Cause is confusing. He is one sick guy.

Hey get out!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurux

Unrecorded Date
To: hebla..

be there for ever...

Intaas aad sheegtay hadaay jiraan Sidee kuu gelaa?
ANiga sideedaba naag laayga horeeyey ma imarayso..

so hebla macalimada weeyn magaalada iska celi yaah?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Mariah I got a cyber girlfriend now and I was busy with her.
Some other dude or prod is been messing up the join using my name trying to be me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleman

Unrecorded Date
to:sagal
sagal anigu waxaan ahay nin guurtoona kawaran haddii aan sheegeysano.
maahmaah. somali baatiraahta naag gunbay shirisaa
kowna way kala baxtaa walaal intaas waxay iga tahay kaftan marka iisoo sheeg waqtiyata laku helikaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEBOY

Unrecorded Date
QURUX


DUMAR HEERIN AH BAA LA'ARKI JIREE WAA MAXAY RAGAN HEERINKA AH?ALA SOOMAALIDII MAXAY BA'DAY.

GABARTA CAWARAN

ABAAYO NINKA GABDHAHA NET-KA KARAADINAAYO MID CAWARAN MAGAFAAYO EE LABA CUNUG YUUSAN KAA SOO TUURIN .MISE DAN KAMA LIHID OO WALFARE-TAABA BADANAYSABA ?


MARIAH;
ABAAYO ADIGU HEERINKII BAA TAHAY LA ARKI JIRAY.
SIGNAL II BIXI AA?


SULEYMAAN AABA WARKEENAYBO .MAXAAA LAGUGU FALAA WAJI DAASAD AH LAHAYDE.YAA BIDAAR DHEERE.


TROUBLEGIRL

ABAAYO MEELKASTA MA TAAGANTAHAY WAAN KAA YAABEE?
ALA MAXAA WAALIDKAA MADAX XANUUN HAYSTA ,
MIDA KALE HALKAASAAN KA ARKAAYOO MID WAXAAD TAHAY TOORA TOORUHU JABAY BARIGII SAYIDKII .
MISE ABAAYO MARKA LOO ADKAYSAAN WAAYO HADALKAAGA AYAAD COMPUTER-KA KU WAALATAA OO MEELKASTA WAX KU QORTAA.IS THAT A HELP?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo cali

Unrecorded Date
from;dahabo
to;wiilasha
top;guur ayaan doonayaa
laakiin ninku waa inuu ahaado somalilander,
qurxoon,cilmi iyo caqli buuxa,lacagtana anaa lacag lehoo waanu isku darsan.
soo jawaab ninkii is huboow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Troubleboy do you have promlem with signal I bixi
If so please say so..Luuq Luuq ha ii sogalin..Aniga kama helo dadka luuq luuqa ii soo gala.


byeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan ahay nin guurdoon ah waxana jiraa 20 sono waxana rabaa gabar aan wala hadalno aano isafgarano waxana daganahay Danmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

expert

Unrecorded Date
to :troublegirl
adiga waxaan u malynaa in waa hore aad dhaantaysay oo adiga ku dhowdahay inaad tareen isu dhigto qof aad wax u sheegto daaye,
to:dahabo
hadii aad guurdoon tahay qabiil ha ku raadinin
to:qurux
saaxiibow adiga waxbaa kaa maqana waqtigan ragna labuu raadinayaa adigana tii kaliyaa kugu adag, markaa saaxiibow xiligan ragbaan jirina oo meelkasta waad ka helaysaa hablaha somaliyeed halkan iska dhaaf oo meeshad joogto ka xulo hadii aanad adigu wax qabin,qoftii talo u baan waa i weydiiin karaa.
god bless somalian ppl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Unrecorded Date
from dahabo
to expert
walaal duruufo badan awgeed ma rabo nin aan
somalilander ahayn weliba ••••• markaa waxba jawaabta haysku dhibin duruufteena waad ogtoo soomaali ayeynu wada nehee.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daniell

Unrecorded Date
TO Expert Fikrad fiican aad dhiibtay bro!!!


To dahabo lacagtaada nin maad ku radinaysaa sis nin meeshan ka elimayside noloshada sidan u dhaan nin aad life ku heliwayday halkan kama qadaysid ama samee sida odayaasha orod Africa nin u radso kaas aa macaa lacag kaga bahnayn in west countries la keeno uurabaa waxaad leedahahay snin somaliland kayimid aan rabaa taasi waa beenta nin waa kuu nin macaa danyeerka norr america jooga waa OK!!! hadddii aad heshid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Mr denmark.. find a woman in you own territory.
Cause this territory is taken.

Seeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadik

Unrecorded Date
dahabo waxan ku irir waad dheeraynaysaa
hadii aad ubaahan tahay nin kuguursada iska sug
calafkaaga miteeda kale waxaan ku iri aad ayaad u
maskax yar tahay intaad soomaliland dhahaysid
waxaa kaaga fiican adigoo wadnahaagu kuu kahelo
raaca oo aad nolosha laqaybsatid ayaan ku oran lahaa ee iska daa waxa kale oo aad ku fi kiraysid
jaaw beeela

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
soomaalidu waa suntii hargaha,hadii qof hadlo,maxaa talo markiiba loo dhiibayaa,horaba loo yiri nin buka boqol utali.wiilash iyo gabdhaha soomaaliyeed hays guursadaan.reerna ha dhiseen,qoys soomaalyeed oo faraxsan in aan arko aad iyaan ujeclahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Yeah this my territory Mr. Denmark go to the lower-government and ask for yar 20/20 land by the spegetti by living dead area factory.
.
.
.
.
.
C?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAL

Unrecorded Date
TO MARIAH! WHAT IS YOUR BASED PRICE VALUE! YOU NOTICED THAT YOU HAVE BEEN TAKEN! FOR HOW LONG? OR IS JUST HOOBLA HO0BLA RELATIONSHIP! IF A GUY ASKED YOU A SOMETHING-SOMETHING DON'T TRY TO SHUT HIM OFF TRY TO GIVE A CHANCE TO BOTH OF YOU CAN SEE EXPLORE THE LIFESTYLE IF HE AIN'T FIT YOU THEN " PUT HIS STICKER BEHIND HIS BLACK ASS ON IT"

THAT WAS MY GENERAL ADVICE! NOW! YOU CALL YOURSEL MARIAH OR MARYAN MALYUUN OR MUXUBO OR MURAAYO OR EVEN MUKULAAL! WHATZ YOUR REAL NAME? DON'T BE OFFENDED TO THE LAST NAME CUZ SOME CHICK ARE LOOK-LIKE THAT...I HAVE SEEN IT BEFORE! TAKE MY WORD! I MET A GIRL IN THE CHATROOM, WE TALKED AND TALKED AND EVEN TALKED DEEPLY, AFTER ALL SHE GAVE ME HER EMAIL I SENDED TO HER COUPLE EMAILS.BY THE TIME WE MATCH OUR CONVERSATION, SHE ASKED ME TO SEND MY PICTURE WHICH I DID, AND THEN I ASKED HER PICTURE TO SEND ME AND SHE DID AS WELL.

GUESS WHAT HAPPENED! I DECIDED TO GO OUT WITH HER ONE NIGHT! SHE DRESSED COMPLETE BLACK PROM DRESS WHICH SCARE ME SHE MIGHT BE A "VAMPIRE". WHILE WE ARE IN THE CAR, WE WERE HAVING A GOOD TIME AND LAUGHING BY THE TIME WE COME INTO RESTAURANT AND FACE EACH OTHER! WOOOW! HER TEETH WAS LIKE FORLIFT! WHENEVER SHE LAUGHED MY HEART START TO BOOM-BOOM. SHE TOTALLY TURN OFFS TO ME BUT OTHER THAN TEETH SHE WAS AVERAGE GOOD LOOKING! HER NICKNAME WAS "AALIYAH". SO MY ADVICE TO ALL FELLAS DON'T FOLLOW THIS NICKNAME BUT GET THE FACT BEFORE YOU COMMIT TO HER...

SO MARIAH! ARE YOU IN THAT SITUATION OR CONSIDER YOURSELF MORE BEAUTY AND GLAMOUR! IF YOU ARE THAT TYPE OF BEAUTY CONTENDER HOLLA AT ME BY THIS EMAIL......JAFRAH@HOTMAIL.COM

NICE TO MEET YOU..
MY NAME IS "JAMAAL"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAL

Unrecorded Date
TO MARIAH! MY FAULT INSTEAD OF HOTMAIL. IS YAHOO.COM JAFRAH@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
You don't even know yar address what a rookie huh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
arquraxaw anaa ku rabee ila soo xiriir waxaana layga helaa taleefankan o79311780 waxaana ahay gabar guur doon ah sidaa iyo nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
taleefoonkaa loongidistanse miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
horta xageed jogtaa walaahi habeen iyo dharaar waa ku soo wacaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO.DAHABO
Waan kusalaamay marka hore waxaan doonayaa inaan
kahadlo dooqaga waxaatiri waxaan doonayaa reer
somaliland.miyaadan ubaahneyn inaad qofka barato
aniguba waxaan ahay reer somaliland guurkaaguna
waa.mustaqbalkaagii haduu kaaxumaadana guurkaaga
kuugu horeya nolashii weykaa dhuntay markaa
kafiirso guurkaaga hore
sidaa& jawaab wanaagsan
walaasheysa qaaliga ahey bybyby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FROM:manifesto
waxaan ahay wiil dhalinyar waxaan lasheekestay gabdho farabadan waxaan kuwada arkay dabeecad ay
kawada simanyihiin waana tan. gabdaha soomaliyeed
dooq,waxlayiraahdo malaha tusaale.iyadoo wiilal somaliyeed ey doonayaan ama aylasocoto ayaad waxaad ku arkeysaa adoon dhexda heysta.
1- qurux kuma,ayraacin oowaala arkaa
2- dhaqaale ========== == =====
3- waxbarasho kum,=============
4- diinta,islaamka,------------?
daa,cad taa u noqotid cilo ayey kaaga dhaqaaqaysaa
taa beenta $xumaanta kuwadidna weyku jeclaanaysaa
markaa seelagu aaminaa gabdhaha maanta?
carabaha waxaaloogayaqaanaa [shugran][shuran]
dhulalka kalana [udgoonkii qiimahayaraa]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Unrecorded Date
from.dahabo
to.manafesti iyo qaar kale

horta gabadha soomaaliyeed ee iyadoo wiil soomaaliyeed helaysa raacda ajahaneb ilaahay nagama,kolayna aragtidaydii wey qaldantay waayo
ajahanab gabadh iyo wiiltoona kuma fiicna waayo
waxaynu leenahay dhaqan iyo diin,xataa haduu qofku muslin yahay oo diintii isku mid tihiin hadana waxa jira dhaqan uu afku ugu horeeyo,markaa anigu kolayba waan ka soo horjeeda dadka ajahanabka guursanaya.
mid kale hadaan idhi waxaan rabaa wiil reer soomalland maaha inaanan iska baranayn waayo guurku waa noloshaydawax ka mida markaa inaan ka fiirsada waa waajib.
nabadeey dhalinyaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daynab

Unrecorded Date
to.dahabo

walaal waan ku salaamy salaan dabadeed
walaal waxaan ahay wiil ku dhasshay meel u dhow harta shiikh, ku na nool dalka usa waxaan dhawr goor ka akhriyey qoraal ka hadlaya inaad guurdoontahay doonaysidna reer soomaaliland hadaba walaale waxaan ahay inan dhalinyaro ah walina aan guursan doonayana inuu guursado laakiin adigu ma waxaad rabtaa inan un somalland ah mise shaardiyo kale ayaad leedahay
hadaba anigu waxaan ka baxay college waxaan u shaqqeyaa shirkad gacansi ah waxaana ugu shaqeeyaa
sannadkii 54,500 laakiin anigu madoonaya hablaha soomaaliland un kaliye ee waxaan doonayaa inantii
icajabisa ee aan ku qanaco

qanacaas oo waliba sharuudo badan leh marka walaal
ii soo gudbi qaabdhismeedkaaga
laakiin hadii aad ka gaaban tahay 6.50feet dhexdaaduna ka weyntahy 32centmeter wax jawaab ah ha iisoo celin iga raali ahaow

daynab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamir

Unrecorded Date
marka hore al salaam caleykum salaam kadib anigu waxaan ahay nin guur doon oodegan norway hadi ay jirta gabar diyaar ah waxaan ahay diyaar waxaana aan siina adareeskeey waxaan jiraa 30 sano waana dhiig furanahay dhirirkeeygu waa181cm waanamahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ninba taagtii hatalaab sado
ma maan taanu iku xidhnay dhex& dhirirka
ala maxeynu dhaqan badalanay waxana waan bartay sidaana waad u hadleysaa GO back you harta shiiqa
SU,AAL:war hablaha yaa u raga?
from:wax garad ama somaliland
sidan si haloodhaamo gabdhuhu waa walaaladen waana hooyadii berito taasi waa iga dardaaran.
from:waxgarad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Unrecorded Date
fr;dahabo
to;daynab
horta ma caqli xumid,laakiin waxyaabo badan ayaa nolosha kaa maqan ma rabo inaan wax u dhimo wiil walaalkaya oonu weliba isku degmo ka nimi laakiin
buugaag badan ayaanad weli akhriyin oo noloshah,
usa ayaan ku noolahay anigu walaal laakiin adoo kale ma rabo,runtii markaan qoraalkaaga arkayna aad baan u qoslay,qosol bilaa lacaga,lacagtaad samayso mid ka badan yaan sameeyaa hadaad faan is tidhi laakiin,hablaha sheekadaa howla tegin waa iga talee
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
waan ku salaamay.
waxaan ku siinayaa love and pation ka wayen waxaad iga heleeysaa respekt

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hussen

Unrecorded Date
ASalaamu calaykum . waxan doonayaa gabar wadaad ah qur'aankana waxka taqaana guur xallaal ahna raadinaysa. Anigu waxaan ahay wiil ku nool UAE.da'daydu waa 28 jir aan xaas lahayn.igala soo xiriira E-mailka:jirde22@hotmail.com.. WASSalaamu calaykum..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
asalaamu aleekum aqyaarta

bacdeen ILAAHAY HANII FUDUDEEYO GUURKA ?hana i ilaawina oo icasuma AROOSKIINA ,SABABTOO AH WAXAAN RAADINAYAA SAB,WAR YAA ARKAY AMA MEEL KU OG SAB

WALAALAYAA HANIIMACAANAATO
A+

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku tiiriye

Unrecorded Date
to mariah wanna be

listen mariah wanna be, ayaa luuqa kuugu soo gali jiray, balaayayahay foosha xun.

maybe youv'e been meeting the wrong guys in the wrong time in a wrong place,in the wrong side. maybe qaar mirqaansan ayaad heshay.

if you wanna say anything mrs wanna be dont forget to reply. email address www.saywhat19@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

thug life

Unrecorded Date
thug life
TO anyone: all of you mohterfuckers who can't spell i suggest you all go back to school and learn how to spell because you niggas will get nowhere with the •••• you wright here and stop acting like players because you aint never gonna get no pussy with the sort of chat lines you niggas come up with.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
YO thug bitch,
get that sperm of your face when you talk.
It's just plain nasty.

Ya hear.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, June 27, 2000 - 04:58 am
to: dahabo waxaaba yaab igu dilaayo midoo raadineeso midkoo qowdhan ah somaliland ayaa doonayaa hahhahhaa
ar adiga gabadhan somalilend leeba rabtaa miyaa midkoo soomliya oo jidiid ma rabtid miyaa aad qaad weli cunin,anigaa wax kuu sheegaaayee soomali mid ah weliba reer xamari ah raadso kaas aa ku canfacaayee,walaasheeey ilaah ha kuu sahlöo ani aa haayo laakiin itopia wuu yahay kaas ma ku canfacaa hee


aniga dookadeey aan soo bood boodee aniga waxaa doonaya wiilka joogo norway ani ha ila soo xiriiro heeeee,,lol not joging hee


meeshaan waxaa ka socdo reersomaliland hahhaha


hebel
waad iga qosolsiisay walaahi horta adi intee lagaa helaa waraa


bye aqyaarta ha iga xanaaqina yaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, June 27, 2000 - 05:02 am
to saamir

aaway emailkeaaga ninyahoow oo joogo norway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, June 27, 2000 - 07:08 pm
maxaa igu sameen leheedne shugriyeey????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layaab

Saturday, July 01, 2000 - 06:51 am
to dahabo

from layaab

salaan, walaal horta wax layiraahdo soomaalilaand majirto waxaad kamidtahay kuwa riyooda ee kuriyooda wax aan suurtoobeen. tankale soomaaliya waa soomaaliyadii layaqaanay wax cusub majiaraan.
marka wixii ilahay kuuqoro ayaad helee wuxuu doono ha ahaado taas xusuusnaaw.
talo. waxaa igatalo ah in aad kuducaysatid mid khayrqabo oo tubtii toosneed kugurido oo eebena raalikayahay adna maqsuud aad kutatahay.

nasiib wacan

by:layaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Wednesday, July 05, 2000 - 04:05 am
to hebel

waan ku cajiimi lahaa noo hadaan ku argi lahaa aktaada maba aan ka kaceen sidaan afkaaga u fiirsanaayo nooh..loliyo waxyaabo kale ..lol
horta waxaan ku weydiiyey cinwaan dhan ayaa lagaaga dhigay hebel meel walbuus joogaa ar yaa u sheego iney dad badan kaa dambeeyaan hahaha sida like me oo kale noo hahah kaftaan yaah aqiii
to layaab walaaahi si fiican aad u hadahsya waan kula qabaa hee figradaas iyada sidey u raadineeso somaliland ay jidka ku dhimanee noo ..lol

bye aqyaarta nooh

ayaan(shugri9

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Wednesday, July 05, 2000 - 06:00 pm
colonel

NINBa Dhinac u badi!! war madfacii D-30 Xabadiisii soomaliya waa ka dhamaatey ee nala soo gaara intaanan T-90 aanan isticmaalin!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 05, 2000 - 07:27 pm
Shukriyeey abaa hada maxaa talo eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Sunday, July 09, 2000 - 01:33 pm
to hebel

ma kuu sheegaa heeeee ,no no.no,waa ley maqlaa hee
emailkaa keen hee anigaa kuu sheegooya nooh
abaa di ma isku dhaceesaa noo..lol


ayaan(shugri)

bye aqyaarta nooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Sunday, July 09, 2000 - 01:39 pm
to hebel
kuwaas oo cinwaankaaga ka soo dhigay "hebel meel walboos joogaa" aniyaa u joogo saa booniga ugu qaraacayo ee ilkahooda aad u moodo iney yihiin ilko shanlo wuu ka wada daadan doonaan "noo asey adiinto" waraa faarabuutooyinkaa anigaa u joogo waxba haga welwelin hebeloos

by ayaan (shugri)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 09, 2000 - 05:14 pm
Abaa Hate-Mail aa la ii soo diraa ee waxaa sameesaa hebelhebel@hotmail.com iga soo fiiri ka bacdi emailkeey oo runta aan ku siinaa.
.
.
.
.
.
Jaaminaa dhaxan dhaxan aa igu bilaabati qarqaryo camal.
.
.
.
aJaaJa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, July 11, 2000 - 06:26 am
waraa emailkaan maba shaqeenaayee waaba ku daalee see wax u jiraa
abaa qaxwo kulul cab nooh hakaa daftee dhaxanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 11, 2000 - 06:17 pm
beenta dhaaf baako yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, July 13, 2000 - 05:43 am
waraa meeshii kale aan kuug soo qoray oo aheed somali womens ka fiiri meeshaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, July 13, 2000 - 05:46 am
shugri@artic.net
ka fiiri emailkeyga
barakalaawo maa ku dhahaa waaba i noojisee see camalootii habeloosssssssssss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 13, 2000 - 06:48 pm
Kakanaa Kal miyaa waaba ku noogee dheh?
.
.
.
.
OK abaa hadaa biimeenaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, July 14, 2000 - 12:21 am
biimeey daay hee asee adiinto waraa soo dhaqso hee baabuurku lee yuus kaa degenineeee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.