Unrecorded Date 1500 PARTICAPANTS AND SAME WARLORDS LKE A/LAHI YUSUF AND ALI MAHDI WILL BE THERE U THINK THEY WILL BRING A PEACE OR THEY WILL CAUSE ANOTHER DISASTER AS THEY DID
Unrecorded Date to; dhamaan, uma malaynaayo soomaali inay heshiinayso 20sano ee soo socda saa kuwii shalay dabka shidayay baynu nabad ka sugaynaa. (dab ninkii shiday ma bakhtiiyo) mida kale a/madi & c/laahi yusuf .may ah kuwa kaliya inkastoo ninka danbe uu murderer yahay ba.
I strongly feel that whatever resolution is set forth at this meeting might bring about changes whether partisan or bipartisan. The general direction/intentions of the parties involved seems to be one of unity or brings about a sense of unity although not reached to this day.
Of course one can only make speculations as to how the meeting will progress or what goals will be set forth once all the tribes come to some sense as to how the country should be run inshallah.
But I strongly feel that anyone who has a concern whether individually driven or driven by a community/tribe should fully represent their STAND/IDEALS at the meeting in Djibouti. No one should stand on the sidelines or become an armchair coach for that matter and give directions on how things should run.
BECOME INVOLVED AND RAISE YOUR VOICE.
RAISING YOUR VOICE AND LETTING YOUR OPINIONS COUNT IS A GIFT WE OVERLOOK OFTENTIMES.
Unrecorded Date Ma kula tahay ninkii Haw!ye ee shalay intii baadiyaha laga keenay lagu yiri hantidaadii waxaa boqollaal sano dhacayay ninka la yiraahdo Darood in maanta laga dhaadhicin karo waxba kaama ay dhicine la heshii oo gurigiisa uga bax. Mase u malaynaysaa ninka maanta labaatan jirka ah ee Xamar jooga ee toban jir ahaa billowgii dagaalka inuu caqli iyo cilmi uu isku dabo qabto leeyahay aan ka ahayn qori iyo xabbad.
Unrecorded Date Waa la idin salaamey soomaali, Salaan kadib waxaan qabaa in qof walba oo soomaali ah uu taageero shirka jabuuti waayo shirku waa fursad ay soomaalidu ku wada hadli karaan wixii eed ay kala tirsanayaana ay isugu sheegan karaan iyadoo la marayo wadadii soomalidii hore dhaqanka u lahaan jirtey oo ah in odayaasha beeluhu ay xaliyaan dhibka dhaca. Midda kale waxaan aad uga digayaa in soomaaliyada cusub ee la dhisayo ay noqoto mid la mid ah soomaliyadii burburtey 1991. Waxaan qabaa in dalka uu wanaagsan yahay in uu noqdo wadan leh dawlad federal ah shacbi walba oo meel degena lagu waaciyo sidii ay maamul hoosaas ay iyagu doortaan ay u sameysan lahaayeen . Waa inaan dawlada dhexe wasaaradaheeda aan ala isugu geyn magaalo kaliya ee lagu kal firdhiyo gobolada dalka si is dhexgal u dhexmaro gobolada kala duwan dadka ku nool. Waxaan hadkeyga ku soo gabagabeyn lahaa waa wanaagsan tahay in la is cafiyo lana hilmaamo dhibaatooyinkii foosha xumaa ee shacabka soomaaliyeed dhexmaray laakiin taas macnaheedu ma aha in aan laga faa'iideysan si aysan dhib taas la mid ah ugu dhicin ilmahayaga iyo kuwa ay dhali doonaan.